Home » 2010 » May

Wararkii ugu danbeyey ee naga soo gaaraya gobolka Hiiraan‏ ayaa waxay tibaaxayaan in shabaab iyo xisbiga loo xoogsheegtay

Dagaal qorsheysnaa oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan ayaa waxaa looga itaal roonaaday kooxo qas wadayaal ahaa bulshada ku dhaqan gobolkana dhib ku hayey.Ciidamada dagaalka soo qaaday ayaa abaaray garoonka diyaaradaha magaalada Belet Weyne halkaas oo ay kala kulmeen iska caabin aan sidaas u badneyn. waxaa kale oo dagaalka xoogiisa ka dhacay inta u dhaxeysa [...]

Ifta iyo Bayaan ku Saabsan Universal TV: Ahlu Sunna Waljamaaca Diinteenna Islaamku waxay caddaysay in uu diinta ka baxayo qofkii nuqsaan yar u gaysta Rasuulka Alle CSWS. Waxaa aayadda 58aad ee Suuradda Al-Axzaab ku sugan in lacnaddii Alle ay ku dhacayso ciddii ku xad gudubta Rasuulka CSW , wuxuuna Rabbi Subxaanahu wa tacaalaa kuwa Nabiga [...]

Continue reading …

              Waxaa baryihii ugu danbeeyey isa soo taraayay Gawaarida iyo hubka darandooriga u dhaca ee beelaha Soomaaliyeed ku wareejinayaan Culumaa’udiinka Ahlusunna Walajamaacah . Saraakiisha Culumadaa’udiinka Ahlusunna ayaa waxa ay si wayn u soo dhaweeyeen shacabka Soomaaliyeed ee garab taagan culumada, ayagoo tibaaxay in hubkani uu yahay mid laysaga dhicinaayo cadowga dalka ku soo duulay . [...]

Continue reading …

Ceyn gabay ma curin waayahaan cali walaalkeeye waati caajis iga fuulay oo tirin cabaar dheere in kastoo cilada badan jireen  caawa waan furaye hayeeshee waxaa iga codsiya cali abwaankeygi iyo wiilashii curin jiroow ceynka iyo woowga cuqaasha iyo dhalin yarada iyo culumo owdiinka caaqiliinta reerkiyo tolkeey oon cid laga reebin bal in leey cabaar furo [...]

Continue reading …

Shirka Istanbul: Shakaalid NATO? Mise Shimbira yahow heesa?!. Waxaa dhawaan la soo gabagabeeyey shir ka dhacay wadanka Turkey-ga, shirkan waxaa looga hadlay arimaha Soomaaliya, waxaana ka soo qayb galay dawlado urur goboleedyo iyo qaramada midoobay, ajandaha shirka waxaa xoogga lagu saaray qodobada kale ah: Taageeridda dawladda, Maalgashiga Soomalaliya, iyo la dagaalanka Burcadbadeedda. Inta aanan uu [...]

Continue reading …

Xoghayihii Joogtada ahaa  ee Wasaarada Arimaha Dibada DFKG ah, xiligii C/lahi Yusuf , Ali Dirir Farah “Cali faysal” ayaa tan iyo intii uu shaqada ka tagay bilowgii i 2008, wadey hawlo tuuganimo uu ugu shaqeysto, asagoo isticmaalaya xilkii uu ku magacaabnaan jiray ee “Permanent Secretary,  The Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation of the [...]

Continue reading …

Waxaan horey uga hadlay baadigoobka Nabadda iyo Dhismaha Dowlad Soomaliyeed.[1] Sidaas oo kale, Prof Michael Weinstein oo wax ka dhiga Jaamacadda Mareykanka-Purdue University, si joogto ahna u falanqeya Arrimaha Soomaliya ayaa qoray labo maqaal oo muhiim ah.[2] Prof. Michael Weinstein wuxuu soo jeediyay abaabulka “Dhaqdhaqaaq Labaad ee Gobannimadoonka Soomaliya” si loo badbaadiyo Qaranka Soomaliyeed. Hase [...]

Continue reading …

                                                                                         Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada Xarakada AL Shabaab iyo kuwa dowlada KMG oo garabsanayay ciidamada AMISOM ayaa galab ka dhacay waqooyiga Magaalada Muqdisho. Dagaalkaani oo ay bar bar socdeen madaafiic culus ayaa galabta ka qarxay degmada Shibis ee gobolka Banaadir halkaasi oo dhawaan qeybo ka mid ah ay la wareegeen Ciidamada xarakada  AL [...]

Continue reading …

                                  Warar aanu ka helayno Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Raislawasaaraha Somaliya Cumar C/Shariid Ali Sharmaake uu is Casilayo sida ay isku Af Garteen Sheekh Shariif oo ay Kulamo Xasaasi ah oo Saxaafada laga Ilaashay ay Yeesheen, Cumar C/rashiid ayaa Khilaaf Bur Bur Keeni karaa u dhexeeyaa isaga iyo Sheekh Shariif taasi oo uu Garowsaday [...]

Continue reading …

                                        Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay saraakiil ka tirsan Ahlusunna Waljameeca ayaa noo xaqiijiyeen Ciidamo ka tirsan Ahlusunna in la keenay Caasimada Magaalada Muqdisho. Ciidamadan waxaa laga keenay gobolada dhexe ee soomaaliya si ay u xoojiyaan Ciidamo fara badan oo dhawaan Ahlusunna Waljameca ka abaabushay Caasimada magaalada Muqdisho. Imaatinka Ciidamada Ahlusunna Waljameeca [...]

Continue reading …
Page 1 of 41234