Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa ay ka soo horjeesteen heshiiskii ay dhawaan kala saxiixdeen dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljaamaca. Waaliga Wilaayada gobolka Banaadir ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cali Maxamed Xuseen oo Saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay heshiiskii dhexmaray dowladda KMG ee Soomaaliya iyo [...]
Continue reading …Xidiga weyn ee Barcelona Lionel Messi oo 22 jir ah ayaa noqdey cayaaryahanka ugu mushaarka badan kubada cagta sida lagu qoran warbixin ay soo saartay jariidada France Football. Messi oo sanadkii hore isku darsadey horyaalnimada Spain kan Yurub, cayaaryahanka sanadka Yurub iyo kan aduunka waxaa koontadiisa kusoo dhacday 33 milyan oo euro taasoo dhinac u [...]
Continue reading …Gudoomiyaha Ahlu sunna waljamaaca Sh.Maxamuud Sh Xasan oo ka hadlayay kulan magaalada Nairobi ay ku yeesheen culimada Ahlu sunna ee ku dhaqan wadankaasi Kenya ayaa sheegay in falalka qabuuro faagista ee ay maleeshiyada shabaab ka wadaan gudaha wadanka Soomaliya ay yihiin kuwa ay ku doonayaan in ay ku baabi’iyaan raadaadka Diinta islaamka, maadaama ay banaanka [...]
Continue reading …Magaalada Muqdisho taariikhdii ay jirtay waxaa soo maray dhowr xukuumadood iyo boqortooyo oo kala geddisan oo mid walba waqtigeeda ay soo qaadatay Qarnigii 8-aad ee Miilaadiyada waxaa magaalada Muqdisho xukumayey sida taariikh-yahanadu sheegeen nin Wadaad ahaa oo la oran jiray Abuubakar Fakhrudiin, waxayna xukuumaddani ku aasaasantay hab wadatashi, xilligaasna ma jirin Boqor ama Suldaan, balse [...]
Continue reading …Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir Axmed Sheekh Qoorleex uu ku geeriyooday Xaafada Afisyooni. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaabka uu ku dhintay Gudoomiyaha, waxaana qaarkood sheegayaan Gaari uu watay ay la kacday Miino, kadib markii sida la sheegay gaarigii uu watay rasaas [...]
Continue reading …Gelinkii dambe ee maanta waxaa gebi ahaanba istaagay guud ahaan dhaqdhaqaaqa dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ciidamada Ammaanka Dowladda KMG ah ay soo saareen awaamiir ganacsatada, mshaqaalaha iyo dhammaanba dadka ku sugan gudaha dekedda loogu sheegayo inay ka baxaan gudaha dekedda. Markab lagu magacaabo BBC Africa oo ay galbinayaan diyaaradaha qumaatiga u [...]
Continue reading …Gadgaddoonka waayaha iyo kala rogodka maalmaha waxaa ka dhasha isbedel farxad leh marna naxdin leh, wixii qabax iyo qori dhacayey dagaalna dabada lahayey ee beel iyo qabiil loo diriray, qabqabluhuna uu ahaa calansidaha aan marna dhicin iyo udub dhexeedka halaagga, yaa is lahaa culimadaa ku lug yeelanaysa cadaabka lagu hayo umadda, “Waqtigaagoo dheeraada Geel dhalaana [...]
Continue reading …Ciidamada Dowladda KMG ayaa isku fidiyay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, iyagoo iska hor imaad kala kulmay Xoogaga ka soo horjeeda oo u suura geli weyday in ay Ciidamada Dowladda iska caabiyaan. Dagaalka maanta ka dhacay degmada Hodan ayaa ahaa mid Ciidamada Dowladda KMG ay guulo ka gaareen, iyagoo la wareegay [...]
Continue reading …Madaxweyne Rayaale oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda Dalka Ruushka oo booqasho ku yimi magaalada Hargeysa Hargeysa Monday 22 March 2010 SMC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdigii ka socday dalka Ruushka. Wefdigaasi oo isugu jiray, saraakiil ka tirsan shirkadaha waaweyn ee dalka Ruushka [...]
Continue reading …Kadib markii dhowaan ay fashilmeen qorshe Dowladda KMG ku dooneysay in ay ku qabsato Caasimada Soomaaliya, kadib dagaalo ka dhacay W/Muqdisho ayaa haatan waxay Dowladda mar kale isu diyaarineysaa duulaan ballaaran oo guud Caasimada uga saareyso qolyaha Mucaaradka. Dagaaladii dhowaan ka dhacay Waqooyiga Muqdisho oo ay hogaaminayeen Taangiyo ay leeyihiin Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa [...]
Continue reading …