Dagaaladii ugu garaara ebid ayaa kabilowday saakay aroortii deegaanka Kalabayr iyo Baraag ciise kabilowday oo qiyaastii 45km u jirta Magaalada Bacadweyne
Qasaaraha ilaa iyo hada la’ogyahay ayaa gaaraya 21 dhimasho ah iyo dhaawaca 46 qof oo u badan dhinacii weerarka soo qaaday ilaa iyo hada majirto wax waan waan ah oo lakala dhigay labaas beelood ee deegaanadaas kudagaalamaya asbuucii lasoo dhaafay ayay ahayd markii odayaasha dhaqanka ee Beesha qubays iyo Saleebaan ay kubaxeen deegaanada dagaalada hada ay kasoo cusboonadeen iyadoo loo aanaynayo dagaaladaan soo cusboonaaday beel kamid ah labadaan beelood oo ka gows adeegtay nabada wixii ku soo korhd dagaaladaan waxaad kala soconkartaan hidaha.com
Wad salamantihin dhaman shaqalaha hidaha hadan kahadlo dagaalkani waxan leyahay wa in aay ku dhabar adeegan odoy dhaqamedka ku howlan nabaddenta 2bada beelod waxan kalon leyahay waa inay sogalan Culumada ISLAAMKA e dagan ama joga deeganka mahadsanidin ALLOW KALA QABOJI DADKA ISLAMKA
Ibrahim shekh maxamed - September 13, 2010
6:34 pm