Home » 2010 » June (Page 2)

Hargeysa hidaha.com Waxa soo gaba gabawday isla markaana si rasmi ah loo xidhay dhamaan goobihii codbixinta doorashada madaxtooyada Somaliland oo maanta oo bisha juun tahay 26-si rasmi ah uga qabsoontay dhamaan gobolada iyo degmooyinka dalka. Subaxnimadii hore ee saaka ayay dadweynaha ku dhaqan somaliland waxay u dareereen goobaha codbixinta iyagoo laga dareemayay in qof walba go’aankii [...]

Continue reading …

yo Shir ayaa ka dhacay jimcihii tagay magalada sanca  wadan yemen Shirkaas ayaa waxaa ka soo qeeb galay beesha direed oo dagan koonforta soomaliya  shirkaas waxaa looga hadla arimo badan oo ka Mid ahayeen  xalada aay ku sugun tahay beesha fala qeeyn ka dib Waxa lis la gartay in gudi loo duurto gudigaas ayaa la [...]

Continue reading …

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah mashaa’iqda Soomaaliyeed ahna caalim si weyn looga yaqaan dalka ayaa jawaab diini ah ka bixiyay waxa ay shareecada Islaamka ka qabto calanka astaanta u ah dalka Soomaaliya ee buluugga ah dhexdana ku leh xiddigta shanta gees leh. Jawaabta Sheekha uu ka bixiyay calanka Soomaaliya oo soo baxday [...]

Continue reading …

Ciidamadda dowladda kmg ee Soomaaliya iyo culuma’udiinka Ahlu Sunnah oo isgarab-sanaaya ayaa duulaano culus kusoo ah goboladda Bay, Bakool iyo Gedo. Dowladda ayaa sheegtay inay ciidamadeeda u soo gaba-gaboobeyn tababar balaaran iyo qorshe dagaal oo xilliyaddii ugu dambeysay loo-dejinayay, iyadoo sheegtay maanta wixii ka dambaaya inay weeraro culus ku yihiin goboladda, Bay, Bakool iyo Gedo [...]

Continue reading …

Marcello Lippi ayaa sida cad door aktarnimo ka cayaaray koobkii aduunka ee 2006-dii laakiin 4 sanadood kadib wuxuu noqday kan la oran karo waa laadarka dalkiisa u qoonsaday inay ugu yaraan usoo gudbaan wareega 2-aad maxay tahay sababtu? Maalin kasta ciid maaha wayse adkeyd in taa lagu qanciyo Marcello Lippi oo iska caleemo saartay waaweynka [...]

Continue reading …

Afrika Ghana ka qaado, Ingiriiska iyo Jarmalka oo isku soo aaday Xulka qaranka Ghana 24.06.2010, deeyoo.com. Xulka Ghana ayaa noqdey dalka keliya ee Afrika ee usoo baxa wareega 2aad ee koobka aduunka sanadkan inkastoo kulankii ugu dambeeyey caawa lagaga adkaaday 1-0 markii ay iska hor yimaadeen xulka awooda ku leh kubada cagta ee Jarmalka. Ghana [...]

Continue reading …

Kulan ay yeesheen Waxgaradka degan degaanka Bangeelle ee gobolka Galgaduud iyo madax ka tirsan dhaqdhaqaaqa Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha guddiga fulinta Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Yuusuf ayaa looga hadlay arrimo fara badan oo maalmahaan ka jiray, gaar ahaan dhinacyada amniga, sidii loo adkeyn lahaa xiriirka dadka gobolka Galgaduud iyo Ahlu Sunna [...]

Continue reading …

Xukuumadda kmg ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeyn isgoyska degmada Hawl Wadaag, oo uu saaka ka qarxay dagaal xoogan, kaasoo u dhaxeeyay cidmaadda dowladda iyo Ururka Xisbul Islaam. Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii ay weeraro culus soo qaadeyn ciidamo ka amar qaata ururka Xisbul Islaam, kaa oo dadka reer Muqdisho ku [...]

Continue reading …

Aabbe 54 sano ah jir ah oo mudo 12 sano gabar uu dhalay si qarsoodi iyo xoog ku jiro xaas ahaan ugu heystay gudaha dalka Brazil. Wadanka Braziil ayaa waxaa maxkamad la soo taagey Jose Agostinho Pereira oo ah oday 54 sano ah jir ah oo mudo 12 sano gabar uu dhalay si qarsoodi iyo [...]

Continue reading …

Saraakiil ka tirsan  Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ee gobolada dhexe ayaa booqday tuulada Ceelhuur oo ka tirsan gobolka Mudug, waxaana saraakiishaas oo watay ciidamo iyo tikniko fara badan la sheegay inay kulamo la qaateen waxgaradka degaanka. Ujeedada socdaalka saraakiisha Suniyiinta ee gobolka Mudug ayaa la sheegay inuu la xiriiray sidii ay odayaasha degaanka uga wadahadli [...]

Continue reading …