Home » 2010 » August (Page 8)

Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Gobolka Galguduud ayaa amarro cusub ku soo rogay dadka dhiganaaya aroosyada ee ku sugan Deegaanada ay ka taliyaan, waxaana lagu soo rogay dadka aroosyada dhiganaya inaysan ku galbin karin arooska wax ka badan saddex baabuur oo kaliya. Talyaha ciidamada degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in maamulkooda uu go’aan ku gaaray in aroosyada [...]

Continue reading …

Naadiga Ac Milan waa naadiga 2-aad ee ugu guulaha badan wadanka Talyaaniga waana kooxda 1-aad ee ugu guulaha badan naadiyada Talyaaniga tartamada qaarada Yurub waxaana kusoo qaadanaynaa qormadaan 11 cayaaryahan ee ugu wanaagsan Ac Milan waayihii kala duwanaa ee naadigaas. Tababare waxaa u soo qaadanay ARRIGO SACCHI. Arrigo SACCHI wuxuu tababare u ahaa naadiga Ac [...]

Continue reading …

Guddoomiyaha G/Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo shalay ka qeyb galay xaflad ka dhacday degmada X/Weyne laguna furayay xafiisyo cusub oo degmadaasi laga furay ayaa halkaasi ka jeediyay khudbad gebigeed ay si weyn u soo dhoweeyeen shacabka degan Degmada Xamar Weyne, waxa uuna Md. Tarsan ugu horeyntii ka hadlay taariikhda degmadu leedahay iyo marxaladihii kala [...]

Continue reading …

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع