Home » Archives by category » Qisooyin Jaceyl

Maalinta Jecelka Aduunka oo Soo Fool leh. Akhriste adiga see u aragtaa Maalintaa ?

Bisha Febraayo 14-keeda ayaa loo aqoon-saday inay tahay Maalintii Jacaylka Aduunka (Valentine’s-Day),waxaana la isku diraa Salaamo,Ubaxyo qurux-badan,iyo Hadiyado qaali ah oo ay is-dhaafsadaan Lamaanayaasha is-jecel. Hadaba maxay tahay ujeedada ka dambeysa munaasabadan iyo xafladaha lagu maamuuso maalinta galkacalka iyo xiisaha Jacaylka? Marka ay dhagahaaga ku soo dhacaan ereygan Valentin’es waxaad markiiba dareemaysaa in magacani macno [...]

Madoobe isaga  warkaa kuma uu jiro  waxuuna   xaafadii uu daganaa uu ka aas asay ganacsi aad usareeya   dukaan weyn dadkoo dhanina eey ka dukaameeystaan  waxuuna baadi goob ugalay qof  uu la sameeyo mustaqbal wanaagsan iloowsiisana aamino cadeey. Xili galab ah aya waxaa  albaabka dukaanka kasoo galay  qof  indhihiisa ku cusub isagoo la dhacsan  quruxda gabadha [...]

Continue reading …

Madoobe  naxdin kale aye  ku noqatay  inuu ku waayay  shaqadiisii  aamino   raadinteedii iyadiina  uu kala soo kulmay  wajixumo.  Isagoo caga jiidaya ayuu dib ugu noqday  gurigoodii   hooyadii ayaa daren tay niyad xumada lasoo daristay wiilkeeda waxeeyna niyada ugu dajisay inuu ducadeeda qabo usana arkeen wax dhiba aduunka korkiisa. Muuse waxuu aamino ka codsaday inee dhaqso [...]

Continue reading …

Haweenka waxay la soo baxaan dabeecado ay ka wada siman yihiin marka ay wax jeclaadaan taasoo ogaansho la,aanta ragga u keeni karta in khilaaf dhexdooda uu ka dhex dhaco. hadaba Ragow si aysan taas u dhicin bal si aad ah u dhuuxa dabeecadaha ay la soo baxaan dumarka marka ay wax jeclaadaan si aadan ugu [...]

Continue reading …

Madoobe iyo muno  waa  isku si  lug darsadeen ilaa meesha uu ka daganaa madoobe magaalada mombaasa   waxee gaareen  baarkii  hotelka  fadhi yar oo gees ah   sheeko  dheer ayaana galeen oo dhinacyo badan tabaneeysay.  Madoobe ayaa ka sheekayay sidi eeybariisku ahaayeen   aamino   iyo maanta waxee ku dambeysay xaaladu.  Muna oo iyana ka marag aheeyd  aamino si [...]

Continue reading …

Aamino lafteeda aad aye u calool xumootay markee aragtay ilmada ka socota madoobe.   Muna iyana sidoo kale  qolkii aye kala qeeyb saneysay madoobe ilmada.  Waxa laga warsugayaa aamino iyo sida ee noqoto jawaabteedu.  Aamusnaan yar kadib aye aamino  ku celisay warqadihii  madoobe  iyadoo uraacisay  ine  awoodin  inee akhriso  hadeey xitaa akhriso eeysan isaga  wax  macnaa [...]

Continue reading …

Madoobe   waxuu  meeshii fadhiyo isku mashquuliyana jaaraa.idyo  miiska buuxay akhrintooda aye so kacday aamino oo aheeyd qoftu sugayay.  Waa ee ka naxday meesha madoobe ufadhiyo  si aan qurux badneen aye usalaantay  una sheegtay inee wajiga  biya iska soo marin doonto una soo noqon doonto.  Aamino waxee  ka murug saneeyd  in muuse yimaado iyadoo uu madoobe [...]

Continue reading …

Madoobe waa uu dareemay in gabadh eey ka hartay dadkii si degdega ayuu udhaqsaday kana daba dagay muna sheeko dheer ayaa dhex martay . muna iyo madoobe.   Markuu gaaray ayuu salamay iyane waa eey ka qaaday.  Durbadiiba waxuu weeydiiyay abaayo qoftaani soo aamino ma aha?   Maxee ii inkiree maxaa ka qaldan gabadha see wax ka [...]

Continue reading …

Madoobe   waxuu helay  fasaxii  uu rajeeynayay kaso lasiiyay mudo aan sidaa u buurneen  oo aheeyd 30 cisho isaguse waxuu u arkaayay  fursad oo ka fa,ideysan karo kagana soo noqon karo.  Ma u si daahine safarkii ayuu guda galay dhanka bada ayuu qaaday gaarayna  magaalo xeebeydka mombaasa ugana sii gudbay  dhanka xeradii qaxooti ee uu ku [...]

Continue reading …

muno oo sii joogtay xaafada ayee gudoonsiiyeen xoogaa hadiyado ah oo ey magaalada uga soo iibsheen mudo ayeeyna ku qaadatay ka sheekeynta waxii eey so arkeen intii eey ka  maqnaayen.  Muno aragtay in madoobe daadka qaaday aamina eey la soo dhacday kulankoodii ugu horeyay ee la yeelatay muuse ,,  (KAS NAGEED OO KADALOOB RAG KAAGA DAMBEEYAY [...]

Continue reading …
Page 1 of 10123Next ›Last »