Dawladda Sh. Shariif: Taageero Dibadda ah, Taagdarro iyo Tafaraaruq Gudaha ah! Dawladda Islaamiga ah ee uu madaxa ka yahay Sheekh Shariif waxaa la islahaa waa dawlad badbaado, sidaa waxaan u leeyahay taageerada ay heshay iyo sida loo soo dhaweeyey darteed dal iyo dibad, waxaayse noqotay mid lagu kadsoomay, hididiilihii la qabay burburisay, niyadxumana ku reebtay [...]
Continue reading …Ururka Xizbul Islaan: Madaxtinimo ama Magangalin Alqaacida!. Dhismaha ururku sidaa uma sii foga, ma ahan mid fac weyn ama gu’yaal jiray, wuxuu jiraa bilooyin aan badnayn, wuxuu dhisan yahay wax ka yar laba gu’, waxaase horbooda gar dhuubyo maduxu xoosh noqday, tin madawna aan laga helayn, waxaa la unkay bartamihii sanadkii 2009-ka, waxaa madax looga [...]
Continue reading …Ahlusunna waljameeca wafdigii ka socday ee Muqdisho u joogay dhameystirka heshisikii ay magaalada Adis Ababba kula galeen Dowladda KMG ah oo saakay ka dhoofay Magaalada Muqdisho Magalada Muqdisho waxaa saakay ka dhoofay Wafdigii Ahlusunna Waljameeca ee u joogay dhameystirka heshiiskii ay kula galeen Addis Ababa Dowladda Soomaaliya. Wafdiga Ahlu Sunna Waljameeca oo xubnahooda ahaa [...]
Continue reading …Sheekh Cumar Jimcaale Afrax oo ka mid ah culuma’diinka Ahlu sunna waljameeca ee gobalka Mudug oo xariir lasoo sameeyay idaacada Hornafrik ayaa sheegay in ciidamadooda hada ay u diyaar garoobeen sida ay dagaal ula gali lahaayen ciidamada Xisbul islaam oo shaley la wareegay gacan ku heynta degmada Xaradheere ee gobalka mudug. Sheekh cumar waxa uu [...]
Continue reading …Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta si nabad galyo ah kula wareegay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug iyadoo dhinaca kalana Kooxihii burcad badeeda Soomaalida ee halkaasi ku sugnaa ay isaga baxeen. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug waxaa barqanimadi maanta degmadaasi la wareegay Ciidamo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo [...]
Continue reading …Qaar ka mid ah dadkii shalay ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Masaajidka Suuqa Bakaaraha ayaa lagu soo waramayaa in dhaawacooda ay ku geeriyoodeen Cusbitaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan wararka dhaawacyadan oo ahaa kuwo aad u liitay ayaa ku qudh baxay xalay Cusbitaalada la geeyay, sida ay soo wariyeen Dhaqaatiirta Caafimaadka. Tirada Dhimashada oo aan wali [...]
Continue reading …
منتدى
الحمايه
تعليم هكر
اختراق فيس بوك
اختراق اميلات
اختراق اجهزه






