Home » 2010 » July (Page 2)

 SIDEEN UGU BEDELNAA MAGACAAN DIREED KAB SURRE    AKHRISTAYAAL  SIDA AAD LAWADA SOCOTAAN WAXAA MAGICII QAALIGA AHAA EE OWOOWE DIR KU CAYAARAY, REER KOOFUR KHAASATAN BEELHA SURRE, KUWAAS OO KA DOOR BIDAY HALKII LAGA ORON LAHAA SURRE IN LOOGU YEERO  DIR . . WAXAA MARKA ISWEYDIIN MUDAN 1 BEELAHA SURRE MAXAY UQAATEEN MAGACA DIREED UGANA CARAREEN [...]

Continue reading …

Madaxweynaha cusub ee Dawlada Deegaanka Soomaalida Dalka Ethiopia dhawaan loo doortay ayaa markii ugu horaysay Warbaahinta uga warbixiyey Waxqabadyada & Hor’umarka uu doonayo inuu ku hago Gobolada uu Maamulkiisu ka koobanyahay inta uu Xafiiska joogo,waxaana uu sheegey in uu doonayo inuu waxbadan ka badalo maamulka imika jirta. Madaxweyne Cabdi Maxamed Cumar wuxuu sheegey in kaalinta [...]

Continue reading …

Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musafani ayaa ururka midowga Afrika ka dalbaday inay u ogolaadaan Ciidankiisa in Xarakada Al Shabaab ay ku weeraraan Magaalada Muqdisho. Isagoo ka hadlayay Magaalada Kampala ee Xarunta wadanka Uganda Yuweri Musafani ayaa waxaa uu ka codsaday ururka Midowga AFrika in ay sharciga u badalaan ciidamada Uganda ee ku sugan Magaalada Muqdisho [...]

Continue reading …

Horjoogaha Ururka Xisbul islaam Sh Xasan Daahir Aweys ayaa si aan kala sooc laheyn u Gaalaysiiyay dhamaan Dowladaha Muslimiinta ah ee ka jira Caalamka. Sh Aweys ayaa laba u kala qeybiyay xaalka ka jira Dunida islaamka. 1- Shucuub Muslimiin ah oo uu ku socdo duulaan kirishtan ah asagoo tusaale u soo qaatay shacabka soomaaliya. 2- [...]

Continue reading …

Cayaaryahan Thierry Henry noloshiisa cusub iyo Mareykanka 17.07.2010, hidaha.com. Weeraryahanka wadanka Faransiiska Thierry Henry ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda reer Maraykan ee New York Red Bulls. Xidigaan aya u saxiixay hishiis hal sanno oo ku kacay qiimo badan. Kabtankii hore ee kooxda Arsenal Thierry Henry oo 32 jir ah ayaa kulankiisa ugu horeeya [...]

Continue reading …

Sh. Cumar Faaru:; ma shaluu qaldanaa mise maantuu saxan yahay?! Dhibaatada Soomaaliya ka taagan qof walba ka hadal, gaal iyo muslinba ra’yi ka dhiibay, aragtiyo kala duwan la soo jeedi, waa tii la yiri: “nin bukoow boqoli kuu talisaye!”, waxaa la soo bandhigay fekrado aad u kala fog, mararka qaar kala jeeda oo qolaba dhinac [...]

Continue reading …

Safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo saxaafadda la hadlay ayaa waxa uu sheegay inay warqad cabasho ah u gudbiyeen wasaaradda arrimaha gudaha dalkaasi oo ay kaga cabanayaan raafka ay ciidamada ammaanka u gaysanayaan Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya.Wuxuu sheegay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya in warqadda ashtakada [...]

Continue reading …

 CAMMAARA.COM,HIDAHA.COM,FALAAR.COM,COWSLAFIL.COM BY:MAHAD CABDI CAMMAARA.COM EMAIL SURRE-111@LIVE.CA

Continue reading …

  somalia Ha noolaato diinteeduna kor ha ahaaaatoShalay gelinkii dambe waxaa magaalada Dhuusamareeb ka dhacay kulan ay yeesheen madaxda sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca, waxaana kulankaasi ay uga hadleen sidii loo xoojin lahaa amniga degmada oo maalmahaan dambe la sheegay inay hadallo been ah ka faafinayaan xarakada Al-Shabaab oo warbaahinta ka sheegay warar aan [...]

Continue reading …

  Kooxda Manchester Utd ayaa cusboonaysiisay rabitaanka ay u qabtay xidiga daafaca kooxda Bayern Munich Philipp Lahm. Philipp Lahm oo xulka Jarmalka kabtan u aha una hogaamiyay in dalkiisa kaalinta 3-aad ka galaan koobka adduunka ayaa waxaa si weyn ugu hanqal taagaya kooxo badan oo ka dhisan qaaradda yurub kuwaas oo doonaya in ay ku [...]

Continue reading …
Page 2 of 512345