Home » 2010 » May (Page 2)

                                                        Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay Maanta in ciidamadoodu ay ka madax banaanyihiin ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Muqdisho. Madaxa Warfaafinta Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Abuu Yuusuf Al Qaadi oo shir jaraa’id qadadka lateefanka ugu qabtay warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay arimo dhowr ah oo [...]

Continue reading …

                                        Indhawaalaba Soomaali waxa ay ku can baxday dirirta dhexdooda ah, ayagoo ka mashquulay cadowyadeedii soo jireenka ahaa, taasi waxa ay dhaxalsiisay in ay walaal iyo waalidba ka dhigtaan waraabayaashii hororada ahaa ee jiritaankooda hortaagaana abid. Waraabayaashani ha ahaadeen kuwii gumeysiga amase kuwii usoo tafaxaytay sidii dhulka iyo dadka Soomaaliyeedba qariidada uga suulin lahaayeen. Mar [...]

Continue reading …

Waxaan Ka soo xulanay mid ka mid ah dadweynaha fikradooda ka dhiibta websiteka Fikradaas oo rumahaantii noola ekaatay mida ugu macquulsan runta alle ayaa og balse nala eega qoraaga fikirkiisa oo dhameystiran  waxayna u qorantahay sidaan ee bal adinkuna ka dhiibta fikirkiina  qoraagu magiciisa wuxuu ku soo gaabshay salaaxudiin balse wuxuu in badan ka hadlay [...]

Continue reading …

                                               Qabanqaabo Loogu Sameynayo Maamul Goboleed Gobolka Hiiraan Oo Ka soconaya Magaalada Nairobi Iyo Beesha Surre Oon Ka dhex Muuqan   Waxaa Shalay Oo Taarikhdu Ku Beegneed 23/may/2010 ka Bilowday Magaalada Nairobi Ee Wadanka Kenya Shir Weyne Loogu Sameynayo Gobolka Hiiraan Maamul Goboleed  Shirkaas Oo Ay ka soo qeyb galeen Qabaa,ilada dega Hiiraan Dhamaantood Markii [...]

Continue reading …

Dagaalo culus oo la isu jilba dhigtay ayaa dhex maray Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya iyo kooxaha Mucaaradka ah ee garabaysta ajaaninta wadamadooda ka ah danbiilayaal mutaystay xabsi ama dil. Dagaalka oo xogiisa ka dhacay xaafado kamid ah degmooyinka Boondheere iyo Shibis ee gobolka Banaadir ayaa waxaa loo awood sheegtay kooxda Al-Shabaab oo laga ceyrshay fariisimo [...]

Continue reading …

                                        Kooxda Inter ayaa markeedii ugu horeysay ku guuleysatey koobka kooxaha horyaalada Yurub ee Champions League mudo 45 sano ah markii ay 2-0 kaga adkaadeen kooxda Bayern Munich. Diego Milito ayaa mar kale noqdey halyeygii Inter markii uu labada gool kala dhaliyey labada qeybood ee ciyaarta una suura geliyey in Inter sanadkaan isku darsadaan horyaalka [...]

Continue reading …

                               Xiligii Barcelona, Bidix:Van Gaal iyo Mourinho 22.05.2010, www.hidaha.com. Waxaa caawa lagu balansan yahay finaalaha Champions League oo ah koobka ugu xiisaha badan aduunka oo ay kooxo ku tartamaan, waxaa garoonka weyn ee santiago bernabeu labadiisa dhinac kasoo kala jeesananya laacibiinta kooxaha Bayern Munich oo Jarmal ah iyo Inter oo Talyaani ah waxaana kala hogaaminaya [...]

Continue reading …

Xeel dheerayaasha aduunkaa xoolo raac ku tilmaamay xildhibaan isku sheega Qurmoon ee Xaqi Soomaali xabaalay in eey xukumaan kuwii eey xaqireen Xasuuqeeen oo eey xasideen weliba xeer hoosad u sameeystay, Xarbi yaa kugu beegan xildhibaan isku sheega Qurmonow ee xaniinyo lahaaw Xamar xanuun uma baahna. Somalida waxeey dhahdaa Dhado Roob Noqon Weyday waxaan leeyahay sheekh shariif [...]

Continue reading …

Way jirtaa iyo ma jirto ways ku qaban jirteen!. Khilaafkii ka dhaxeeyey mudnaan doonayaasha(mudanayaasha) baarlamaanka qarniga, ee “tira badne tayo yare” ayaa ku idlaaday sidii la filayey, ma mid lagu farxaa?, ma mid loo riyaaqaa?, ma mid la muhadaa?, ma la majeedrtaa?, ma mid ……? Ma mid…..?, weydiimuhu badan, warcelintuse yar, wuxuu ku dhammaaday buuq [...]

Continue reading …

Waxaa goordhow soo gabagaboobay Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Gudoomiyahii hore ee Baarlamaaka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda KMG ah ee Soomaaliya.   Kulankaasi kadib waxaa Wariyayaasha la hadlay Madaxweynha Jamhuuriyada Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmediyo Gudoomiyihii hore Sheekh Aadan maxamed Nuur (Sheekh Aadan [...]

Continue reading …
Page 2 of 41234