Xaflad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Oo Loo Dhigay Ixtifaalka Xabiibka Oo Ka Dhacday Wadanka Kenya Gaar,ahaan Xaafadda Eastliegh Ee Magaalada Nairobi Xafladdaan Oo ay Ka Soo Qayb Galeen Culimaa,udiin Aad Looga Yaqaano Dhamaan Geyiga Somalia Iyo Dunida Inteeda kale Ayaa soo Camiray Xafladdaan Aadka Uqiimaha Badneed Rumahaantii Kamay Harin Muslimiinta Dalka Kenya [...]
Maamulka dowlada KMG ee Soomaaliya ee degmada Boondheere ayaa sheegay in uu ku raadjoogo ragii ka dambeeyay qarax miino oo habeen ka hor ka dhacay gudaha degmadaasi. Gudoomiyaha degmada Boondheere ee gobolka Banaadir C/laahi Xirsi Wardheere (Istakiin) oo maanta Saxaafada shir jaraa’id ugu qabtay degmadaasi ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada amaan ee degmada Boondheere [...]
Continue reading …Kulan looga hadlay sidii loo xoojin lahaa amaanka deegaanada Galmudug oo ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sar sare Maamulkaasi Galmudug ayaa maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo. Kulankaani looga hadlayey xaaladda amaan ee deeganada Galmudug ayaa maanta waxa uu ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Maamulka Galmudug waxaana soo qabanqaabiyey Wasiirka Amniga Galmudug ahna Wasiirka arimaha [...]
Continue reading …Rag culus oo laga tagay Qaranka Faransiiska ee la ciyaaraya dalka Spain. 26.02.2010, www.hidaha.com Tababaraha qaranka Faransiiska Raymond Domenech ayaa soo saaray liis ciyaartoy ah oo dalka Spain la ciyaaraya kulan saaxiibtinimo ah. Waxaa ka dhex muuqda liiskan rag cusub ama goor hore ugu danbeysay qaranka, halka laga waayay kuwo kale oo la is lahaa [...]
Continue reading …Ma ogtahay ….? Mise ogtahay ……?? Waxaan qeybtaan kusoo qaadaneynaa wayaabihii taariikhda galay ee ka dhacay tartanka xiisaha badan ee koobka aduunka tan iyo markii uu bilowday sanadkii 1930kii anagoo marba qeyb soo qaadaneyno. Barnaamijkan oo aan bilownay ka hor koobkii aduunka 2006 wuxuu socon doonaa ilaa inta aan isleenahay waa soo qaadateen waxyaabihii [...]
Continue reading …Wasiiru Dowlaha gaashiindhiga dowlada Soomaliya Shiikh yusuf maxamed Siyaad Indha cade ayaa waxaa uu ka hadley Qaraxyada maamlmihii ugu danbeyey ka dhacyey Qeybaha muqdisho ay kaga suganyihiin Kooxa ka soo horjeeda Dowlada uu Wasiirka ka yahey, asago shegay in aysan wax luga ku laheyn dowlada Soomaliya, balse ay heshiisianayaan hadii ay diyaar u yihiin. Wasiirka [...]
Continue reading …Ururka Midowga Afrika ayaa waxa ay ugu baaqeen beesha Caalamka in kaalmo Milatari oo deg deg ah ay siiyaan dowladda KMG Soomaaliya. Kadib kulankii 217-aad oo ay yeesheen Golaha amaanka iyo nabada ee Midowga Afrika oo dhacay 25-kii bishan February ayaa waxa ay ku celceliyeen baaqa ay u jeedinayaan Beesha caalamka ee ku aadan in [...]
Continue reading …SALAAN CARRABEY Haddaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye Dhaqashiyo mar bay kaa yihiin dhereggu xaaraane Dhedigaansho waa ceeb inaad dhamagsataa meele Dhadhan malaha aadmigu wuxu kugu dhalliilaaye Nin dharbaaxo quudheed dugsaday dhaqayaded maalye Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abide Shansha adhiba shirixaa danbaa shuuxa abidkiise Shahwo oday ka qaaliban abitiga shaashadii xumiye Fulaa shiil wadnaha loogu [...]
Continue reading …Gabaygii Ina Dube uu u tiriyay Cali Dhuux maalin sadexaadkii marku Cali tiriyay gabaygisii Deleb, jawaabti gabaygaa waxa loo bixiyay “Deyn Qaad”. Deyn qaadka gabay waa xun yahay dira diraaluhuye Duq gaboobay waxa u roon afkii inu daboolaaye Marse haduu duleeddada ka ciyo waa darxumo weyne Damenaanse Caliyaw rag waa laga dameeyaay Darbo waxaad Islaan [...]
Continue reading …CALI DHUUX AADAN (Dhulmahante) Cali Dhuux waxa uu Bilaabay silsiladda Guba ka dib markii hal uu lahaa looga dhaartay ceel ka mid ah ceelasha Dannod. Doqonkii Ogaadeen ahaa Doollo laga qaadye Loo diid Dannood iyo hadduu degi lahaa Ciide Nimanbaa dalkoodiyo xukuma labadi daaroode Darraatoole iyo Faafanoo wada duraabaaya Deegaanta haraday ku tiil daaqi mahayaane [...]
Continue reading …