Faahfaahinta Dagaalkii Maanta ka dhacay Deegaanka Huldooyaale ee hoostimaada tuulada kalabayr
Waxaa saaka abaarihii 7:00 subaxnimo dagaal aad uqaraar uu dhex maray labo maleeshiyo beeleed oo kala dega deegaanada bacadweyne iyo camaara dagaalka ayaa wuxuu ka dhacay deegaan lagu magacaabo huldooyaale oo ah deegaankii markii horeba dagaaladaan soo noqnoqday ay ka bilowdeen
Deegaankaan oo si toos ah uhoos yimaada deegaanka kala beyr oo lagu magacaabi jiray baraag ciise ayaa inta lahubo waxaa ku dhimatay 38qof 10 ka mid ihi waa dadkii deegaanka deganaa halka 26 kalena ay ahaayeen dadkii duulaanka soo qaaday oo ka yimid dhanka camaara waxaase manta dagaalka si toos ah uga qeyb qaadanayay maamulka ximin iyo xeeb iyo ururka xisbul islaam
Ilo lagu kalsoonyahay oo aanu laxiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay in 2sarkaal oo xisbul islaam ah iyo 3sarkaal oo ximin iyo xeeb ihi halkaas ku nafwaayeen
Dagaalka oo markii danbe iska qaboobay kadib markii maleeshiyadii reer xaaji oo duulaanka qaawan soo qaaday ay ogaadeen in aysan waxba isla heyn ,aan ka ahayn meyd sii kordhaya oo dhankoodaa ayay ka kala carareen una carareen dhanka cadaado iyo camaara iyo caad waloow ay jireen qaar laga soo qafaalay dhul ka fog meesha ay dirirtu ka dhacaysay sida Nairobi,muqdisho,iyo dalka dibadiisa ay meeshii uga kala carareen kuwaas oo aan aqoon meel ay beegsadaan ayaa meeshii looga kala cararay ragaas oo gaarayay ilaa iyo 6nin ayaa waxaa gacanta ku dhigay walaalahooda beesha qubeys oo xagooda loo soo qalday hase ahaatee meeshii ay ka yimaadeen ayaa loo sii dhaweeyay oo la tusiyay meesha ugu sokeysa dhul saleemaal hase yeeshee nimankii ayaa intii lahayay kitaab iyo dhaar afka labadiisa yeeray
Hubkii inta laga qaatay ayaa la,iska sii daayay laguna yiri haddaad soo laabataana mar danbe la,idin saamixi mayo haddaa faraha waxaan kala baxdaana waa sida adinka idiin roon duco aan la soo koobi Karin ayaa halkaas ka dhacday
Maamulka ximin iyo xeeb ayaan waxaa markaan looga fadhiyaa inuu jabka soo gaaray idaacadaha horkeeno kana qoomameeyo meesha uu ka soo laabtay asagoo faro maran haddana lagu soo fara xumeeyayba wixii ka soo kordha dib ayaanu idinkala socodsiin doonaa WCWW…….
.,,,,,,,,,,Zubeyr Macalim cabdulqaadir subayr@hotmail.com
jab iyo hoog aan la soo koobi karin ayaa qabsaday saleemaal gowsa isku riix
mujaahid subeyrna waxaan leeyahay nooloow noo soo tabi wararka wanaagsan sidaan oo kale
zubeir waa mujaahidkeena websitekuna waa webkeenii
farxiyo - June 30, 2010
5:25 pm
Waad ku mahadsantihiin bahdiina hidaha.com sida wanaagsan ee aad nooga qosliseen 6nin oo saleemaal ah oo la soo qafaalay ayaan qabanay hadana waan sii deynay
Said - July 1, 2010
4:24 am
waan idin salaamay bahda hidaha waxaa iiga yaabiseen waxaad tiraahdeen 6 nin oo saleebaan aa;la sii daayay marka la daynaayo maa la qalo oo tiradaan ka dilnay noloogu badiyo
waxaa rajeynayaa in libaax jidka ku cuno ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
muumin - July 1, 2010
11:15 am
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
KKKKKKKKKKKKK
WAA IDIN SALAAMAY QOLADAN AYKAMUUQATO
DHIBAATADA SOOGAARTAY BEESHOODA
SXB WAXAA FIICAN HADII AAD WAX QOREYSO
INAAD MARWALIBA RUNTA QORTID IYO SIDA
WAX UDHACEEN XINQOD IN QOBEYS LAGA QABSADAY
MAAD SHEEGTID ANIGA AYAA LAHADLAY
COL/NUUR BIDAAR AYAA CASHARKAAS IDIIN DHIGA
QUBEYS WAAN KA XUMAHAY WIILASHA AAN ABTIGA
UNAHA IN MEYDKOODA AAD KA ACARARTAAN
gun bursade - July 1, 2010
12:18 pm
MARDHAW WAXAAN LA WAREEGI DOONAA BACADWEYNE HADII QUBEYS ISKA CELINKARO SALEEBAAN WAAN ARKIDOONAA MARKII HORE IDINKAA DIIDAY NABADA HADA DAGAALKA
MEESHUU IDINLA GAARO AAN ARAGNO WAANA OGNAHAY RASAASTA MAJEERTEEN IDN SOO SIIYO INTA AAD KU DAGAALIKARTAAN WAA MAALMO YAR
gun bursade - July 1, 2010
12:23 pm
dameer nin qalay hilibkii cun saleemaal nin ceyriyana daal kala noqoy waryaara wuxu orod dheeraa waxay ordayeen 3saac oo toos ah
admin - July 1, 2010
4:59 pm
sxb waxaan ku raacsanahay ninkaan soo qorey maqaalkan inuu yahay dagaalku dacaayad balse dacaayada loo baahanyhaya in xadyeelato oo waxeynu la soconaa dagaalkan inta badan waxa soo qaadayey raga gardarada qaawan raba iney dhul aysan leheen kula wareegan
teeda kale wareesiyano in la bixiyo beey eheed si loogu kabo qoraalkan tan ugu anbeeso waxaa fiican in laga jawaabo suaalo ah maxaa dagalka loso qaadey,yaase soo qaadey,goormee soo qaadeen,sidee usoo qaadeen,maxayse ka damacsanyihin dagalkan maadama dagaalo ka hor ay soo qaaden caawantan ciridka gaduudan,sidee xal loogu heli karaa maadama weli dulanku uu socda ay besha qubeys ku midoobi kartaa ……waxaas oo dhan inuu kulansado baa loo baahanyhaya qoraaladan.
waxaana leeyahya subeer yaar qafifi hadalada dacaayada xanbaarsan
bulukeeti - July 12, 2010
9:59 am