Zidane oo sheegay inuu taageeri doono xulka uu asal ahaan ka soo jeedo ee algeria

Filed under: Maqaalo,Wararka Somalia |

Xidigii Hore Ee WaZidane Oo Difoose Unoqon Doono Algeria. Xidigii Hore Ee Wadanka France Zidane ayaa waxaa uu sheegay in uu Difoose ama Taageere U Noqon doono Wadanka Algeria Uuna Xaadiri Doono Koobka aduunka Kulamada ay cayaarayaan waxaana uu intaa ku daray in uu aad u jecelyahay in Dalka Algeria ay kugeeleestaan koobka aduunka.,

Zidane ayaa waxaa uu sheegay in uu xaadiri doono furitaanka koobka aduunka kadib markii uu waraaqada casuumaad ah uu kahelay madaxda Fifa ayna doonayaan hadii ay yihiin ciyaartoyda carabta ah in ay difoose u noqdaan wadanaakasi Algeria . Zidane ayaa kudhawaaqay in uu sanadkan meel wanaagsan gaari karin wadankiisa Farane oo uu u arko midka hada ugu liita wadamada kaqayb galaya koobka aduunka sida uu hadealka udhigay .

Waxaa wax laga waydiiyay wadamada looga cabsi qabo koobka waxaana uu tusaale u soo qaatay wadamada SPAIN england Brazil iyo Germany waxaana uu sheegay in ay yihiin kuwa looga cabsanaayo in ay koobka qaadaan. danka France Zidane ayaa waxaa uu sheegay in uu Difoose ama Taageere U Noqon doono Wadanka Algeria Uuna Xaadiri Doono Koobka aduunka Kulamada ay cayaarayaan waxaana uu intaa ku daray in uu aad u jecelyahay in Dalka Algeria ay kugeeleestaan koobka aduunka.,

Zidane ayaa waxaa uu sheegay in uu xaadiri doono furitaanka koobka aduunka kadib markii uu waraaqada casuumaad ah uu kahelay madaxda Fifa ayna doonayaan hadii ay yihiin ciyaartoyda carabta ah in ay difoose u noqdaan wadanaakasi Algeria . Zidane ayaa kudhawaaqay in uu sanadkan meel wanaagsan gaari karin wadankiisa Farane oo uu u arko midka hada ugu liita wadamada kaqayb galaya koobka aduunka sida uu hadealka udhigay .

Waxaa wax laga waydiiyay wadamada looga cabsi qabo koobka waxaana uu tusaale u soo qaatay wadamada SPAIN england Brazil iyo Germany waxaana uu sheegay in ay yihiin kuwa looga cabsanaayo in ay koobka qaadaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>