Home » 2010

Wararkii Ugu Danbeyay Ee English Premier League

Kooxda Chelsea oo rajadeedi hanashada horyaalka ay soo noolaatay iyo Arsenal oo barbar-dhac la dhaafi weyday Wigan Kooxda K/cagta ee Chelsea oo aan wax guul gaarin waayadan ayaa caawa neef weyn ka soo fuqday kadib markii ay 3 dhibic oo muhiim ah ka qaateen kooxda Bolton. Gool uu dhaliyey Malouda qeybti dambe ee ciyaarta ayaa [...]

Part 1 Waa aduunyo is wada badashay, waa jaceyl midaba yeeshay, waa barasho fuddeed noqotay waa mugdi jaceyl maalmo xasuus badan meertada dareenka qofka oo meel ka qabsata, waa dad dhoof wada jeclaaday, waa buufis jaceyl oo dhaawac reebay waa dad naxariistii ka soo dhamaatay waa duni aaminku ku yaraaday waa dad wada intarasti ah [...]

Continue reading …

Al-Shabaab ayaa galabnimadii shalay Degmada Afgooye ku soo bandhigay Haraadigii Xisbul islaam iyo Hogaamiyahoodii Sh Xasan Daahir Aweys. Bandhigaas ayaa ahaa mid digasho ah oo ay Shabaabku ku muujinayeen Xisbul islaamkii ay ka adkaadeen islamarkaana ay caalamka ku tusayeen in aan Mucaarad iyaga aheyn ka jirin Soomaaliya. Sh Xasan Daahir Aweys ayaa lagu qasbay in [...]

Continue reading …
Continue reading …

aamulaha Xarakada Shabaab ee Gal-gaduud Yuusuf Sheekh Ciise (Kaba kutukade) ayaa gabay inkaar iyo aflagaado isugu jira u diray Nabad doona Axmed Diiriye iyo Dr Cumar Iimaan, isagoo u duceeyay Hogaamiyihii Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir mar uu la hadlayay dadweyne la isugu yeeray banaan bax lagu sheegay in lagu taageerayo midowga Al-shabaab iyo Xisbul [...]

Continue reading …

Qisadaan ayaa waxayku dhacday gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Khadiijo, Khadiija ayaa Nooga Sheekeysay Siday Wax U dhaceen Waxan ku dhashay magaalada kismaaya ee xarunta gobolka jubbada hoose, Waxbarashadeydii waxanku soo qaatay dugsiga hoose dhexe ee faanole. Markii andhameye dugsiga dhexe ayaa waxan fursad shaqo ka helay isla magaalada dhexdeeda, waxaan billaabay in aan shaqeeyo [...]

Continue reading …

Tababaraha cusub ee kooxda Inter Leonardo oo xilka kooxda si rasmiya ula wareegaya 29 December , ayaa lasheegay durba in uu bilaabay dhinaca kala iibsashada ciyaartoyda. Tababarihii la eryay Rafael Benitez ayaa kooxda uga tagay sababo la xidhiidha in lagaga baxay balamo lala galay oo ah in ciyaartoy cusub kooxda la keeno. Jaraa’idada Talyaaniga ayaa [...]

Continue reading …

Ciidamada booliska ee dalka Holland ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen ilaa 12-qof oo Soomaalia ah, kuwasi oo looga shakasinyahay in ay maleegayeen in weerar aargigixiso ay ka gaystaan dalka Holland xiliga loo dabaal dagayo Ciidda Christmas. Bayaan kasoo baxay dacwad oogayasha dalkaasi ayaa waxaa lagu sheegay in 12-ka nin ee Soomaalida ah la qabtay [...]

Continue reading …

Afeef halqabsigeeni waa (Runta kama Xishoono) ee(Kororso aqoontaada )iskana dawee hadaad cudurkan isku aragto). 2- Qofka oo ay la soo darsaan dhibaatoyin xaga jidhkisa ka yimid kuwaas oo ay ka mid noqonayaan, qanjidh xanuunka (thyroid gland) xiniinta oo ku xanuunta (prostate infective diseases) iyo isbadalka ku imaada maskaxda oo qayb wayn ka ah biya baxa [...]

Continue reading …

Cibrooyin iyo casharo waaweyn ayaa ku jira qaabka duliga ah ee Shabaabku ugu dhameeyeen Ururkii la oran jiray Xisbul islaam iyo Hogaamiyahoodii Sh Xasan Daahir Aweys. Dhamaadka sidaas ah ee foolxumada badan ayaa ah mid ay maraan dambiilayaasha dambiga ka galay dadkooda iyo dalkooda haba ugu sii darnaadaan kuwa waxaas oo dulmi ah ku geystay [...]

Continue reading …
Page 1 of 79123Next ›Last »

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع