Home » Entries posted by admin (Page 3)
Entries posted by admin
La soco Hidaha.com Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Dunida & Soomaaliya..

  Dawlada Soomaaliya ayaa si rasmi ah goordhawayd uga laabatay aqoonsiga maamul goboleedka Khaatumo State ee Dhawaan lagu sameeyey Degmada Taleex iyadoona Dawlada Soomaaliya ay si cad u sheegtay In Maamulkaasi uusan buuxin shuruudihii rasmiga ahaa ee dawlada goboleedka kuwaasoo ay dawlada Soomaaliya sheegtay in maamulkaasi buuxin waayey. Warqad ka soo baxday Xafiiska kusimaha Ra’iiul [...]

Continue reading …

News lagu daabacay barta internetka ee QM ayaa waxaa lagu sheegay in Ergeyga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaaliya uu ka walaacsan yahay in koox gaar ah ay is hortaagto qorshaha Nabadda taasi oo uu sheegay in sidoo kale ay gadaal ka riixeyso in la kordhiyo Waqtiga dowladda si loo horistaago nabadda, midnimada Soomaaliya iyo heshiiska [...]

Continue reading …

Gabaygan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Calooshaada xiro Eebahay wuu ku caawiniye”. Wuxuu dabajooga gabay uu horay u tiriyay abwaan Cabdilaahi Kowtame, oo ku baxay webset-ka Somalitalk, gabaygaas oo magaciisu ahaa “Duni”, ayuu abwaanku kaga hadlay dhibataada Soomaalida haysata, waxaana erayadii abawaanka ka mid ahaa: Mowloow masaakiintu waa magan Ilaaheye Mowloow mar noolee dalkaan waan muraal [...]

Continue reading …

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxay sheegayaan in Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Maxamuud {Siilaanyo} uu haataan wado sidii uu isku shaandheyn iyo wax ka bedel ugu sameyn lahaa qaar ka mid ah Golihiisa wasiirada, isla markaasna uu u buuxin lahaa xilal ka banana maamulkiisa. Sida warku sheegayo Axmed Siilaanyo [...]

Continue reading …

Waraysiga  Warmoogayaasha! Aqriste ha degdegin, hana xanaaqin, ha fududaan, caro iyo ciil ha qaadin! Kolley Warmoogayaasha haddii la waraysto waxyaabo badan oo dadka ka cadhaysiiya ayaa la arkayaa, sheekadani waxay dhexmartay wariyaha  guda ama guureeyaa waa: wariye Miiggane,  wariye Miiggane, inta badan waxuu si toosa iyo si dadbanba u waraystaa warmoogayaasha, warmoogayaashuna way jecel yihiin [...]

Continue reading …

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa shalay horistaagtay kulan looga dhawaaqi lahaa maamul goboleed la sheegay inay yeelan lahaayeen gobolada Banaadir iyo labada Shabeelle ee Dhexe iyo Hoose, ka dib markii xaruntii ay ku shirayeen ergooyinkii ka qeybgalayey shirkaasi ay gudaha u soo galeen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan dowladda KMG, kuwaas oo amar ku bixiyey in [...]

Continue reading …

Dawladnimada Reer Somaliland sheegtaan Dhab Mise Dhalanteed Daarookdu waa laba Wajiilayaa marna Dirka markey Kala Qeybinayaan Isaaq Waa Carab ayay Dhahaan oo Dirnimeey U diidaan Markii ay Rabaaan Somaliland in Ay Rabsheeyaaana Isaaq Wuxuu yahay ayay ku Sheegaan Waa Dir bal Akhri. Qoraagan Harti wuxuu soo faagay Gabayadii hore ee Isaaq Dirnimadiisa Dibada Soo Dhigi [...]

Continue reading …

Magaalada Bacadweyne Taariikhdeeda oo faahfaahsan ayaad halkaan kala socon doontaan inshalaah

Continue reading …

Kabtanka xulka England John Terry ayaa maxkamad hor iman  doona 9ka bisha July oo isaga oo loo maxkamadaynayo arin la xidhiidha eedeyntii aheyd in uu hadalo cunsuri ah ku aflagaadeeyay difaaca QPR Anton Ferdinand. Kiiskan ayaa dib loo dhigay badhtamahaa sanadka marka laga soo laabto ciyaaraha Euro 2012 oo ay martigelinayaan Poland iyo Ukraine. Qareenka [...]

Continue reading …

DHULKAANI DADKA WAW DHAXAYS  DHIISHAASE NINBA MEEL DHIGTAA! Qeybta Koowaad Waxaan  xigmad cajiibka ah u soo qaatay ciwaana uga dhigtay inaan ka jawaabo su,aasha  aan waqtigeedii joogin  dadkuna la yaabeen  ee beryahan halhayska ka dhigtaan  bahda Universal tv ,waxaan arkay mawduuc ay ciwaan uga dhigeen  muqdisho yaa iska leh oo shacabka soomaaliyeed iyo daawadayaasha lagu [...]

Continue reading …

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع