Mid ka mida horjoogayaasha kooxda Shabaab oo lagu magacaabo Yuusuf Balli ayaa maalinimadii shalay Masjidka Abuuhureyra ee ku yaala suuqa Bakaaraha ka jeediyay muxaadaro uu kaga hadlayay waxa uu ugu yeeray Jihaadka waajibka ah ayna muqadastahay in dadka Soomaaliyeed sida uu sheegay ay ka qeybqaataan. “Odayaasha Beelaha Hawiye waa Kufaarul-qureysh, waayo waxa ay ka gaabiyeen [...]
SIDEED U NOQON KARTAA QOF FARXAD BADAN?(qaybtii 2aad) Qormadani waxay dabo socota qormadii hore ee ciwaankeedu ahaa sidee u noqon kartaa qof farxadda badan,waxaa aynuna ka sii qaadi doonaa halkii ay inoo joogtay ,akhriste aynu ka wada faa,iideysano. 51- Ku kalsoonow naftaada 52- iska Ilaali furaha guul-darada oo ah inaad hawlaha dib u dhigato ama [...]
Continue reading …Mashaqada Muqdisho: Muran Mutaxan iyo Madfac. Oodqaad. Muranka Baarlamaanka. Khilaafka Madaxada Dawladda. Maalinta Badar. Duqaynta Dadweynaha. Xilka Culimada. Gunaanad. Oodqaad: Maalmahaan waxaa magaalada Muqdisho ka socda dagaaallo aad u qaraar, una dhexeeya maleeshiyadka dawladda iyo kooxaha gafuurka duubta ee Alshabaab iyo Xizbul Islaam, waxaa wehliya dagaallada duqaymo qaraxyo iyo dilal qorshayn, waxaa ugu xanuun badnaa [...]
Continue reading …Aqoonyahanada Beesha Surre ee Yurub oo kasoo Horjeestay Xilka Qaadista lala damacsanyahay Safiirka soomaaliya u fadhiya dalka China. Asalamu-caleykum, anagoo ah dhamaan Aqoonyahanada, Waxgaradka, Dhalinyarada, iyo Odayaasha beesha Surre ee kunool Qaarada Yurub waxaan aad uga soo horjeedanaa warar aad moodo iney iska soo daba noqnoqdeen oo ay dad dano gaar ah leh ay wadaan [...]
Continue reading …Taariikhda Soomaaliya marka dib loo eego, kuma jirto in kooxihii mucaaradka ahaa ee iyagu ka horjeeday Dowladihii dalka soo maray la garan waayo waxa ay u dagaalamayaan, kuwaasi oo u badnaa inuu ku saleysan yahay rabitaan hoggaanka xukunka dalka, hase yeeshee marka la eego xaaladda dalka oo maanta ay hor boodayaan kooxo mayalka adag ee [...]
Continue reading …Maxaa igu kalifay Maqaalkan inaan Qoro?. Waxaa waayahan warbaahinta Afka Soomaliga ku Baxda Buubuuniyayeen Maqaal ay Qoreen Rag Kiinyaati ah laakiin asal ahaan Soomaali u dhashay, kuwaasoo aan Horey uga Baranay in ay Bayaano iyo Maqaalo ka soo Saaraan wax kasta oo Soomaali Quseeya, ayagoo dhiiri galin jiray Hurinta Fidnada ka jirta soomaaliya Gaalnimana ku [...]
Continue reading …Waxaa saaka laga dareemayaa nabad aan cago badan ku taagneyn deegaanadii shalay dagaaladu ka dheceen ee waraaraale oo 35km ujirta magaalada bacadweyne shalay ayay eheed markii dagaal ay ku dhinteen inta lahubo 14qof oo dhamaantood ah dhinacyadii dagaalamayay ka qarxeen deegaanka waraaraale waloow markii danbe ay ku fideen dhinaca qorax kasoo baxa deegaanka dagaalka oo [...]
Continue reading …Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin oo ay daabaceen qaar ka mid ah warbaahinta maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in bisha September ee sanadkan uu ka dhici doono dalka Jabuuti shir ay iskugu imanayaan Aqoon yahanno, Siyaasiyiin iyo wax garad Soomaali ah oo ka kala imanaya adduunka daafihiisa, shirkaas oo ay maalgelinayaan dowladda Kuwait [...]
Continue reading …Afhayeenka xoogaga Culimaa’udiinka Ahlusuna Wal jameeca Sh. C/laahi Sh. C/raxmaan Abuu Yuusuf Al-qaadi ayaa ka war bixiya dagaaladii ugu danbeeyay ee maalmihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo la wareegida kooxda Shabaab ee Mawlicii Macalin Nuur. ” Inta dhimatay wey naga wada dhinteen waxaase waajib diiniya ah, naf, maal iyo waqtiba loo horo [...]
Continue reading …Kooxda Rossoneri ayaa xalay gacanta ku dhigtay saxeexa laacibka reer Sweden ee “The big Swede“ Zlatan Ibrahimovic oo ay kasoo qaateen kooxda Barcelona oo uu sanad uun ka mid ahaa safkooda 1-aad, fiidnimadii Sabtida ayaa barta Internet-ka ee kooxda Milan lagu shaaciyay in ay si rasmi ah gacanta ugu dhigeen saxeexa 28 jirkan oo ay [...]
Continue reading …