Comments on: C/qaadir Nadaara iyo Beelaha Direed Fikirkoodu kala Fogaa !!

By: ahmed
somali waxay qabaan cudur aan daawo leheen oo ka galay lafha maskaxda .waxay qabaan cudur ka mid ah cudurada dilaaga waxay kawada jiranyihin qalbiga iyo caloosha iyo maskaxda,walaala yaal ma taqaanin cudurkaas waxa uu yahay ,waa cudur ka xun cansarka iyo kaankarada dadka  ay u dhintaan cudurkaasna  waa (qabil) somali iyagoo hal luqad leh hal diin wada haysta  yay qoloqolo isku lay nayaan, odayaashii cirada lahaa ayaa tv hor imaanaya oo ka caytamaya ,mar qofkii dhalinyarada ahaana  markuu arko halkiisi ayuu asna ka bilaabaa ileen ciroolilhii ayaa sidan u hadlaya waxan la yaabay somali meesha  laga haysto walaala yaal ma ilowdeen xadiiski nabigeena  (csw) ina mal mu,miniina ikhwah) in dhamaan w muslimiinta ay wada yihin  walaalo  , jaahilnimadan goorman ka baxaynaa oon gacmaha is qabsaneena

waa arin xanuun badan runtii in odayaashi ay ukala qaybsamaan mid wadankii gata mid dadkii caaya anakiina aan  ukala qaybsanay mid xabad disho mid dhul gaalo usooo carara oo ilmhii ka wada halaaban amaba hadii loo baahdo ay gaaloobayaan  iyo mid xabad iyo gaajo iyo silic u dhina sidan xaq maahan  ee aniga talo ayaan bixin lahaa laakin cid igama yeelayso waxan dhihi lahaaa  hal maalin hala wada balamiyo oday kastaoo soomali ah aduunka meel kasta ha la iskaga keeno miyi iyo magaalo afrika iyo aasiya iyo yrup intaba  laga bilaabo da.dooda 50 jirada kadibna meel xabsi ah  ah aan u dhisno kadibna halkaas aan iskaga xirno inteena kale ee dhalinyarada ah aan u tashano wadankeena iyo diinteena sidaan ku soo noolayn lahayn , walaala yaal waxa wadankeena qaribay waa oday jaahila oo qabil uu lafaha ka galay  iyo oday dhuuni qaata ah  marka odayaasha waaye waxa wax qaribay

By: MUQTAAR
war  qof kani abdi xoosh ma ahan yaan loo qaban wa  qof  donaayo isku dir kale

By: abdi xoosh
war  unv  tv  ka caraara  waa aniga i ceebeysay ma  ben ba waxan shegay oo aan ka  dhegay  unv tv   war bbc siida ban ka shegaya   dawada

By: rayaan
waxan   dhaliil  uso jedinaa mamluka  tv un taaso  eeku xadgudbeen wariye nadara  hadan  eego  dhinacadooda  waxa  waxa cayay  waa  xoosh   ninka somalilan  ahan   waxuu cay tamay  cayay dadban oo qofki caqlileh  fahmaayo  hadan  kahadlo wariyah nadar  umarko qallad inuu galay  waana  wariye  daacad ah  ilaa iyo  honafrik

By: somali haisraacdo
walaal aniga waxaan dhihi lahaa nadaara halaga daayo tooshka ilmo ayuu korsanaayaa ee kujihaada xoosh kaas ayaa idin caayay  waadna mahadsantihiin

By: siraaj maxamed xaamud (siraaj somali)
dhamaan somakida way salaamanyihiin salaan kadib waxaan kaxumahay joojinta shaqada universal ee c/qaadir nadaara isagoo arintaasc uusan kafiirsan milkiilaha tv-ga universal waayo qofka wariyaha ah wuxuu daadihiyaa barnaamij ee ma ahan afhayeen beel ama afhayeen koox xadii lacaayo beel waxaa loo baahanyahay in uu barnaamijkaas kan xiga uu soo fariisto qokale oo kasocda beeshii lacaayay siuu isagana dadka ugashaafiyo waxa dhabta ah uuna fariin udiro beesha caaysay isagoo huboorinaya in beel ay tahay wax lagatagay oo xada ay socoto masomalibaa . dadka codsaday in shaqada laga rukhseeyo nadaara iyo agaasimaha rukhseeyay waa nacas horay ayaan maqli jiray reer waqooyiga akhligooda ma ahan mid buuxa ileen waa run xadii ay shaqada kajoojiyeen nadaara . nadaara ma ahan nin ciishoonaya oo waa wariya weyn oo laga yaqaano somalia wuxuuna kamidyahay dhoor wariye oo lafdhbar u ah warbaahinta kuhadasha afka somaliga waxaan leeyahay xadii uu maqanyahay nadaara uuna furanyahay diyeeshihii tvga yaa bookiisa buuxin kara hee universaleey?

By: honqore
asc qoraalka iyo warbixinta cinwaankedaba ma ahan mid si qurux badan loo diyaarshay waayo Nadara iyo beelaha Direed in la isku lifaaqo waa arin aan cadaalad ahayn dacwada ku socotaana si somalinimo ahaan ah ayaan dhex dhexaad ugaga noqon donaa maxa yelay Waqooyiga qabiilada dagaa aniga shakhsi ahaan uma aqoonsani in ay yihiin dad asal ahaan magaca dired ku abtirsada hasa yeshee siyaasad ahaan waa dad ay wax naga dhaxayn karaan marka tv universalna waa ku ceeb in Nadara uu shaqada kaga tirtiro cadaadis kaga yimid shacabka weynaha isaaq awgeed waayo wariya nadarada waa wariye sumcad ku dhex leh umada somaliyeed taarikh ficanan ka dhex sameyay somali weyn doodana uu dhex dhexadiyaha ka ahaana ma ahayn mid uu ula dan lahaa shakhsiyaad iyo qabiloyin waxa ay ahayd qofka gafka geestay in toos loo abaaro tusale ahaan aljazira doodaha ay qabato waqtiyada qaar waba la isku dhex feeraa marka qadiyad  gaban iyo meel hoose yanan wax laga eegin

tan kale aniga hadi aanu nahay Beelaha Surre markasta maxaa na hoos geyay dadka dagaa waqooyiga ma walaalnimo  aan hawiyaha naga dhaxeyn ayaa naga dhaxayso iyaga ? ma waxa ay nogoa sokeyaan Daarood ? arintan hada taagan waxa ay ka dhaxaysa ISAAQ IYO DAAROOD anaguna dhex ayaan u nahay cidna uma hilineyno fikirkaasna ila qaata walaalahayga BEELWEYNTA SURRE horaa loo yiri ninku yiri sinaan meyno adna diid sareyntisa Isaaq aanba ku aqoon sidee ugu hilisaa waa cajiib

beelaha Direed

By: c /risaaq xasan muxumud
asc marka hore waxaa halkaan ka salaamayaa qoraayaasha hidaha.com runtii universal tv wax ay soo daaayeen waa wax laga xumaado barnaamijkaa markuu c /qaadir nadaara wareesiga ka qaaday c  /xooshoow waxa uu awooday in uu ku yiraahdo shaqsiga aflagaada fidinaayay in uu ku yiraahdo hadalada noocaan oo kalaa waa ka mamnuuc sxaafada laakiin  c /qaadir nadaara waxaa taa u sameenaayay mid ula kac ah shaqadana in laga eryana waa mid sax oo aanan qaldaneen oo uuna ku saxnaa milkiilaha universal tv axmed maadaama c /xooshoow uu raali galin ka bixiyay qaladkii uu galay maaheen in la caayo qoomiyad oo idil aabayaashooda ama waxa ay ahaayeen marka walaalayaasha qoray aflagaadada waxaa idin dhihi lahaa iska daaya soomaaalina runtii way istaqaanaa qof waliba halka uu ka soo jeeda wscw

By: boqorka direed
daarood waxaanu ka soo dejinay geed dheer asagoo wata faas iyo geeda qor maantana mawuxuu ku farxay aflagaadada uu noo geystay wiilka faaska weyni dhurwaagu hooyadiis marka ay umusho caanaha ayuu ka nuugaa markuu qaan gaarana wuxuu ka dalbadaa galmo sidaas ayaa dameerkaan noo aflagaadeeeyay

By: ifka
a s c run ahaantii aad ayaan ugaxumahay tilabadii uu ku dhaqaaqay milkiilaha TV GA mana ahan nadaare qof lagula kaco arimaha nuucaas ah nadaare waxaan ku aqaanaa nin dhax dhaxaad ah somalinimadana kuwentahay  sorry nadaara