Home » 2010 » June (Page 6)

Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa culumada Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh C/llaahi C/raxmaan (Abuu Yuusuf Al-Qaadi) ayaa ka warbixiyay dagaal xooggan oo ay la galeen ciidamada Al-Shabaab ee ka dhacay degaano ka tirsan Dhuusamareeb, wuxuuna Abuu Yuusuf Al-Qaadi sheegay in dagaaladaasi ay ka gaareen guulo, kaddib markii sida uu sheegay ay dileen 90-Sarkaal oo sagaal ka mid ahi yihiin [...]

Continue reading …

                    Hidaha.com kala soco sports news Bidix: Escobar, Maradona Battiston iyo Zidane 05.06.2010, hidaha.com. Koobka aduunka oo xiisihiisa uusan gooni u aheyn bahda isboortiga laakiin sidoo kale ay si weyn ula socdaan dadka aan xiisaha badan u qabin kubada cagta taasoo ah sababta uu u yahay tartanka ugu weyn ee aduunka ka dhaca. Wuxuu wataa [...]

Continue reading …

Dagaal  Aad Uqaraar Ayaa mar kale manta Ka qarxay deegaanka Gal dhurre Oo Qiyaastii 8KM U Jirta Magaalada bacadweyne   Dagaal U dhexeeya beelaha Qubeys iyo saleemaal Ayaa manta dib uga qarxay deegaanadii horey ay ugu dagaalami jireen   Deegaanka dagaalku manta ka dhacay oo lagu magacaabo galdhure oo hoos yimaada degaanada beesha qubeys ayaa [...]

Continue reading …

Ciidamada dowlada ayaa maanta qaaday dagaal la sugayeye sanad ka hor. ciidamada dowlada oo ay kalsooni weyn ka muuqatay afkane ciida u daray Irhaabiyiinta ku soo duulay dalkeena hooyo ayaa ugu danbeyn isku fidiyey inta badan waqooyiga Mogdisho ilaa Suuqa bakaaraha.kooxaha Argagixisada ayaa hada si fiican loo go,doomiyey guud ahaan dagalada ka socda Mogdisho iyo [...]

Continue reading …

Ciidamadii reer Hiiraan ee dhawaantan la wareegay magaalada Belet weyne iyo dhalinyaro reer Hiiraan ah oo ku sugan magaalada Bulo Burte oo heshiis hoose wada gaaray.heshiiska ayaa ah in dhalinyarada aan u dhalan gobolka ee kooxahaan qaswadayaasha ah dhamaantood si nabad ah looga saaro guud ahaan gobolka Hiiraan iyadoo uusan dhiig ku daadan amaba aan [...]

Continue reading …

                                              Muslimiinta ku nool Qaaradda Yurub iyo Waqooyiga America ayaa si weyn kaga dhiidhiyay aflagaadadii Rasuulkeena Sharafta badan uu kula kacay Telefishinka Universal,waxayna taas sababtay in Somalida daawan jirtay ay iska damiyaan 85% kadib markii ninka iska leh Universal Tv ee Axmadey Abuubakar uu BBC Somali ka sheegay inay ku saxsanaayeen faafinta kartoonkii sheeydaan gaala [...]

Continue reading …

Wararkii ugu danbeyey ee laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay shegayaan in dagalo xoogan ay mar kale dib uga qarxeen goobihii shaley dagaladu ka dhece Galinkii danbe ee Gobolka galguduud ee ku dhowaa Dhuusa mareeb gaar ahaan deganka Bulacle oo 30 Km u jira Xarunta gobolka. Dagalka ayaa la shegay in uu qarxey xoogiisa [...]

Continue reading …

Dagaal Ayaa Abaarihii 1:00Duhurnimo Ka qarxay Deegaanka deydo Oo Qiyaastii 7Km Ujirta Magaalada Bacadweyne Dagaalkaas oo udhexeeyay beelaha qubeys iyo Slaeemaal Dagaalkaan oo daba socday dagaalo ka dhici jiray 2bil ka hor deeganadaas ayaa si iskiis ah iskaga qaboobay ka dib markii beeshii duulaanka eheed dib loo riixay dagaalka ayaan la,ogaan karin qasaaraha ka dhashay [...]

Continue reading …

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع