Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa sheegay in ay ka war heleen Heshiis Axmed Madoobe uu la galay Dowladda KMG, isagoo sheegay in ay ka soo horjeedaan heshiiskaas. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in heshiiskaas ay wada gaareen Axmed Madoobe iyo Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo [...]
Waxaa la cayaarayaa kulamo ka tirsan koobka horyaalada Yurub. Kulamadaan ayaa ah lugtii ugu dambeysay ee Seme Finalka koobka horyaalada Yurub oo ay isugu soo hareen ilaa afar koox kuwaas oo labo kamid ah rajo wanaagsan ka leh in ay gaaraan Finalka koobka waana Bayern Munich iyo Inter. Kooxda ah horyaalka Yurub ee koobkan heysata [...]
Continue reading …Sh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah Culumada Waaweyn ee Ururka Al-Ictisaam Ex Al-Itixaad ayaa si foolxuma badan u weeraray Culumada Ictisaamka ee dhowaan shirku ugu soo dhamaaday Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.HALKAN KA DHAGEYSO Kalmadii: Sh Jaamac Cabdisalaam oo ka soo jeeda Gobolada Puntland ayaa baryahan dambe fadhigiisu ahaa Muqdisho halkaas oo uu hiil iyo [...]
Continue reading …Fu’aad Shongole oo Rideeyay Tifaftirayaasha Laamaha Afsoomaaliga BBC-da iyo VOA-da Daaciga Alshabaab Fu’aad Maxamed Khlaf (Shongole) ayaa markii u horeysay soo saaray Liis cusub oo shaqsiyaad saameyn ku leh siyaasada Soomaaliya ku Rideeyay, kadib khudbad uu jimcihii ka jeediyay Masaajid ku yaala Suuqa Daawada ee Bakaaraha. Fu’aad Shongole ayaa khudbada uu ka jeediyay Masaajidka waxaa [...]
Continue reading …War Deg Deg ah oo iminka inaga soo gaarayo Degmada Masagaway ayaa la shegayaa in uu halkaasi ka qarxay Dagaal culus kaasi oo udhaxeyo Culuma’udiinka ahlusunah oo garab ka helayo Dadka deegaanka iyo Xarakada Alshabaab oo isku habar iyo oday wacatay sida ay gacanta ugu dhigi laheed Degmada Masagaway. Wararka ayaa waxa ay intaa [...]
Continue reading …Hadba keena taagdaran in loo hawl galaayoo dhibka looga hiishaa waa xeerka noloshee fanka hoobalkiisii haad kumuu caweynine qarankii burburaybaa qaarba meel bidhaansheen. Waxa aad moodaa in dhamaan fanaaniitii soomaaliya la iskaba ilaawey iyadoo aad moodo in loo aaneynayo in ay burburkii qaranka ka qayb qaateen. Haba ka qaybqaataane maxaa ka horeeyey? Waxa ka [...]
Continue reading …Culumaa’udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa dib mar kale u qabsaday Deegaanka Messega-way oo shalay ay la wareegeen Maleeshiyaadka Shabaab, kadib dagaal dhuumashow ah oo ay ku soo qaadeen deegaankaas. Sida ay sheegayaan wararka dagaal faraha looga gubtay oo shalay galab deegaankaas ay si rogaal celis ahaan ugu qaadeen Ahlu Sunah ayaa ilaa xalay fiidkii la [...]
Continue reading …Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho tababar ciidan ugu furtay Boqolaal askari, si ay uga qeyb qaataan sugida ammaanka qeybaha ay gacanta ku heyso. Munaasabad ka dhacday Dugsiga School Polizio ayaa halkaas waxaa tababar loogu furay ilaa 800-askari oo ah kuwa booliska, waxaana halkaas hadalo dar daaran ahaa u jeediyay Mas’uuliyiinta Dowladda. [...]
Continue reading …Wasiirro, xildhibaanno iyo Saraakiil ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya oo Gobolka Hiiraan u joogay abaabul dagaal ayaa sheegay inay dhamaystireen qorshihii dagaal ee ay kula wareegi lahaayeen Gobolka, ayna diyaar u yihiin inay weerarro ku qaadaan xoogagga Islaamiyiinta ah ee gacanta ku haya degaanada Gobolka Hiiraan.Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda KMG oo lagu magacaabo Axmed [...]
Continue reading …ciidammada Ahlu sunna Wal jamaaca ayaa jab xooggan u gaystey al-shabaab ka dib weerar ay xoogagga ahlu sunnadu ku qaadeen degaanka RIS oo ay horey u joogeen malayshiyada shababku . Degaankaan oo ka tirsan Degmada Xarar dheere ayaa waxaa weerarkan ku soo qaaday xoogaggii Ahlu Sunna ee horey uga dagaallami Degaanka Jawlo iyo qayba ka [...]
Continue reading …