Wiil Qabees la,aan Aawadeed Uwaayay Jaceelkiisa oo muda badan ay wada socdeen
Ninkaan oo da.diisa lagu qiyaasay 24 sano jir ayaa waxaa la sheegay in uusan qabeesan muda gareesa 2 sano iyo 4 bil, kadib markii oo jaceyl baaxad wayn u qaaday gabar u dhalatay dalka Farance oo iyadu wax ka baraneesay jaamacad ku taal Magaalada Washinton ee Cariga America
Arrintaan qabees la.aanta ayaa waxa la xaqiijiyay in niinkaan ay soo wajahday ka gadaal markii ay ku daadisay gabar uu muda xiriir la lahaa laakin sida la sheegay ku nacday qabees la,aanta maadama gabadha in badan ay ku waanisay in uu qabeesto xilli walba, Laakin wiilkaan ayaa inta badan isu dhiibay gabadha jaceylka uu u hayo taas oo sababtay ugu dambeyn in uu danihiisa dhan u seego gabadhaasi
inta badan dadka taxliiliya jaceylka ayaa waxa ay tilmamaan in nadaafada darada ay qayb ka tahya jaceelka xad dhaafka ahi ee loo qaado ruuxa bin,aadamka ah rag iyo dumar intaba .
Warar aan lagu kalsoonayn uu daabacay mid ka mid ah wargeysyada ugu afka dheer dalka talyaniga oo ka faalooda arrimaha jaceylka ayaa sheegay in wiilkaani ku dhowaad 3 bil uusan la hadlin cidna isagoo kali ku noqday guri ku yaal magalada Varginia ee dalkaasi maraykanka uu isaga qudhiisaba wax barasho u joogay iyadoo heer gaba gaba ah u mareesay waxbarashadiisa
inkastoo waqtigiisa badan ku qasaari jiray la hasaawida gabadhaasi
Wararka qaar ayaa tibaaxaya in ugu dambayn gabadhaasi ay dacwad ka gudbisay wiilka ay xirirka leeyihiin, dacwadaani uu ku saabsan qabees la,aantiisa inkastoo xilliga hasaawaha uu is turukayn jiray wajiga meeran jiray macnaha si gabadhu ay ugu maleeso in uu yahay nin nadaafad badan laakin gabadha aya si kaftan ah wiilkani u waydiisay, su,aal ahayd qofka maalintii imisa jeer ayuu qabeesan karayaa si ay u ogaato arrrin lagu xanto wiilka ay saaxibada yihiin oo ah in uusan qabeesan tan iyo markii ay is barteen mudo haatan laga joogo 2 sano iyo 4 bil
Sheekadaani ayaa waxay noqotay sheekada ugu hadal haynta badan dalka America gaar ahaan labada magaalo ay kasoo kala jeedaan wiilka iyo gabadha oo kala ah Washinton casimada dalka Mareykanka iyo magaalada Virginia ee isla dalkaasi America
sarkaal sare oo ka tirsan booliska magalada Washinton ayaa dacwada gabadha ay soo gudbisay kadib maxkamada ka codsaday in arrintaan wax laga qabto walow ay layaab ku noqotay arintaan maxkamada maadaama dacwad noocaani oo kala ah aysan ka jawaabin waligeed tan iyo intii la aas aasay maxakamadaasi inkastoo wiilkani uu qirtay in uusan qabeesan mudadaasi isagoo daliil uga dhigay qabees la,aantiisa jaceyl aad u wayn uu u qaaday gabadhaasi
Sikastaba ha,ahatee wiilkaan ayaa waxa uu ceebeeyay raga aadka u xiiseeya hasaawaha ama shukaansiga sida ay qabaan qaar ka tirsan raga ku nool dalkaasi America oo ay fajac iyo layaab ku noqotay sheekadaani
Mohamed Hassan Bakistaan
Bakistaan77@hotmail.com ama webmaster@hidaha.com


[...] Wiil Qabees la,aan Aawadeed Uwaayay Jaceelkiisa oo muda badan ay … [...]
aniga waxan aamin sanahay in jecelka hadaa haysato waxakamaqan laheen lkn hada weyso qofka bini adanka ku imaan karto qabees la aan iyo waxala mid aha sababta jecelka waa xanuun badan yahay inyaran garata
aniga waxan aamin sanahay in jecelka hadaa haysato waxakamaqan laheen lkn hada weyso qofka bini adanka ku imaan karto qabees la aan iyo waxala mid aha sababta jecelka waa xanuun badan yahay inyaran garata wiilka cudur kalahayay malaha