Shirkii 5/aad ee Culumaa´udiinka Soomaaliyeed ee Qaaradda Yurub oo Galabtay Si Rasmi ah uga furmay Magaalada Stockholm ee Waddanka Sweden.
Continue reading …Ra’iisul wasaaraha XukuumadaFederaalka Soomaaliya Dr Cumar cabdi rashiid Cali Sharma.arke ayaa Maanta waxaa uu ku dhawaaqay Xubnaha Golahiisa wasiirasdda Cosob iyadoo ay golahaasina aka dhaxmuuqdaan kuwii hore iyo kuwo cosb. Ra’iisulwasaaraha ayaa golahiisa wasiiradda waxay iskugu jiraan kuwo cosob oo uu ku soo daray iyo kuwii hore oo uu u jaka abedealay xilalaka loo magacaabvay, [...]
Continue reading …Culimaa’udiinka ahlu sunna Wal-jameeca ayaa waxa ay beeniyeen hadal ka soo yeeray hoggaanka ugu sarreeya culimaa’udiinka Ahlu sunna Wal-jameeca oo ku aaddan inuu burburay heshiiskii ay la galeen dawladda federalka Soomaaliya, waxayna sheegeen in hadalkaasi uu yahay mid u gaar ah guddoomiyaha oo aanay la qabin masuuliyiinta kale ee culimaa’udiinka. Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee [...]
Continue reading …Guddoomiyaha golaha Guurtida Beesha Direed Shiikh Faarax Maxamuud Cusmaan oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa hanbalyo u direy Shacabka reer Jabuuti oo maalinimadii shalay u dabbaal degtay sanad guuradii soddon iyo sedaxaad ee madax banaanideda. Guddoomiyaha ayaa sheegey in shacabka reer Jabuuti ay yihiin shacab la walaala ah shacabka Soomaaliyeed isla markaana isku af iyo [...]
Continue reading …Golaha Guurtida Beelaha Direed ayaa waxa ay u hambalyo u jeediyeen dhammaan shacabka ku nool gobollada hoos taga maamulka la baxay Somaliland doorashada ay doorteen madaxweynaha cusub ee hoggaamin doonta shanta san ee soo socota oo noqday Guddoomiyihii xisbiga Mucaaradka Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, waxayna dhinaca kale eedeyn u jeediyeen ciidamada AMISOM duqeymaha ay [...]
Continue reading …Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Somaliland ayaa sheegay in uu soo dhisayo Xukuumad tayo leh sida ugu dhaqsiyaha badan kadib markii xalay gudiga Doorashooyinka ay ku dhawaaqeen guusha Siilaanyo. Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaali Land oo haatan noqdey Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha Badan uu u soo dhisayo Xukuumad tayo leh [...]
Continue reading …Waa hambalyo aroos oo ay dirayaan dadka kala ah Cali Muuse Aw Aaden iyo Nasteexo Abdi Nuur Cilime oo Aroos kooda ka Dhacay kenya Magaalada Nairobi Maanta oo ah khamis July kow Anigoo Kala ah . 1-nadifo muse aden Mahamed ali salah Ahmed ali salah Ayaan ali salah Abdi ali salah Keen ali salah Amal [...]
Continue reading …Waxaa degen Goobihii shalay dagaaladu ka dheceen ee eheed huldooyaale .ayadoo aysan jirin wax xabad joojin ah oo la dhexdhigay labadii maleeshiyo beeleed ee ku dagaalamay goobtaas waxaa isa soo taraya baaqyo nabadeed oo loo jeedinayo dadka ku dagaalamaya tuulooyinkaas yaryar ee hoos yimaada bacadweyne dagaalkii shalay oo ahaa dagaal geystay qasaaro nafeed oo aad [...]
Continue reading …
منتدى
الحمايه
تعليم هكر
اختراق فيس بوك
اختراق اميلات
اختراق اجهزه






