Shir ay wahaabiyada beelaha Habar aji iyo Ayaanle Cayr ku yeesheen magaalada Nairobi ee wadanka Kenya oo loogu ololaynayo in Xasan Daahir lagu geeyo Gobolada dhexe si looga badbaadiyo Al-shaabab oo ka dhacay Magaalada Nairobi waddanka Kenya.
25 ilaa iyo 26/kii bishaan ayey aheyd markii aay shir isugu yimaadeen wahaabiyada labada beelood ee Habar-aji iyo Ayaanle oo ku wada Abtirsada Beesha Ceyr Habar gidir ee ku nool magaalada Nairobi ee Waddanka Kenya.
Shirkaan ayaa wxaa soo qaban qaabiyay wahabiyada Jufada Habar-aji oo katiran beesha cayr.
Wahabaiyada beesha habar-aji ahna ganacsato fadhigoodu yahya magaalda Dubai ayaa lahayd agaasimka iyo agendaha shirkaba.
Shirkaan oo ujeedadiisu ahayd in Xasan Daahir Aways lagu geeyo Gobolada dhexe si looga badbadaiyo halista Al.shabaab, Laakiin muqaalka shirka ayaa lagu bilabay in beesha Ayaanle ay gogol u dhigato beesha habar-aji iyagoo ka tirsanaya in ay uga hareen dagaalka Xasan daahir uu kula jairo Dowlada ku meelgaraka ah iyo in Habaraji Xubnihii Dowladda aay iyagu isku koobeen oo aaysan marnaba soo fiirin dhinaca walaahood reer Ayaanle.
Dhinaca wahaabiyada Ayaanle waxaa garwadeen u ahaa Muse Daahir Aways oo ah Xasan Daahir Walaalkiis.
25-26 kii bisha ayaa gogosha la dhigay magaalada Nairobi , halkaas oo ay isugu yimaadeen Wahaabiyada Ayaanle iyo midda Habaraji.
Fadhigii gogosha ayaa wahaabiyada beesha Ayaanle cayr ku eedaysay wahaabiyada Beesha Habar-aji in ay dagaalka Xasan Daahir uu kula jiro DFK aay beesha Habar aji uga hartay.
Cabasha badan iyo is eedyn kadib waxay wahaabiyada beesha Habar-aji bixisay xaal iyo xumayn la siiyay wahaabiyad beesha Ayaanle.
Doodii shirka ayaa laysku mari wayay in Xasan Daahir la gayn karo gobolada dhexe taas oo xubnaha inta badan ay soo jeediyeen in ay adag tahay in lagu guulaysto arinkaas, Lakiin waxaa ku adkaystay inla gayn karo Muuse Daahir Aways oo ka mid ahaa xubnaha sida xoogga leh ugu ololaynaya walaakiis Xasan Daahir.
Shirkan oo ahaa shirqool ay soo maleegeen wahaabiyada labada beelood oo aan soo sheegnay ahaana mid ay soo agaasimeen wahaabiyada Dubai ayaa laysu qaybiyay laba beelood oo kala ah Habar-aji iyo Ayaanle si loo isticmaalo magaca qabiilka.
Shirkaan oo aan helnay xogtiisa iyo dhamaan qorshiiihsa hoose ayaan soo gudbin doonaa dhamaan xubanaha ka qayb galay Sawirradooda iyo magacyadoodaba.
Maalintii shalay ayaa dib loogu balamay in dib laysugu soo nqodo shirka isagoo socon doona dhowr maalmood, ganacsataduna ay halkaas ku aruurin doonaan lacago aay u diraan Xasan Daahir si la isu raaciyo inta yar ee ka bad baaday Dagaalada iyo Duullamada aay Wahaabiyadu ku soo qaadeen Shacabka Soomaaliyeed iyaga oo ugu soo gambanaya Diinta..
Wadanka keenya oo ah wadanka shirqoolkaan lagu maleegayo ayaa la socda dhaqdhaqaaqa shirka iyo walib dhmaan macluumaadka ku saabsan shirka.
Waxaan idiin ballan qaadeynaa in aan idiin kugu soo gudbin doonno qormooyinka dambe magacyada iyo Sawirada xubnaha shirka ka qayb galaya iyo xogta rasmiga ah ee shirkaas.
War waa maxay nimanka tuuga hadba guri ku qarinaya.
Oohadda hadii aad gaysaan gbolada dhexe xattaa ma idin la tahay in nimankaad shalay siyaasad xumada hubka ugu dhiibteen in ay idinka harayaan….walle waxaad walaalkaa ladamacday haday adiga ku haysataa.. جنزألعمل.ألجزأمن hadba wiil yar oo baydhabo ama har gaysa ka yimid in uu xamar ka cayriyo wahaabiyadii shalay umada balada la damacsanayd waa abaalkooda
Amiin shiine - October 13, 2010
11:27 am