Arsene Wenger has warned Barcelona his Arsenal side can cause their star-studded team plenty of trouble ahead of their Champions League clash. Sports news uefa champions league Hidaha.com Arsenal will give captain Cesc Fabregas every chance to recover from a heavy bruising to his leg and knee as the influential Spain midfielder aims to face [...]
DILKA IYO QAXA WAXAA I NOOGA DARAN NATIIJADA CAAFIMAAD XUMI”\ Deggenaansho la’aan iyo rajo xumadu haddii ey isu racaan adamiga waxaa ka luma kalsoonida iyo in uu ababul u kaco. Murugada ayaa dhaxalsiisa ka hoos mar darajo xawaanka madaama caqliyan uu u dhibaateysan yahay ; waxaana ka suurooba ficilo arxan daro ah iyo jahwareer uusan [...]
Continue reading …Dagaaladii ugu garaara ebid ayaa kabilowday saakay aroortii deegaanka Kalabayr iyo Baraag ciise kabilowday oo qiyaastii 45km u jirta Magaalada Bacadweyne Qasaaraha ilaa iyo hada la’ogyahay ayaa gaaraya 21 dhimasho ah iyo dhaawaca 46 qof oo u badan dhinacii weerarka soo qaaday ilaa iyo hada majirto wax waan waan ah oo lakala dhigay labaas beelood ee [...]
Continue reading …Dagaal beeleedyo Laga cabsi qabo inay dib uga qarxaan deegaanada camaara iyo bacadweyne ,kadib waan,waan ka socotay halkaas oo ay wadeen waxgarad kasoo kala jeeda 2daas beelood oo burburtay dadka deegaanada camaara iyo bacadweyne ayaa ka baqaaya in dagaal ay ka nasteen mudo ku dhow 2todobaad uu dib ugu soo laabto waxaa kale oo xiisad [...]
Continue reading …Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aways ayaa waxa uu kooxaha Burcad badeeda Soomaalida u qabtay in mudo 48-saac ah ay ku sii daayaan Maraakiibta iyo Doonyaha uraran ganacsatada Soomaaliyeed ee ay ku haystaan biyaha Soomaaliya. Sheekh Xasan Daahir Aweys hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam oo galabta shir jaraa’id qadka taleefoonka ugu qabtay qaar kamid [...]
Continue reading …Sheekh Max’ed Cabdi Umal oo kamid Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa been lasoo dhoodhoobay ku tilmaamay Warbixin dhawaan ka soobaxday kooxda la socodka Soomaaliya ee Q.M hoostagta kaas oo shaqsiyaad Soomaali ah oo kunool Dalka Kenya oo uu kamid yahay Sh Umal ku eedeeysay inay Xiriir adag laleeyihiin Xarakada Shabaab Sheekh Umal oo wareysi gaara siinayey Mowqica [...]
Continue reading …Dibadbax ay soo qaban qaabiyeen Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo looga soo horjeedo howlaha qabuuro burburinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay ka wadaan Muqdisho ayaa maanta ka dhacay gobolka Banaadir. Banaanbaxaani oo ujeedadiisu ay aheeyd mid looga soo horjeeday talaabooyinkii dhawaan Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho ee ay ku bur [...]
Continue reading …Masuuliyiin ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaac ee ka qeyb gashay heshiiskii Addis Ababa ayaa gaaray degmada Caabudwaaq iyadoo kulamo ay la qaadanayaan xubnihii kale ee ka soo horjeestay heshiiskaasi. Xubnaha Wafdiga ee gaaray Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa kala hogaaminayay gudoomiyaha golaha fulinta Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow iyo gudoomiyaha golaha Talada Sheekh Cumar C/qaadir Aadan,waxaana [...]
Continue reading …Waxaa todobaadkii la soo dhaafay ay Xarakada Alshabaab bilowday howlgalo qabuuro bur burin oo ku soo faageen lafaha mashaa’ikh caan ah ayaa waxaa taas ay keentay in xubnaha Ahlu Sunah Waljamaacah garabka Muqdisho ee qunyar socodka ahaa ay bilaabeen abaabulo ka dhan ah Shabaabka. Sheekh C/qaadir Soomow Afhayeenka Ahlusunada Muqdisho ayaa sheegay in ay jawaab [...]
Continue reading …Diego Milito ayaaa kubad birta ku dhuftay dhamaadkii ciyaarta, ka dib markii Roma ay 2 iyo 1 kaga badisay kooxda hogaanka u heysa horyaalka Talyaaniga islamarkaana difaacaneysa koobkaasi Inter Milan. Daniele de Rossi ayaa goolkii hore u dhaliyay kooxda Roma lakiinse Milito ayaa Inter u barbareeyay qeybtii danbe ee ciyaarta, Luca Toni ayaa Inter ku [...]
Continue reading …