Home » 2010 » March (Page 9)

Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa xil ka qaadis hoose ku sameeyay Xoghayihiisa u qaabilsan dhinaca Warfaafinta Sheekh Maxamed Macalin Cali, kaasoo hadalo uu dhowaan ka jeediyay Warbaahinta ay dhaliyeen Xiisad xoogan oo ka dhex aloosan tahay Shabaab iyo Xisbul Islaam. Sida ay sheegayaan warar muhiim ah oo ay heleyso Shabakada Jowhar.com [...]

Continue reading …

Waxaa saaka ku dhintay 4 qof tacshiirada dhexmartay maleeshiyaad beeleed hubaysan oo ka soo kala jeeda Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo ka dib markii ay ku murmeen dhul ku yaal duleed Koonfurta Gaalkacyo. Is rasaasayntaan ayaa waxaa ku dhaawacmay 2 qof oo kale ,dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxaa loo kala qaaday Isbitaalo ku kala [...]

Continue reading …

Ugaaska Beesha Ciise oo ah beel degta dhul ballaaran ayaa maanta lagu caleema saaray Magaalada Seylac ee gobolka Salal, iyadoo caleema saarka Ugaaskan da’da yar ay ka qeyb galeen Madax ka socotay Dowladaha Jabuuti, Ethiopia iyo Maamulka la magac baxay Somaliland. Ugaas Mustafa Maxamed Ibraahim Ugaaska Beesha Ciise ayaa lagu caleema saaray Teendho weyn oo [...]

Continue reading …

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع