Faahfaahinta Dagaalkii Maanta ka dhacay Deegaanka Huldooyaale ee hoostimaada tuulada kalabayr Waxaa saaka abaarihii 7:00 subaxnimo dagaal aad uqaraar uu dhex maray labo maleeshiyo beeleed oo kala dega deegaanada bacadweyne iyo camaara dagaalka ayaa wuxuu ka dhacay deegaan lagu magacaabo huldooyaale oo ah deegaankii markii horeba dagaaladaan soo noqnoqday ay ka bilowdeen Deegaankaan oo [...]










