William Gallas Out Injured For The Remainder Of The Premier League Season Defender joins Fabregas on sidelines for run-in. By Zubeyr Macalim Nairobi Tell +254722102233 William Gallas Arsenal defender William Gallas will miss the rest of the season with a calf injury he sustained against Barcelona, manager Arsene Wenger has confirmed. The French international had [...]
Continue reading …Dhaq dhaqaaqyo ciidan kuwii ugu xooganaa ayaa ka soconaya xuduuda Soomaaliya iyo Kenya, halkaasoo Dowladda Kenya ay soo dhoobtay ciidamo aad u fara badan, iyadoo laga cabsi qabo dagaalo halkaas ka dhaca. Sida ay sheegayaan wararka Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Helicopterska ayaa lagu arkayaa xuduuda, taasoo ka dambeysay markii labo habeen ka [...]
Continue reading …GOGOLDHIGGA GANACSIGA (DURUUS TAXANE AH) CUTUBKA 4AAD GANACSI IS-KAASHATO DULUCDA CUTUBKA Marka aad akhriso cutubkaan waxaad fahmi doontaa mawduucyadaan soo-socda: Ganacsiga Is-kaashato, faa’iidadiisa iyo faa’iido-darradiisa. Heshiiska is-kaashatada ganacsi dhex mara. Xuquuqda iyo waajibaadka Is-kaashatada ganacsi. Faraqa u dhexeeya bur-burka heshiiska Is-kaashatada ganacsi iyo bur-burka ganacsigooda. GANACSI IS-KAASHATO Ganacsi Is-kaashato waa ganacsi ay ku dan-wadaagaan labo [...]
Continue reading …Waxaa saakay degan xaalada deegaank aGAZA ee gobolka Mudug oo shalay ay ka dhaceen dagaalo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed iyadoo ay sii kordheen qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi. Wararka laga helayo deegaanka Gaza ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay degantahay xaalada deegaankaasi kadib markii shalay dagaal aad u xoogan uu halkaasi ku dhexmaray labo meleeshiyo [...]
Continue reading …Indhawaala ahba waxaa isa soo tarayey falalka gurracan ee ka dhacaya koofuurta Soomaaliya, inta badan waxaa hor kacayey wadaad madaxu u duuban oo diin ku gambanaya, dadkana ku madax qabsaday inay diin Eebe dhaqan galinayaan, shareecadana ay dadka iyo dalkaba ku dabaqayaan, falalkaasi waxay isugu jireen qaraxyo lala beegsado dadka rayidka ah, goobaha ganacsiga, ugaarsiga [...]
Continue reading …Arsenal ayaa barbareysa Barcelona xilli Barcelona ay ku hormatay labo gool kulan xiiso badan oo ka dhacay garoonka Emarites ee Magaalada London, ciyaaryahan Febregas ayaa noqday geesiga Arsenal ee u barbareeyay daqiiqadii 85aad gool rigoore ahaa oo loo dhigay. Barcelona ayaa labo gool ku hormartay, 25 seconds ka dib qeybtii danbe ee ciyaarta ayaa goolkii [...]
Continue reading …
منتدى
الحمايه
تعليم هكر
اختراق فيس بوك
اختراق اميلات
اختراق اجهزه






