3 Qof ayaa ku geeriyooday 2 Qarax oo Is-xigay oo Xalay 09:00 Fiidnimo iyo Qadar daqiiqado ah ka dhacay Agagaarka Isgoyska Baar-ubax gaar ahaan Nawaaxiga Masjidka Salaama ee Jidka Sodonka ee Magaalada Muqdisho. Qof goob jooge ah oo u waramay Idaacada Al-furqaan ee Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in Saddexda Qof ee dhimatay ay ahaayeen Dad [...]
Continue reading …Afhayeenka Ururka Al-xizbul Islami, Sh Maxamed Macalin oo Saxaafada kula Hadley Shir Jaraa’id oo uu qabtey ayaa sheegey cutubyo ka tirsan Ciidamadooda iney ahaayeen kuwii dhawaan la wareegay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose. Weerarka ciidamadoodu kula wareegeen Dhoobley ayuu sheegay afhayeenku inuu qeyb ka yahey Qorshahooda ku aadan Gobolka Jubada Hoose ee horey u [...]
Continue reading …Hidaha.com waxaa shaqo ayaa kusocoto, Fadlan markale soo booqo
Continue reading …Maradaa Meel iga Jeexantoo Waan Tolanayaaye Daayeerka Geedaha Fagtoow Waad ka soo Degiye!!! Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (swt) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubaanaa Muxamed (csw). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed. Dowladdii Soomaaliyeed ee uu madaxweynaha ka ahaa Generaal [...]
Continue reading …Waxaa nagu soo socota maalinta 14ka February oo loo yaqaanno Maalinta Valentine oo ay dadku u yaqaanaan “Maalinta Jacaylka Aduunka” ama Valentine’s Day . Dalalka reer galbeedka maalintaas waxaa lees dhaafsadaa fariimaha jacaylka xambaarsan dadka is jecelna way isla xiriiraan ayagoo muujinaya in lajoogo maalin ku wayn Jacaylka ayna qasab tahay qof walba oo wax [...]
Continue reading …
منتدى
الحمايه
تعليم هكر
اختراق فيس بوك
اختراق اميلات
اختراق اجهزه






