C/qaadir Nadaara iyo Beelaha Direed Fikirkoodu kala Fogaa !!
Wariye C/qaadir Nadaara oo ka ahaa Wariye ka Tirsan TV-ga Universal ee ay Leeyihiin dadka loo yaqaan .5ka ee dega Koonfurta Somaliyan, ayaa SHaqadii laga Joojiyay Ka dib markii Dood uu uqabtay Rag Qabiilku daashaday oo ka soo jeeda beesha daarood ayku aflagaadeeyeen qoomiyad Asal ahaan Ku Abtirsada Beesha Direed …, Doodaasi ayaa ahayd mid lagu soo qaatay Barnaamijka Xogogaal waxana daadihinayay Wariye Nadaara.
Abdi Xoosh oo ahaa Odaga Daarood ee aflagaadadu ka soo maaxatay ayaa ka mid ahaa dadkii Miiska Dooda Fadhiyay waxana uu si daciifnimo iyo qabyaaladi ka buuxdo Xoosh uga hadlay Gooni Goosadka Beelaha Reer shiikh isxaaq direed iyo Xasuuqii Loo geystay beeshaasi beeshaasi ee ay hogaaminayeen beesha uu ka soo jeedo isla xooshkaani ee ah sade daarood , Xoosh ayaa sidii ay jeclaayeen beelaha daarood dhamaantood u aflagaadeeyey beelaha direed isla markaasna si Faah Faahsan uga hadlay Amuura badan oo Beesha daarood qiiro geliyay kaas oo ahaa cadaawada dheer ee ay uqabaan beelaha irir samaale ku abtirsada khaasatan beelaha direed oo uu xitaa ku eedeeyay burburkii dowladii hantiwadaaga inayba u,ahaayeen asal taasoo uu ku macneyay haddii dagaalkii hargeysa uusan dhici lahayn dowladdu ma daciifteen
Hase Yeeshee ina daaraad ayaa sheegtay inuu ku Xad Gudbay oo Afla Gaadeeyaybeelaha reer shiikh isxaaq direed kuwaasi oo TV-ga Ca Cadka la soo xidhiidhay waxana ay sheegeen in Universal ay Raali Galin Bixiyaan, Intii aanay Universal Raali Galinta Bixin ayaa Xoosh Isagu si Odaytimo ah u Bixiyay Raali Galin.
Ahmed Abukar oo ah Shakhsiga leh Tv-ga Universal ayaa isagu SHaqadii ka Cayriyay Wariye C/qaadir Nadaara isaga oo Ugu Hal qabsaday inay direed Codsatay in Nadaara aan Mardanbe Shaashada laga Arag? Universal ayaa u Muuqata Mid Beelahaasi Boos ka eeganaysa Beelaha direed ee iyaguba
Ahmed Abukar ayaa Noqday Nin Wariyaashiisii TV-ga uga Cayriyay Jacayl uu u qabo Somaliland Hase yeeshee Wariye C/qaadir Nadaara ayaa Somalidu u Aragtaa inuu Yahya Nin dhex dhexaad ah oo inta badan Barnaamijkiisa ku soo Marti qaada Beelaha Somaliyeed si Siman Hadii ay ahaan Lahayeen Ganacsato, Siyaasiyiin Aqoonyahano iyo Culu’mo..
Xog Hoose Beelaha direed Kuma qanciDoonto raalina Kama Noqon doonto Raali garayn ay bixiyaan shaqaalaha TV-ga Universal ama In shaqada laga cayriyo shaqsi shaqaale kuu ah balse ay howshu utaalo beesha daarood oo ka bixisa raali garayn hadalkii tv-ga uu ka sheegay xoosh haddii ay ka bixin waayaan waxay La kulmi doonaan jawaab degdeg ah oo ku socota beesha daarood oo ayada qudheeda lagu xanto inay asal ahaan xoolaha uqali jireen dadka reer yemen
sidoo kale ay eheed munaasab haddiiba dad la haybsoocayo in ayaga la hayb sooco maadaama ay lafaha jebin jireen haddana ay boqortooyadii somalida ee saxda eheed aflagaadeeyeen ,,maahmaahyo ayaa waxay eheed Geed tiin ninkii talaalay asagaa u,aayin oo ay ku macneeyeen beelweynta direed in ayaka qudhooda odagii daarood markii uu soo galay dalka soomaliya oo laweydiiyay waxa shaqo ahaan uu yaqaano ee uu sidii dhabta eheed usheegay inuu xoolaha qali yaqaano lafahana uu jebiyo in cuquushii dir iyo hawiye ay ku amreen inuu xoolaha uqalo sidaas ayuuna shaqo ku helay ka dib markii shaqadiisii loo bagay iyo sida uu daacad u,yahayna gabar ayaa la siiyay lana soo dhaweeyay maantana waa tan faasweyntii ku aflagaadeysay …………………..


WA IDIN SALAMAY DHAMAAN SALAAN KADIB WAXA KA DHACAY UNIVERSAL WAX LAGA XUMAADO WAAYE LAAKIIN ANI WAXAA IIKALA SII XUN MAQAALKAAN LAGU AFLAGAADEENAAYO BEESHA DAAROOD WAXAAN FILAYA QOFKA SO DIYAARIYAY IN U KA FIIRSATO SHAQSI WAX U GEYSTAYNA AAN LOO SAARIN QOWMIYAD DHAN MIDA KALE AAN LA JAA IFEYN DADKA SOOMALIYEED AABAYAASHOODA OO HADALADA DADKA WAX MAGARTADA AH EE JUHALADA AAN LAGU SO DAABICIN WEBSITEYADA IYO IDAACADAHA MIDA WEBSITE HIDAHA OO AAN EHEL AHAAN IS LEENAHAY DADKA SO DAABACO FADLAN KAARAMADA IYO ANSHAXA WEBSITE IYO CODKA BEESHA QUBEYS HAKU CIYAARINA
MAHADSANIDIIN
a s c run ahaantii aad ayaan ugaxumahay tilabadii uu ku dhaqaaqay milkiilaha TV GA mana ahan nadaare qof lagula kaco arimaha nuucaas ah nadaare waxaan ku aqaanaa nin dhax dhaxaad ah somalinimadana kuwentahay sorry nadaara
daarood waxaanu ka soo dejinay geed dheer asagoo wata faas iyo geeda qor maantana mawuxuu ku farxay aflagaadada uu noo geystay wiilka faaska weyni dhurwaagu hooyadiis marka ay umusho caanaha ayuu ka nuugaa markuu qaan gaarana wuxuu ka dalbadaa galmo sidaas ayaa dameerkaan noo aflagaadeeeyay
asc marka hore waxaa halkaan ka salaamayaa qoraayaasha hidaha.com runtii universal tv wax ay soo daaayeen waa wax laga xumaado barnaamijkaa markuu c /qaadir nadaara wareesiga ka qaaday c /xooshoow waxa uu awooday in uu ku yiraahdo shaqsiga aflagaada fidinaayay in uu ku yiraahdo hadalada noocaan oo kalaa waa ka mamnuuc sxaafada laakiin c /qaadir nadaara waxaa taa u sameenaayay mid ula kac ah shaqadana in laga eryana waa mid sax oo aanan qaldaneen oo uuna ku saxnaa milkiilaha universal tv axmed maadaama c /xooshoow uu raali galin ka bixiyay qaladkii uu galay maaheen in la caayo qoomiyad oo idil aabayaashooda ama waxa ay ahaayeen marka walaalayaasha qoray aflagaadada waxaa idin dhihi lahaa iska daaya soomaaalina runtii way istaqaanaa qof waliba halka uu ka soo jeeda wscw
asc qoraalka iyo warbixinta cinwaankedaba ma ahan mid si qurux badan loo diyaarshay waayo Nadara iyo beelaha Direed in la isku lifaaqo waa arin aan cadaalad ahayn dacwada ku socotaana si somalinimo ahaan ah ayaan dhex dhexaad ugaga noqon donaa maxa yelay Waqooyiga qabiilada dagaa aniga shakhsi ahaan uma aqoonsani in ay yihiin dad asal ahaan magaca dired ku abtirsada hasa yeshee siyaasad ahaan waa dad ay wax naga dhaxayn karaan marka tv universalna waa ku ceeb in Nadara uu shaqada kaga tirtiro cadaadis kaga yimid shacabka weynaha isaaq awgeed waayo wariya nadarada waa wariye sumcad ku dhex leh umada somaliyeed taarikh ficanan ka dhex sameyay somali weyn doodana uu dhex dhexadiyaha ka ahaana ma ahayn mid uu ula dan lahaa shakhsiyaad iyo qabiloyin waxa ay ahayd qofka gafka geestay in toos loo abaaro tusale ahaan aljazira doodaha ay qabato waqtiyada qaar waba la isku dhex feeraa marka qadiyad gaban iyo meel hoose yanan wax laga eegin
tan kale aniga hadi aanu nahay Beelaha Surre markasta maxaa na hoos geyay dadka dagaa waqooyiga ma walaalnimo aan hawiyaha naga dhaxeyn ayaa naga dhaxayso iyaga ? ma waxa ay nogoa sokeyaan Daarood ? arintan hada taagan waxa ay ka dhaxaysa ISAAQ IYO DAAROOD anaguna dhex ayaan u nahay cidna uma hilineyno fikirkaasna ila qaata walaalahayga BEELWEYNTA SURRE horaa loo yiri ninku yiri sinaan meyno adna diid sareyntisa Isaaq aanba ku aqoon sidee ugu hilisaa waa cajiib
beelaha Direed
dhamaan somakida way salaamanyihiin salaan kadib waxaan kaxumahay joojinta shaqada universal ee c/qaadir nadaara isagoo arintaasc uusan kafiirsan milkiilaha tv-ga universal waayo qofka wariyaha ah wuxuu daadihiyaa barnaamij ee ma ahan afhayeen beel ama afhayeen koox xadii lacaayo beel waxaa loo baahanyahay in uu barnaamijkaas kan xiga uu soo fariisto qokale oo kasocda beeshii lacaayay siuu isagana dadka ugashaafiyo waxa dhabta ah uuna fariin udiro beesha caaysay isagoo huboorinaya in beel ay tahay wax lagatagay oo xada ay socoto masomalibaa . dadka codsaday in shaqada laga rukhseeyo nadaara iyo agaasimaha rukhseeyay waa nacas horay ayaan maqli jiray reer waqooyiga akhligooda ma ahan mid buuxa ileen waa run xadii ay shaqada kajoojiyeen nadaara . nadaara ma ahan nin ciishoonaya oo waa wariya weyn oo laga yaqaano somalia wuxuuna kamidyahay dhoor wariye oo lafdhbar u ah warbaahinta kuhadasha afka somaliga waxaan leeyahay xadii uu maqanyahay nadaara uuna furanyahay diyeeshihii tvga yaa bookiisa buuxin kara hee universaleey?
walaal aniga waxaan dhihi lahaa nadaara halaga daayo tooshka ilmo ayuu korsanaayaa ee kujihaada xoosh kaas ayaa idin caayay waadna mahadsantihiin
waxan dhaliil uso jedinaa mamluka tv un taaso eeku xadgudbeen wariye nadara hadan eego dhinacadooda waxa waxa cayay waa xoosh ninka somalilan ahan waxuu cay tamay cayay dadban oo qofki caqlileh fahmaayo hadan kahadlo wariyah nadar umarko qallad inuu galay waana wariye daacad ah ilaa iyo honafrik
war unv tv ka caraara waa aniga i ceebeysay ma ben ba waxan shegay oo aan ka dhegay unv tv war bbc siida ban ka shegaya dawada
war qof kani abdi xoosh ma ahan yaan loo qaban wa qof donaayo isku dir kale