Home » 2010 » September (Page 3)

Waxaan akhriste iga gudoontaa salaam nin muwaadina oo jecel dalkiisa uu kuusoo gudbinayo .waxaa qof waliba ku farxay doorashadii ka qabsoontay soomaaliland 26 june 2010.aniga iyo idinkuna in aan sidaa ugu wada faraxnaan rajaynayaa,,, laakinn maxaa ka danbeeyay!!! Dib u fadhiiso is daji waxaan kuu soo gudbinayaa dhawr iyo toban arimood oo labaadaa bilood ee [...]

Continue reading …

ASC waxaa mahad dhamaanteed iska leh Allaah(SWT) ee ii sahlay inaan diyaariyo qormadan kooban marka hore somaalinimadu waa mid igu weyn shaqsi,koox & urur midna si khaas ah u taageerimaayo dhanka kale si anshaxa ka baxsan u dhaleecayn maayo. Umada somaaliyeedna meelkasta oy joogta waxaan leeyahay nabad & walaaltinimmo ilahay ha inoo soo dadajiyo marka xita  waxaan aad [...]

Continue reading …

Dufcaddii 7-aad ee ugu tirada barnayd ee ka qalin-jebisa Jaamacada Hargeysa intii ay jirtay oo ka koobnayd 353 Araday, ayaa maanta Madaxweynaha Somaliland shahaadooyin ku guddoonsiiyey xarunta Jaamacada ee magaalada Hargeysa. Xafladdaas qalin-jebinta oo ahayd mid weyn oo aan hore loo arag loo soo agaasimay, ayaa waxa ka soo qayb-galay Madaxweynaha Somaliland, Golaayasha saddexda Qaran [...]

Continue reading …

Xaafado ka tirsan degmooyinka W/Muqdisho waxaa ka bilowday bililiqo xoogan oo ay ku hayaan ciidamada ajaanibta ah ee ka barbar dagaalamaya kuwa Al-Shabaab, iyadoo goobo dhowr ah oo ganacsi loo geystay bililiqo lagu qaatay wixii hanti ahaa ee yiilay iyo qalab kala duwan, halka xaafado dhowr ah oo ku yaalla degmada Kaaraan guryo ku yiilay [...]

Continue reading …

Guddoomiyaha Golaha Shuuracada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inay ka baxeen heshiiskii ay horay ula galeen Dowladda KMG ah, waxa uuna sheegay inay arrintaasi ugu wacan tahay sababo fara badan awgood.   Waxa uu sheegay Sheekh Cumar in maalmihii la soo dhaafay ay sameynayeen baaritaanno [...]

Continue reading …

Baarlamaanka Somaliland ayaa ogolaaday in ajandada kalfadhiga 13-aad lagu daro qodobbo ay ka mid yihiin in la ogolaado furitaanka ururro iyo axsaab siyaasadeed oo kale. Ajandadani waxa loo qaaday cod, ka dib markii mudanayaasha qaar ay ku doodeen in marka hore loo bandhiyo golayaasha kale ee dawliga ah, ururrada siyaasadda, iyo kuwa xog-baadhista. Dooddani in [...]

Continue reading …

Muqdisho (Shabelle– 27-09-2010)–: IDAACADDA SHABEELLE OO BAARITAAN DHEER KU SAMEYSAY KOOX ISKU DUUBAN OO DILALKA MUQDISHO MALEEGA, KUNA KALA SUGAN DALALKA MAREYKANKA, INGIRIISKA IYO SWEDEN… (FAALLO). Tan iyo markii ay ciidamadii cadowga ahaa ee Itoobiyaanka ka huleeleen geyiga Soomaaliya, waxaa soo if baxay kooxo Soomaaliyeed oo dibad joog ah oo shirqoolada dilalka ah u maleega [...]

Continue reading …

Ka dib burburkii doowladii dhexe ee soomaliya 1991 doowladahii soomaray soomaaliya ee lagu soo dhisay  wadamada deriska ah ma,aheeyn kuwo tayo leh maadaama aysan ku imaan doorasho xor ah iyo rabitaanka shacabka soomaaliyeed  iyo doowladaha deriska ah oo aan marnaba raali ka aheeyn in aya arkaan dowwlad awoodleh oo ka istaagtaa geeska afrika taa waxaa [...]

Continue reading …

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday degmada Waaberi ee magaaladda Muqdisho, iyadoo ay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Liibaan iyo Ayaan, ilo ku dhaw dhaw lamaanahaasi ayaa Shabakadda hidaha.com uga waramay sida ay wax u dhaceyn. Liibaan iyo Ayaan ayaa waxaa la-sheegay inay wada degnaayeen degmooyinka Hodan iyo Waaberi, isla-markaana aqoon maysan isku [...]

Continue reading …

ku: qof kasta oo danaynaya Arrimaha  Soomaliya Kaalinta USA. Ay Ku leeyihiin BY:NAJMA MAXMED CABDI. JIBRIIL XIRSI iyo SACDIYO CALI ADAN        Waxaa jiray in gabadha magceedu kor ku xusan  ay  su’aal xeel dheer u jeedisay  Madaxweyne   Ameerika   Obaama . ٍsu’aashaas oo ahayd . Maxay u qoondaysay  Dawlada Marayknku Arrimaha murugsan ee Soomaaliaya . Marka  [...]

Continue reading …

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع