Jaceyl Dhawac Galay Maxaa Lagu Dhabiibaa? Part 23 Waxaay sheekadeenu inoo maraysay saaxiibadayda la socday sheekadana osmaan maka maarmi doonaa canab iyo walaasheed ? waxaay jidka ku kulmeen walaashisa qaaliga si kal iyo laaba ahna isu salaameen kadib osmaan wuxuu dareemay inuu Manaal uu la taagan yahay wado lasoc >>>>>> Osmaan wuu xishooday waxaanu ku [...]
Qiso Jaceyl oo dhab ah “CUDUR-DAAR JACEYL” Qisadani waxay dhab ugu dhacday qoraaga sheekada Sheekadani waa qiso jaceyl oo dhab ah. Somaliland.no waxay idiinku soo gudbin doontaa si taxane ah. Qoraaga sheekadu waa C/laahi Axmed Caarshe (daauus70@hotmail.com) . Qormadii Koowaad: HORDHAC Maxaa dayr cad geel hallaaboo Dib jiray uu cunay dugaagooa Ninkii lahaa daydayaa Maxay dantu [...]
Continue reading …Qeybtii 1-aad in cabbaar ah hadii aan dhacadiid uu jiifay, oo aan hurdo ku sari waayay, ayaan mar qura soo hinqaday oo aan soo fariistay, aniga oo inta labada gacmoo d kor u taagay, tobanka faroodna is dhaafiyay oranaya “aaa..aaa”, kadibna qoorta jucsanaya. Waxaa I haya caajis baas oo aan garaneyn halka uu igaga yimid, [...]
Continue reading …