AXMED GUREY MA DIRBUU AHAA MISE DAAROOD ?By beeshadireed.blogpost.com

Filed under: bulshada,Regional news |

Daaroodka waxa ay bilaabeen xiligii xukuumada Maxammed Siyaad Barre in ay sheegtaan Sheekh Axmed Ibraahim Geesi ama Axmed Gurey. Dhowr beelood oo ay ka mid yihiin beesha Mareexaan iyo Bartire oo ah beel Absame ayaa isku kalifay in ay sheegtaan Axmed Gurey. Hadaba Ma run baa arinkaasi ?

Mudane Dirsame Jawaab

Horta Somalidu waa dad faan jecel, Daroodkuna waa ugu sii xag jiraa. Laakin waa been iyo buuhu buuhaa ay fidsheen Daroodka arinta ah Axmed Gurey waa nin Darood ah. Sababtoo ah Daroodku wexey sheegteen in la yiraahdo Reer Darood Ismaaciil Jabarti oo uu dhalay sheekha caanka ah ee Ismaail Jabarti ee ku aasan Magaalada Zubeyda ee dalka Yaman oo dhintay qarnigii 1647.

Maadaama ay Daroodkoo dhami isku raacsanyihiin in uu dhalay carabkii Sheekhi Ismaaciil Jabarti ee dhintay 1647 taasi wexey kuu cadeyneysaa in uu Axmed Gureey noqon karin nin Darooda sababtoo ah xiligii uu dagaalka ku qaaday xabashida wexey ahayd 1549kii boqol sano ka hore intuunsan dhalan Isaaciil Jabarti

Daroodka waxbaa ka khaldan, Axmed Gurey wuxuu noolaa boqol sano ka hor intuunsan dhalan awoowgood Isaaciil Jabarti oo haddii aad cawa tagto magaalada Zubeyda waxaa ku yaala Misajidkuu ku asanyahay iyo qabrigii Isaaciil Jabarti oo tariikhduu dhashay oo aha 1593 wuxuuna dhintay 1647.

Waxa kale oo jirta taarikhda Axmed Gurey maaha tariikh la marin habaabinkaro oo habar walaboo Mareexaan ama Darood iska sheegan karto waxaa jira buug dhan oo Tariikhda Axmed Gurey ka hadlaya oo la Yiraahdo ” Fatuuh al Habash The Ethiopian Conquest”, buugan waxaa lagu qoray afka Carabiga waxaan qoruhu xaadir ka ahaa Dagaalki Axmed Ibraahim Gurey isagoo goobihii dagaalka oo dhan soo taagna ayuu wuxuu qoray buugan oo Faransis iyo afka Ingiriiskaba lagu durjubaanay oo mantana aad ka dalban karto Amazon.Com.

Hadaba haddii uu yahay Axmed Gurey Darood oo uu waliba ka sii yahay Mareexaan maxaa dhacay oo xukuumadii Siyad Barre ay u turjumi weyday ? Maxaa looga baqaa in Buugan la turjum siiba beesha Darood ay uga baqatay in Fatuh Al Habash ay u turjumaan?

Buugan waxaa ku qoron sir weyn oo ay beesha Mareexan ka baqatay oo ah xiligii Axmed Gurey beesha Mareexan wexey aheyd Dir!!! Haa beesha Mareexan waxaa ku qoran in ay Kamid ahayd beelweynta Habar Magaadle ama Isaaqa. Habar Magaadle waxaa laysku oran jiray (Garxajis iyo Habar Awal).

Mida kale buugu waxaa ku cad in Axmed Gurey yahay Madaxeyne Dir ama beeleynta Mandaluug Dir ( Gadabuursi).

Mudan Dirsame Ma waxaad hadaleedahay Mareexaan Sade Darood wexey ahayeen Habar Awal 1560 ?

Haa Mareexan wuxuu ahaa Habar Awal sida ku qoran buuga” Fatuuh al Habash” Daroodkuna afka Kaliya ayay ka sheegtaan in Axmed Gurey uu ahaa Darood. Hase ahaatee haddii ay dhabtahay wexey turjumi lahayeen Daroodku buugan laakin wexey ka baqaan ceebaha soo bixi kara.

Mudane Dirsame: anigu Galgaduud ayaan ka soo jeedaa waagii Dirka Waqooyi la xasuuqi jiray ayaan abtiyaashey waxaan ka maqli jiray Gadabuursigu waxay ka guureen Gobolka Gedo oo Gadabuursi wexey ka timid ” Gedo-biirsay”. Ah Haaa Haaa (qosal)

Mudane Dirsame: Jawaab

Walahay Mareexankaa ka tagay Boorame oo ka mid ahaa Gadabuursiga abtiyashood Habar Awal, Marka arintaas ayay xasuustaan mindhaa.

Fathul Habash (conquest of Abyssinia)
________________________________________
Futuh Al-Habasa: The Conquest of Abyssinia
Click to enlargeby Sihab ad-Din Ahmad bin Abd al-Qader bin Salem bin Utman
Translated by Paul Lester Stenhouse with annotations by Richard Pankhurst
Format: paperback; 417pp; map
ISBN: 0-9723172-4-4
About the Book
Sihab ad-Din Ahmad bin ‘Abd al-Qader’s account of the early sixteenth century Jihad, or holywar, in Ethiopia, of Imam Ahmad bin Ibrahim, better known as Ahmad Gran, or the Left handed, is an historical classic. The Yamani author was an eyewitness of several of the battles he describes, and is an invaluable source. His book, which is full of human, and at times tragic, drama, makes a major contribution to our knowledge of a crucially important period in the hisoty of Ethiopia and Horn of Africa.
‘Futuh al-Habasa,’ or ‘Conquest of Abyssinia’ – which undoubtedly reflects the situation as it seemed to its Yamani author at the time of its composition. The forces of Imam Ahmad bin Ibrahim had occupied the greater part of Ethiopia. The resistance of Emperor Lebna Dengel had virtually come to an end, and many Christians had chosen to convert to Islam. The victorious Imam’s regime seemed there to stay.
This was, however, far from the end of the story. The Imam was killed in battle on February 21, 1543, whereupon his army almost immediately disintegrated. Those of his soldiers who could do so made their way back to the East. Not a few Muslim converts reverted to their former faith.
The Futuh thus refers to a relatively short, though crucially important, period in Ethiopia’s long history. The book is nevertheless valuable, in that its author was an eye-witness of many of the events he describes, and writes, as far as we can judge, with a degree of objectivity rare for his time.

…. What people are saying about this book …
This book is the first ever complete English translation of the Arabic account on the campaigns of Imam Ahmad b. Ibrahim al-Ghazi (popularly known as Gran) as written by the Yemeni jurist, Shihab al-din Ahmad b. Abd al-Qadir b. Salim b. Uthman (also known as Arab Faqih)… it is a welcome addition to the rich corpus of Arabic literary and historical sources relevant to the sixteenth-century Ethiopia and the Horn. It is particularly useful for English-speaking researchers and established scholars who cannot read either the Arabic text or the authoritative French translation prepared by Rene Basset…both Stenhouse and Pankhurst, and the publisher, deserve high commendation, respectively, for producing such a valuable work that represents a major contribution to the history of Ethiopia and the Horn, and for making it available to the wider English-speaking readership and scholarship.

– Hussein Ahmed. Hussein, the leading historian of Islam in Ethiopia, is a full professor of history in Addis Ababa University.
“In the history of conflict in Africa and beyond, “few stories of drama and human tragedy equal” Imama Ahmad’s conquest of the Christian kingdom of Ethiopia (1529-1543). His short lived spectacular victories and determination to replace Christianity by Islam and the remarkable survival of Christianity in Ethiopia” is a story of epic proportions” which still generates strong emotion among both the Christian and the Muslim population of Ethiopia. In other words, Imam Ahmad’s jihadic war besides being legendary was a major turning point…

16 Responses to AXMED GUREY MA DIRBUU AHAA MISE DAAROOD ?By beeshadireed.blogpost.com

  1. anigu waxaan qabaa imaamku inuusan aheyn nin qabiil sababtuna waxay tahay asagoo boqor ah ma,uusan hormarin beeshiiisa direed ee wuxuu udagaalamayay diinteena macaan ayadaas ayaana qiimo leh good allaha ka waraabiyo naxariistii janno imaam axmed gureey wiil direed ee aan beeshiisa wax khaas ah uqaban

    faarax - September 12, 2010
    5:33 pm

  2. Horta marka ugu horeysa halakala saaro Dir iyo Arab waayo meel ay dir ka soo gasho ma jirto Abtirsiinyada Arabta Ninkan waxaa la oran jirey Ahmad Ibrahim AlGhazala

    Geell - September 28, 2010
    8:38 am

  3. ahmed guray wuxuu ahaa nin soomaali ah,umada soomaaliduna haku faanto waayo waxa caalmka maantalaisku dilayaa waa taariikh umada soomaalu\iyeedna waxba loomaogala

    farhan - October 7, 2010
    3:09 pm

  4. waxaan aad oola fajacay axmed gurey in ma dir baa mise waa darood in cinwaanku noqado,
    axmed gurey wuxuu ku dhashay ethiopia,hoobato oo harar iyo baabili oo u dhaxeysa,beelaha soomaliyeed ee ad sheegeysana ma degaan halkas. beesha halkaa degta waa beesha karanle
    tan kale hadi axmed gurey taariiksh laga qoray abysiniya qortay iyaguna waxay sheegeen axmed gureey in uu yahay karanle ,buugag kale oo far guri lagu qoray o qowmiyada oromada ay heystaan waxay leeyihiin axmed gurey waa karanle hawiye hawiyana waa oromo
    marka soomaliyeyey aanu taarikhda u halgano kana run sheegno waxa jira

    Ahmed Hassen - October 29, 2010
    3:38 am

  5. sck taariikhdani way igu cusubtay waxanse maqli jiray axmed guray inuu ahaa
    geesi ka soo jeeda goboladaa woqooyi hadaba wixii aad igu dhaantan
    waynu wada socon insha alla

    yaxaas - November 7, 2010
    1:08 pm

  6. horta run hadii loo bahan yahan oo la diiday waxii runta ah. axmed guray waa la yaqanaa waxa uu ahaa shikina kuma jiro in uu ahaa nin gadabuursi.mareexaankuna way ogyihiin inay asalkooga ka imadeen gadabuursi markaa.. maxaaba shaki keenay axmed guray meesha uu ka dagaaltamaayay waa la ogaa samaroon ama gadabuursina waa la ogyahay inay yihiin qolada kaliya ee aftirsiintooda oo dhab ah iyo mesha ay ka imaadeen og,, gadabuursi waa dad badan maraxeen oo kaliya kama mid aha ee qarka ma mid ah ogadenia isaaqa iyo ciisaha markaa in indhahaha la is qabto waa qalad.. daliil waxa inoo ah dadka gadabuursi ilbaxnimada mesha ay ka keneen inay tahay wax ay dhalad u leeyihiin waa dad aqoon yahana waa dad dadka walaalahood jecel waa dadka wanaagsan oo xishmad leh
    waad mahadsanihii,

    saalax maxamed mungaani - April 3, 2011
    5:14 pm

  7. huuno kula tirsani maayo adigu gabadh ayad tahay gabadhana kuma qurux badna in lala tirsado gabdh waa weel weelna waxa uu ku haboon yahay in wax lagu kaydsado , markaa adigu abaha soo waydii waxa ay samaroonku yihiin iyo taarikhda waxba ku fanai maayo huuno mcn waan kusalamayaa

    saalax maxamed mungaani - May 25, 2011
    11:41 am

  8. filsan
    all

    saalax maxamed mungaani - May 25, 2011
    11:41 am

  9. asalaamu calaykum

    ahmed - June 6, 2011
    10:10 am

  10. waxaan leehay Axmed gurey wuxuu ahaa niin halgamaa soomaaliyeed halkaan adag soo galay cadowga la galay lama oo ran karo waa darood iyo hawiye waa halgamee uu dayaa

    mahad - June 19, 2011
    3:42 pm

  11. As/w salaan k dib axmed gurey wuxuu ahaa halgame soomaaliyeed mahan niin uu halgamayeey qabiil waa niin uu halgamayeey soomaaliya

    hurre - June 19, 2011
    4:01 pm

  12. awalan allaha u naxariisto amiiruna axmed gurey wuxuu ahaa halgama soomaaliyed kana soo jeeday bahwaynta direed….. markaa waxaan idin odhan lahaa inta aynaad ku murmin qolada uu ahaa axmed gurey waxaa fiican misena aad ka fahmi kartiin qolada uu ahaa axmed gurey meesha uu ku dhashay iyo deegaanadii uu ka dagaalami jiray iyo meelaha uu ka duuli jiray ee u ahaan jirtay saldhigyada.. hadaan ka hadalo meesha uu ku dhashay waa duleedka magaalada harar waana dhul ay lee tahay beesha jaarso ka soco deegaanadii uu ka duuli jiray badankoodu waxay ahaayeen buuraha u dhaxeeya jinacsani iyo harar waxaa uu sidoo kale kulaa saldhigyo waa wayn banka wayn ee loo yaqaaano banka diida waalee gaar ahaan tuli guuleed iyo agagaarkeeda.. mida kale ilaa hada waxaa jooga dad ka tafiirmay qoyskii uu ka dhashay axmed gurey

    cabdiqani - June 28, 2011
    8:52 pm

  13. waxaba cajiiba nin aqoonyahan sheeganaya hadana taariikhda axmed guray aan hayn waliba soomaali ah adeer adaan ku waydiyay axmed guray daarood maha mase aanu ka ahayn k/lalax absame bartire se aanu ka ahayn yaan la is xasdin oo caadifadu heerkaa ina gaadhsiin aqoontu ha ina qabato

    gelle trodl - October 22, 2011
    8:36 am

  14. web-kan waxa uu ku dhisan yahay cadaalad darri.
    maxaa yeelay dorraad ayaan waxaan ku daabacay axmed gurey taariikh-diisa saxda ah kadibna waa ay ka saareen

    wiil wargube - December 22, 2011
    6:27 pm

  15. ac
    Imam Axmed Gurey wuxuu ahaa mujaahid geesi ah oo xabashi ummada islaamka ka dul qaaday,darsi lama ilaawaan ahna u dhigay.
    waxaa lagu murmaa ma carab buu ahaa mise soomaali.Marka aad raacraacdo daliilada ilaa hada la hayo waxaa cad in boqortooyada Ifat iyo Adal boqorada u talin jiray ay sacdudiin ka soo jeedeen. Boqor sacdudiin waxaa loo badinayaa in uu carab ahaa. Axmed Guray oo qabay gabadh uu dhalay boqor maxfuud oo sacdudiin ka soo jeeday wuxuu ahaa askari ka tirsan ciidanka boqorka.Markii uu xabashi jabinayayna boqor ma ahayn ee imaam mujaahid ah ayuu ahaa.Hadaladiisa,dhaqankiisa iyo dadka uu qaraabada la yahay marka laga reebo boqor maxfuud intuba waa soomaali.Marka waxay u badan tahay in uu soomaali ahaa. Qolada uu soomaali ka ahaa futuuxalxabash qaybta koobaad laguma sheegin meel kale war uma hayo.qaybta labaad wali ma helin.
    Qabiilooyinka ku cad futuuxalxabash waxay u badan yihiin Dir iyo Daarood.
    Dir waxaan ku arkay oon gartay magacooda Habar Magaadle iyo Gure. Daarood waxaan magacooda gartay Mareexaan,Harti,Yabare,Bartire iyo Gari.
    waxaa jira qabaail badan oon garan waayay,waa suuragal in dir ama daarood ama cid kale muslim ah yihiin.
    Qabaailkaa aan gartay midna kuma cada in uu Axmed Gurey ahaa. Waxaa jira nin garaad Axmed Gurey la dhaho oo Guraha garaad u ahaa,kaasi waa nin kale.
    Dir iyo Daarood lama kala saari karo runtii.Daarood waxaa ka buuxa Dir.Dirna waxaa ka buuxa Daarood,sidaa daraadeed lama kala saari karo.
    wcww

    Warsame - March 8, 2012
    2:43 pm

  16. Waan idin salaamay dhamaan umadda Soomaaliyeed, Marka hore waxaan ILAAHAY uga bareyayaa Imaam Axmed iyo Dadkii Soomaaliyeed ee jihaadka kula jirey ALLAHA U NAXARIISTO oo waxaan u rajaynayaa JANATUL FARDAWSA Amiin, Amiin, Amiin.Waxaa Ilaahay mahadiis ah in buuga Futuuxal xabash uuna qorin nin Soomaali ah; Intaasi ka dib waxaan u sherergayaa dadka caafimaadka qaba ee sida caafimaadka qabta ee aanay qabyaaladu madaxmarin in Buugan lagu xusay ciidankii ugu badnaa oo ka soo jeeday beesha Geri Koombe, in Abaanduulihii ciidamada uu ahaa garaadka beesha Geri (Mataan) oo qabay Imaam Axmerd Walaashii, in uu buugu si cad u sheegayo inay ka dhaxayso dhalasho Beesha Geri iyo Imaam Axmed; Waxaa cad oo Maragmadoonta ah in Imaam Axmed uu ahaa nin Geri Koombe ah; waxaa intaa dheer in Magaciisu uu asal ahaan Ahaa Imaam AXMED GERI balse markii carabi loo qoro oo xarakada laga reebo isku si loo akhriyo AXMED GERI iyo AXMED GURAY; Taasi oo magaciisii asalka ahaa tadawir lagu sameeyay; Waxaa ayaan daro ah qabiilo aanba ku jirin halganka oo xataa aan meel keliya lagaga xusin in ay maanta sheegtaan. Waxaa kale oo aan hayaa cadaymo farabadan oo aan ka soo ururiyay Turkiga, Giriiga, Boortaqiiska iyo Culumo Islaam ah oo dhamaantood cadaynaya in Imaam Axmed uu ahaa nin Geri ah, Waxaa intaa ii dheer cidii rabtaa warbixin intan ka badan ha tegaan Magaalada HERER oo ha waydiiyaan Culimada HERERIDA ama ADARIDA qofba sida uu u yaqaano waxay hayaan cadaymo farabadan oo kutub ah oo si fiican u sheegaya in Imaam AXMED ahaa nin GERI ah.
    WABILAAHI TOWFIIQ (Taariikhda yaan laga been sheegin ee sidaas ula socda).

    Dr.Xuseen Cali Ibrahim - May 16, 2012
    3:31 pm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع