Home » Entries posted by admin
Entries posted by admin
La soco Hidaha.com Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Dunida & Soomaaliya..

Magaalada Bacadweyne Taariikhdeeda oo faahfaahsan ayaad halkaan kala socon doontaan inshalaah

Magaalada Bacadweyne Taariikhdeeda oo faahfaahsan ayaad halkaan kala socon doontaan inshalaah

Kabtanka xulka England John Terry ayaa maxkamad hor iman  doona 9ka bisha July oo isaga oo loo maxkamadaynayo arin la xidhiidha eedeyntii aheyd in uu hadalo cunsuri ah ku aflagaadeeyay difaaca QPR Anton Ferdinand. Kiiskan ayaa dib loo dhigay badhtamahaa sanadka marka laga soo laabto ciyaaraha Euro 2012 oo ay martigelinayaan Poland iyo Ukraine. Qareenka [...]

Continue reading …

DHULKAANI DADKA WAW DHAXAYS  DHIISHAASE NINBA MEEL DHIGTAA! Qeybta Koowaad Waxaan  xigmad cajiibka ah u soo qaatay ciwaana uga dhigtay inaan ka jawaabo su,aasha  aan waqtigeedii joogin  dadkuna la yaabeen  ee beryahan halhayska ka dhigtaan  bahda Universal tv ,waxaan arkay mawduuc ay ciwaan uga dhigeen  muqdisho yaa iska leh oo shacabka soomaaliyeed iyo daawadayaasha lagu [...]

Continue reading …

Xidhiidhka kubada cagta ah ee FIFA, ayaa soo saaray kooxda ugu fiican sanadka oo ka kooban ciyaartoyda ugu fiican ee kasoo dhalaalay kaalmohooda. Waxana horseed ka ah kooxda FIFA ee sanadka ciyaartoyga reer Argentine ee Lionel Messi oo markii sadexaad oo xidhiidh ah ku guulaystay ciyaartoyga sanadka ugu fiican.  Ciyaartoyda ugu fiican marka loo eego [...]

Continue reading …

Somaalida midi weey duxeeysaa calakiina loo taag, dhabanyacasta joogtana dhiigeey cabaayaan dhalaankeey siraayaan.( Puntland ) midna waa Dabo ma leh dadka waa dareeraan doorasheey sameeysteen Tigreegeey dugsanayaan ( Somaliland ) adna ( Shariifow ) dhalaankaad ku habeeysay diintaa dacar kaaga daranoo ku rideeyay beri hore, nin-walbowba calankii,shariifow shirqoolkaa shabaabow shaleeydaa shaxda aad wadaan iyo shisheeyaha [...]

Continue reading …

Suldaan Daakir Xasan Khaliif oo ka mid ah Salaadiinta beesha Gabooye ee Somaliland ayaa sheegay in beelaha dhexe ee Somaliland (Isaaq) ay takoorka iyo haybsooca ugu badan kala kulmaan, isla markaana iyagu ay horseedeen inaan laga guursan beelaha Gabooye, taasina ay keentay in Gabooyuhu gudihiisa iska guur-guursado. Suldaan Daakir ayaa waxa uu ugu baaqay Salaadiinta iyo [...]

Continue reading …

                                                                                  Heshiiskii                                                                                 Habardugaag Meeshu waa baadiye cidla ah,  waa duur iyo hawd dhirtu hamash tahay  dab joog iyo duurjogna kuma kala maqna waa joogaan  habar dugaag ayaa  go,aan ku gaadhay inay shiraan oo heshiis dhexmaro khilaaka dhex yaalona   xal loo helo. Waxaa la madlay shir, shirka waxaa goobjoogayaal ka ah,  dab joog iyo duur [...]

Continue reading …

Madaxweynaha Maamulka Puntland CabdiRaxmaan Faroole ayaa eedeyn kulul u jeediyay xildhibaanadii kalsoonida kala laabtay Gudoomiyaha Baarlamaanka. Xildhibaano u badan dagaal oogayaashii wadanka burburiyay una gacanta galiyay Argagixisada ayuu ku tilmaamay islamar ahaantaana ujeedkoodu yahay in uusan qabsoomin shirka wadatashiga ee ka dhacaya Garoowe maadaama ayuu yiri ay ka baqayaan in boosaskooda waayaan marka ay dhamaato [...]

Continue reading …

Xiddigo haatan ciyaara iyo kuwa hore oo ay hogaaminayeen Luis Ronaldo iyo Zinedine Zidane ayaa la ciyaaray xiddigihii hore ee kooxda Hamburg ciyaartii sagaalaad ee lagaga soo horjeedo gaajada adduunka. Weeraryahanka Chelsea Didier Drogba iyo difaaca Blackburn Michel Salgado ayaa ka mid ah xiddigaha ay aasaaseen laacibiintii hore ee Real Madrid, kuwaas oo wakiilo u [...]

Continue reading …

Gudoomiyaha kooxda Arsenal Peter Hill-Wood ayaa kalsooni ku qaba in ciyaaryahan Robin van Persie uu mustaqbalkiisa u hibeyn doono kooxda Gunners. Ciyaaryahanka haatan hogaanka u haya gooldhalinta Premier Leagye ayaa qandaraaskiisa waxa uu dhacayaa 2013, waxaana uu dib u dhigay wadahadaladii uu heshiiska ku kordhin lahaa. Si kastaba Hill-Wood ayaa sheegay in ciyaaryahanka reer Holland [...]

Continue reading …
Page 1 of 105123Next ›Last »