Home » 2010 » July

13may2009 maqaal lagu baafiyay shabakada somaliweyn oo manta rumoobay muxuu ahaa maqaalkaasi???

WAA KUMA SHEEKH MUKHTAAR (ABUU-ZUBEYR)? Amiirka ururka Al-shabaab Sh Mukhtaar Abuu-Zubeyr ayaa maalintii shalay 13/05/2009, markii ugu horreysay soo diray cajalad maqal ah oo saxaafadda laga sii daayay isaga oo uga hadlay arrimo badan oo ay ugu horreeyaan dagaallada lagu hoobtay ee Muqdisho ka socda. Haddaba, waxaan jeclaystay in aan akhristeyaasha waxyar uga iftiimiyo ninkaas [...]

Dagaal aanan xooganeyn ayaa maanta dhex maray ciidamadda dowladda kmg ee Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunnah Wal jameeca, iyadoo uu dagaalkani ka dhacay degmada Dharkiinley ee magaaladda Muqdisho. Dagaalkaan oo yimid kadib markii ciidamadda dowladda kmg ay doonayeen inay dhac ka geystaan xaafad kamid ah xaafadaha degmada Dharkiinley, ayaa waxaa goobtaasi soo gaaray ciidamo ka [...]

Continue reading …

Dugsiyada Quraanka Kariimka ah Lagu Barto Ee Deegaanada  Loo Barakacay Oo ay Ka Muuqdaan Dayacnaan Aad U Baahsan sida ka muuqato sawirada.  Dugsiyada quraanka iyo weliba goobaha wax lagu barto ayaa waxa ka jirta dhibaato taas oo ay sheegeen dadka masuulika ka ah  in ay jirto hoy la,aan baahsan oo soo wajahaday goobaha dugsiyada quraanka [...]

Continue reading …

Waa taariikh cusub oo aanan hore loo arag in shacab Somali ku abtirsadaa laga raafo dhulkii eey u dhasheen laguna qasbo in eey dib ugu noqdaan dhulka mixnada ka socoto ee koonfurta dalka Somalia,puntland waxaa lagu dhisay canshuurtii shacabka Somali oo dhan waxaana laga xoreeyay gumeeystihii Talyaaniga ee ku soo duulay dalka Somalia qarnigii 18 [...]

Continue reading …

Dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada  Al Shabaab ayaa ku eedeeyay Ciidamada AMISOM duqeymaha ay dadka faraha badani ku geeriyoodaan ee ay ka geystaan Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Kadib markii isbuucyadii la soo dhaafay gudaha Magaalada Muqdisho ay ku sii kordheen Madaafiicda faraha badan ee  ku dhacaya xaafadaha kala duwan ee kuyaal Magaalada Muqdisho [...]

Continue reading …

Ribery iyo Benzema oo dacwadooda bilaabatay halisna ugu jiro xarig 3 sano ah Ribery iyo Benzema 22.07.2010, hidaha.com. Xidigaha qadka dhexe ee xulka Faransiiska Franck Ribery iyo Karim Benzema ayaa halis ugu jira xarig 3 sano ah kadib markii la soo eedeeyay. Boliiska Faransiiska ayaa maanta wareystay labadaan xidig iyadoo la sheegay in baaritaan ku [...]

Continue reading …

Isir naceyb lagu raafaayo bulshada koofurta Somalia ayaa ka laba lixaadsaday Magaaladda Bosaso ee degaanadda Puntland. Caruur iyo hooyooyin u dhashay Koofurta Somalia una badan Jareer iyo Hawiye ayaa sida ariga loogu gurayaa gawaari waaweyn,waxaa lagu sii daayay Maleeshiyooyin iyo dhalinyaro ka boobay alaabahii guryaha u yiilay iyo lacagahii ay heysteen, Qofka looga shakiyo inuu [...]

Continue reading …

War-bixin Xiiso Leh: Duuliyeyaashii Shisheeye Iyo Kuwii Somaaliyeed Ee Qaybta Libaax Ka Qaatay Duqayntii Dhinca Cirka Ee Loo Gaystay Somaliland.   Taariikhdu waxbay hagtaa, dadkuna wuu haybiyaa……Dhacdo kasta oo dunida ka dhacdaa raad ayey ka tagtaa, siiba dhacdooyinka murgada leh ee ay ka mid yihiin Xasuuqa iyo dil wadareedka lagu bartilmaamaysto Isir iyo Qoomiyad gaara oo aan [...]

Continue reading …

Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh Shibile ayaa ah laba sheekh oo kamid ah Culumada Al-Itixaadka ee haatan loo yaqaano Culumada Ictisaamka. Labadan Sheekh ayaa ku nool dhul Gaalo waa Dalka Kenya islamar-ahaantaana heysta jinsiyada dalkaas ama Baasaboorka Kenyaatiga. Labadan Sheekh waligood waxba kama sheegin mana aysan La Dagaalamin Dastuurka Kufriga ah ee u dagsan Kenya. Sidoo [...]

Continue reading …

 Wararka ka imaanaya dalka Jarmalka ayaa sheegaya in bahal Badeedka Saadaaliyaha ahaa eek u caan baxay koobka adduunka Paul ayaa waxaa codsi uu ugu yimid dalka Spain kadib markii uu dalkas u saadaaliyay koobka adduunka in ay qaadayaan. Paul waa magaca loogu yeero xarshaash badeedka leh 8 lugood iyo 3 wadno kaas oo ku guulaystay [...]

Continue reading …
Page 1 of 512345