Wararka laga helayo Tuulada lagu magacaabo Barag ciise ee hoos timada Degnaka Bacadweyne ayaa waxa ay shegayaan in sakey uu halkasi ka qarxey Dagalki aad u xogan oo bilodey ka dib saladii subax socdeyna ilaa 10:00 subaxnimo oo ay ku geeriyodeen inta la ogyahey dad ku dhow 10 qofood ayn ka ku dhawcmeen intasi ka badan ka dib marki ay weera ku soo qadeen maleesho belaad in dhowalaba wadey abaabul dagaal oo ka soo jeda deganada Ximan iyo xeeb hoosyimda. Dagaalkaan oo ahaa mid ay ka qeybqadanyeen gadiidka dagalka oo kor u dhafayey 20 gadiidka dagalka ah ayaa waxaa uu xoogisa qarxey ka dib markii weerar lagu soo qadey Dadka deganka tuulada Barag Ciise oo maamul ahan hoostimda Degnka bacadweyne ayna ku soo qadeen maleeshiyo tabacsan Maammulka Ximan iyo Xeeb waxan inta la xaqiijiyey ku geriyoodey 8 nin iyo 2 hawena iyo dhawaca oo garyey 10 wax kor u dhafaya iadoo sida la xaqiijiyeyna dagalka uu iskis u istagey markii ay sacadu aheyd 10 barqanimo ee sakey kas oo daryanka madafiicda la isku adegsanayey laga maqlayey meelo aad uga fog fog halka dagalku ka socdey. Sidoo kale waxaan ilaa hada laga war qabin qsaraha rasmiga ah soo kal garey maleeshiyadka dagalamey ee dhinacyada saakey halkasi ku dagalamey, balse dadka halkasi ku geeriyoodey ayaa la shegay in ay ahyeen dad xoolo dhaqo ah oo aan ka war heyn , balse la kulmey weerarka saakey lagu soo qaadey, halkasina ay ku haleshey rasaastii la isku ridayey ee labada dhinac. Goobaha dagalku uu ka dhacey ayaney ku oolin sida la shegay goobo caafimaad waxana jira dhawacyo xaladooda laga deyrinayo oo la shegay in ay wax ku noqden dagalada manta dhacey oo ahaa kuwii ugu qararaa e dhexmar labadan dhinac oo dagalkooda uu soo jiitamayey mudadii labad sano aheyd ee ugu danbeysey ee la soo dhafey iyadoo xaladuna hada ay tahey mid cakiran sida wararku shegayan oo dhinacyadu ay kala qadanayan dhawacyadii iyo meydadkii wax uga noqdey dagalka walina ay isku horfadhiyaan goobihii ay ku dagalamen. Labadn qabiil ayaa laga quustey heshiisiintooda ka dib markii dhow jeer la isku dayey in la nabadeeyo ka dib markii sida la shegay ay beel ka mida ku doodey in ay deganka ka guurto beesha kale sidaas oo kaliyana nabad lagu heli karo hadii kale dagalku uu socon doono. Wixii warar ah eek u soo kordha dib ayan idinkala soo socdsiin doona isha’ALLAAH
januune xasan geedi