Home » 2010 » September

Qiso Jaceyl oo dhex martay mucaashaqiin Somaaliyeed “Jaceylka runta ah waa sidaanoo kale”

Qisadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Cabdalla iyo Xamdi, Cabdalla ayaa xiriir lasoo sameeyay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka,,wuxuuna inooga waramay sidii ay wax u dhaceyn, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan:- Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan xaafada Bakaaraha, waxbarashadeyda ayaa waxaa kusoo qaatay [...]

Culimaa’udiinka Ahlu Sunna Wal- jamaaca ayaa maamul u dhisay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Maamulkaasi oo qaab doorasho lagu dhisay ayaa waxa ku guuleystay in uu noqdo gudoomiyaha cusub ee degmada Matabaan, gobolka Hiiraan ee maamulka Ahlu Sunaa Wal-Jamaaca Sheekh C/raxmaan Cabdi Jaamac oo helay 18 cod sida uu ku dhawaaqay gudoomiyaha guddiga fulinta ee [...]

Continue reading …

Sida aan ka warqabno maanta waxa aad u soo yaraanaya dulqaadka bulshada caalamka ay u haayan waxa loo yaqaan argagaxisada caalamka, tasoo sasab u aheyd weeraradii kooxo naxariis daran ay ku qaadeen World Trade Center sanadkii 11/09/2001 kuna laayeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Hadaba adeegsiga oraahdan waxey si ba’an u soo shaacbaxday [...]

Continue reading …

Neef ama asthma waa cudur ay marinnada hawadu ee gala sanbabadaadu ay cadhiidhi noqdaan ayna soo saaraan xab. Marka ay tani dhacdo, way adag tahay in aad neefsato. MAXAA KEENA NEEFTA/ASMADA? Sababaha keena neefta/asmada dadku way ku kala duwan yihiin. Sababaha ugu caamsan ee neefta/asmada waa: •xajiinta, •fayraska hargebka, •daawooyin, •habaaska ama boodhka, kiimikooyin, •jir [...]

Continue reading …

Umadaha jiritaankooda qaranimo waxa udub dhexaad u ah cadaalad iyo garsoor dheelli tiran oo lagu makkaabo laguna kabo cudud iyo awood ay ku hirgalaan go aamada kasoo fula rugaha caddaaladda iyo maxkamadaha loo igmado kala saaridda dadka . waana tiir adagoo ka mid ah tiirarka ay qaranimadu ku taagantahay.   Soomaalidu waxay tidhaahdaa ( nin xil [...]

Continue reading …

Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo xukumadii is casishay ka haa Ra’isalwasaare ku xigeen iyo Wasiirka Kalluumeysiga oo ka qeyb galaya shirka looga hadlayo xuquuqul aadanaha Soomaaliya ee ka socda magaalada Geneva ayaa sheegay in shirka diirada lagu saaray xadgudubyada ka dhacaya Soomaaliya ee loo geysanayo dadka shacabka ah sida dilalka, Kufsiga, Dhaca iyo caburinta [...]

Continue reading …

Ra’isal wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa u soo jeediyay madaxweynaha dawlada KMGS Sh,Shariif Sh, Axmed inuu si deg deg ah u soo magacaabo Ra’isal wasaare cusub oo ay yeelato dawlada KMGS. Kulan ay labada mas’uul ku yeesheen magaalada Addis-Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia ayaa waxaa uu ra’isal wasaraha Ethiopia uu ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu [...]

Continue reading …

Milkiilaha naadiga Chelsea Roman Abramovich ayaa sheegay inuu doonayo inuu dhiso goob lagu caweeyo habeenadii NghtClup. Roman Abramovich ayaa sheegay inay ku kici doonto lacago dhan 20 milyan oo gini dhismaha xaruntaas wuxuuna ka dhex samayn doonaa gudaha garoonka naadiga Chelsea ee Stamford Bridge. Night Clup-kan ayaa waxaa uu qaadi doona 400 ilaa 500 oo [...]

Continue reading …

Sii hayaha xilka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Md. C/Waaxid Cilmi Goonjeex ayaa sheegay in natiijada kulamada New York iyo Madrid ay yihiin kuwo faaiido u leh dadka iyo dalka Soomaaliyeed, Beesha Caalamkana ay muujisay taageerada ay u hayso Dowladda KMG ah. “Damaca Ra’iisul wasaaraha cusub ee la filayo waa igu jiraa, balse ma ogi xilkaasi cid [...]

Continue reading …

Ceerigaabo (Qaran news) – Xaaladda bariga Gobolka Sanaag ayaa maraysa meel aad u adag, isla markaana waxa degaankaas si wayn uga muuqda in gabi ahaanba ku xidhnaantii aagaas ee dhinaca somaliland meesha ka baxday, ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwo beelaha degaankaasi leeyihiina aad ugu badanayaan. Degaanadda Bariga Gobolka Sanaag oo tan iyo intii uu [...]

Continue reading …
Page 1 of 15123Next ›Last »