Home » Entries posted by admin (Page 105)
Entries posted by admin
La soco Hidaha.com Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Dunida & Soomaaliya..

Dagaal u dhaxeeyay dadka deegaanka oo garabg ka helaya Ahlu suna iyo Maleeshiyada Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay Degmada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud iyadoo gacan ku heeynta Magaalada ay la sheegay in aay la wareegeen dadka deegaanka. Gacan ku haynta magaalada ayaa is bedeshay kadib markii Ciidamo Deegaanka ah ay saqdii dhexe ee [...]

Continue reading …

Hidaha.com, Ohio — Somalia must rekindle its diplomatic relationship with the United States to help rebuild the country and protect the security of both countries, the first Somali diplomat assigned to the United States in two decades said in an interview. Abukar Arman, appointed the Somali U.S. special envoy on Feb. 6, plans to re-establish [...]

Continue reading …

Labo badmaaxi ayaa ku geeriyooday weerar Burcad badeeda Soomaalida ay ku qabsadeen Markab laga leeyahay wadanka Taiwan iyadoo burcad badeed Soomaali ah maxkamadeyntoodu ay ka bilaabatay dalka Yemen  Wasaaradda arimaha Dibadda ee wadan Taiwan ayaa sheegtay in  2 kamid ah badmaaxayaasheeda ay ku geeriyoodeen xeebaha wadanka Soomaaliya xilli kooxaha burcad badeeda Soomaaliada ay afduubanayeen markab [...]

Continue reading …

Heshiiskan oo ay hordhac ahaan u aqbaleen wakiillo ka socda dawladda ku meelgaraka ah iyo ururka Suufiyiinta ah ee Ahlu Sunna Wal-Jamaaca, waxa uu ku baaqayaa in la isku daro xoogagga amniga ee labada dhinac. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee dawladda Soomaliya Cabdirisaaq Cismana Juriile ayaa sheegay in wakiillada labada dhinac ay dib ugu laabanayaan [...]

Continue reading …

Ciyaar si weyn loo sugayay oo dhex mareysay Kooxaha hogaanka u haya Ciyaaraha Talyaaniga iyo Ingiriiska ayaa xalay is araga hore ee Wareega 16-ka Champions League isku arkay, iyadoo ciyaartaas ay aheyd mid aad xiiso u laheyd. Kooxaha Inter Milan iyo Chelsea ayaa xalay ku wada ciyaaray Garoonka Sen-Siro ee magaalada Milano, lugta hore ee [...]

Continue reading …

  Wasaarada gaadhaandhiga ee Somaliland  ayaa maanta dhaliishay waxqabadka hay’adaha Miino Baarista ee ka howlgala deegaanada ay xakunto Somaliland.  Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga Xukuumada Somaliland Max’ed Axmed Filanwaa ayaa dhaliilay qaabka ay u shaqeeyaan hay’adaha miina Baarista ee ka howlgal gayiga Somaliland.  Wasiirka oo ka hadlayay Munaasabad hay’add Miino Baaris ah ay ku soo bandhigtay [...]

Continue reading …

Hay’adda qaxootiga u qaabilsan qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in kumanaan kun oo Soomaali ah ay isaga barakacayaan deegaanadooda iyo meelaha dhawaantan ay u soo barakaceen. Afhayeenka Hay’adda UNHCR haweenayda lagu magacaabo Mss. Melissa Fleming ayaa waxaa ay sheegtay in Xaaladad Soomaaliya ay tahay mid aan la saadaalin Karin iyadoo sheegtay in hay’adda UNHCR [...]

Continue reading …

Dacwada dhulkii safaarada somaliya ee dalka kenya ayaa dib looga furay magaalada nairobi ee dalka kenya. Safaarada dowladda kmg Soomaaliya kuleedahay dalka kenya ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u soo ceshan lahayd dhismaha Safaaradda Soomaaliya ay kuleheed dalka Kenya oo laga iibiyay ganacsade asalkiisa hindiyaana, heestana dhhalashada dalka Kenya oo horay dibloogu dhigay kadib [...]

Continue reading …

  Sida aan lawada socono marka laga hadlaayo Qiso ama Dhacdo waxay leedahay meel sal u ah ama raadraac u ah laguna Tilmaansado,Tusaale haddii aan u soo qaadano arimaha jaceylka iyo kalgaceylka runta ah waxaa jira shaqsiyaad caan ku ah sida Cilmi iyo Hodan oo reer Barbara ahaa oo Qisadooda Buugaag laga qoray,Hees,Gabayo, iyo halheysyane [...]

Continue reading …

Inkasta oo ummadda Soomaaliyeed loo geystay dhibaato baahsan oo wax lagu qiyaaso aanay jirin, isla markaana gummaadkeeda iyo dibindaabyadeeda aysan u kala harin dowladaha dunida gaar ahaan kuwooda ugu waaweyn iyo kuwa cadowga ummadda Soomaaliyeed ah balse Allaah uu awoodiisa nagula ollogeeyey, haddana ummaddu ma Alle iyo aqoon yahan la’ayn oo baaba’a lala rabay uma [...]

Continue reading …

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع