Wiil uu dhalay Macalin Nuur Maxamed Siyaad ayaa loo magacaabay Xoghayaha guud ee Ahlu Sunah ee Gobolka Banaadir, iyadoo munaasabad ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir loogaga dhawaaqay. Munaasabad lagu magacaabay Maamulka Ahlu Sunah Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiinta Ahlu Sunah iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda KMG. Xubnaha Ahlusunada Gobolada Dhexe ayaa si [...]
Continue reading …Culumaa’udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa lagu wadaa inay si rasmi ugu milmaan Dowladda Soomaaliya, kadib markii bishii la soo dhaafay awood qeybsi ay la saxiixdeen Dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Xog ku saabsan wada hadalada Muqdisho uga socda Ahlu Sunah iyo Dowladda oo ay heshay Jowhar.com ayaa sheegaya Culumaa’udiinka Ahlu Sunah ay isku waafaqeen qeybsiga [...]
Continue reading …Gudoomiye ku xigeenkii labaad ee Barlamanka KMG ee Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqore ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii gudoonka Barlamanka KMG ee Soomaaliya. Cusmaan Cilmi Boqore oo isagoo ku sugan Magaalada Tehraan ee Caasimada dalka Iiraan oo u waramayay Idaacada FM ka ee magaalada Mugdisho ayaa sheegay in sababaha uu isku casilay ay ka [...]
Continue reading …Gabagabayn Saxaafad mise Guurin Dhaqameed?!. waxaa maalmahaan la hadal hayaa amarkii sida wada jirka ahaa uga soo baxay: Ururada Alshabaab iyo Xizbul Islaan, amarkaas oo ku wajahnaa idaacahada ka hawl-gala deegaanada hoos taga labadaa qolo, ayna ku qeexnayd inay reeban tahay inay ka sii daayaan idaacadaha Heesaha iyo musigga, waxaa loo qabtay mudda dhan 10 [...]
Continue reading …Iyadoo maalintii labaad magaalada Muqdisho uu ka socdo wada hadalo albaabada ay u xiran yihiin oo ay leeyihiin Culumaa’udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah iyo Dowladda KMG, ayaa wada hadaladan waxay dhameystirkooda yihiin sidii Ahlu Sunah jagooyin uga heli laheyd Dowladda Soomaaliya. Kulamada labada dhinac oo aan loo kala kicin ayaa warar ku dhow dhow sheegayaan in [...]
Continue reading …Wafdi balaaran oo ka socda Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca islamarkaana ka qeyb qaadanaya dhameystirka heshiiskii Addis Ababa ay ku gaareen Ahlu Sunna iyo dowladda KMG ayaa maanta soo gaaray Muqdisho. Wafdigaan maanta ka soo anbabaxay Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha Fulinta Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Sheekh Max’ed Yuusuf Xeefoow ayaa [...]
Continue reading …Jaceyl Dhawac Galay Maxaa Lagu Dhabiibaa? Part 23 Waxaay sheekadeenu inoo maraysay saaxiibadayda la socday sheekadana osmaan maka maarmi doonaa canab iyo walaasheed ? waxaay jidka ku kulmeen walaashisa qaaliga si kal iyo laaba ahna isu salaameen kadib osmaan wuxuu dareemay inuu Manaal uu la taagan yahay wado lasoc >>>>>> Osmaan wuu xishooday waxaanu ku [...]
Continue reading …Qiso Jaceyl oo dhab ah “CUDUR-DAAR JACEYL” Qisadani waxay dhab ugu dhacday qoraaga sheekada Sheekadani waa qiso jaceyl oo dhab ah. Somaliland.no waxay idiinku soo gudbin doontaa si taxane ah. Qoraaga sheekadu waa C/laahi Axmed Caarshe (daauus70@hotmail.com) . Qormadii Koowaad: HORDHAC Maxaa dayr cad geel hallaaboo Dib jiray uu cunay dugaagooa Ninkii lahaa daydayaa Maxay dantu [...]
Continue reading …Waxaa Xalay Nasiib u yeeshay in aay ka faa´iideystaan Caalimka weyn ee Sheekh Muxyidiin Xasan Ayaanle oo ku Nool Magaalada Stockholm ee Caasimadda Waddanakan Sweden Akhyaarta ku baashaasha Qolka sida weyn u camiran ee Daily News ee Paltalka , iyaga oo sheekha halkaas ku weydiiyey Su´aalo dhowr ah oo uu Sheekhu uga jawaabay si saraaxa [...]
Continue reading …