Hidaha.com » Qeybtii 1-aad

Jaceyl Dhawac Galay Maxaa Lagu Dhabiibaa
Jaceyl Dhawac Galay Maxaa Lagu Dhabiibaa?

Part 23

Waxaay sheekadeenu inoo maraysay saaxiibadayda la socday sheekadana osmaan maka maarmi doonaa canab iyo walaasheed ? waxaay jidka ku kulmeen walaashisa qaaliga si kal iyo laaba ahna isu salaameen kadib osmaan wuxuu dareemay inuu Manaal uu la taagan yahay wado lasoc >>>>>>

Osmaan wuu xishooday waxaanu ku dhahay abaayo macaaney waan kuu baahnaaba, lakiin tifloon ayaan halkan ka soo dirsanaa dabadda ah , markaa soo dhameeysto Abaayo macaaney waan kuu soo noqonayaa , ok waan ku sugaa ayaay ku dhahaday Manaal ,Osmaan wuu baxay wuxuu tagay meel internet ah oo tifoonada laga diro wuxuu soo dirsaday tifoonkiisa waxaanu dib ugu soo laabtay Xaafadii Manaal ay ku joogtay hadaba haleekey islamareen Manaal iyo Osmaan ?Osmaan maka maarmidoon Canab oo walaasheed waji gabax tahay?

Wuxuu sameeyo ayuu aqoon wayaay wuu iska hooyday habeenkii isagoo madaxu xanuunayo wuxuu la jiiftay tiiranyo jaceel iyo murug horle wuxuu soo kacay subaxii xilgiisa caadiga aheed waxaanu usoo kictamay guriga ay Canab joogtay, wuxuu suaalo is waydiiyo wuxuu istaagay gurigii Canab, waxaanay ka furtay albaabka wuu salaamay Canab waxaanu islamarkiiba uu waydiyaay inay u heshay nabarkii Raaqiyo ,waxaanay Canab ku dhahaday walaal soo dhaaf anigaa warkuu hayee waxaanay cabaar kadi Canab ushegtay in nabarka ay hayso walaasheed ka ween ,wuu aamusay waxanu ku dhahay walaal waad mahad santahay, isga isii hadaan ka helaayo Raaqiyo waxaanay ku dhahaday wax yar isug, guriga ayaay gashay waxaanay ku soo noqotay iyadoo aan waxba u sidin, waxay uga bilaawaday walaal Osmaan waan ka xumahay kuma siinkaro amar xaga sare ka yimid iyo duuruf ihaysata awgeed, wuu aamusay intuusan la had lin waxaa guriga ka soo baxaday gadhii ladhalatay Canab oo wajigeeda ka muuqato isla weeyni Osmaan hore ayuu ka istaagay

Wuxuun ugu jawabay walaal Canab waad mahad santahay ,waanu iska kacay waxuu afka saray gurigii ay joogtay Boqoradii heenku waa Manaale waxuu sii luudo wuxuu istaagay albaabka isagoo wajigiisa ay ka muuqto tiiranyo aan la qiyaasi Karin waxaana ka furtay walaashisa qaaliga ah waa Manaale waxaay argtay Osmaan oo mad luun ah waxaanay ku dhahaday aboowe macaney soo dhaf bal maxaa kugu dhacay cabaar ayuu aamusay waxaanu ku jawaabay heestan qofkasata qalbigiisa ruxaysa waxaanu dhahay

Nin jaceel wareemayoo

Waagii guduutaba

Wayeey tuu jaclaayoo

dadka waydiiyabaan ahay

Qofkii aan wareeystaba

Aniguun I walaashaa

Wali igu tilmaam

Walwal igu abuuraa

Aniguna warkoodii

Wacdi uma dhagtagoo

Wabiyada dulhaamiyo

Shinbiraahan wareestaa

Ala waayeey walbahaareey

Murugtiisa caashaqa

Yaan ka weheshaadaa

Intaa murkay afkiisa ka soo yedhay Manaal ilin ayaa isku soo taagtay way is celin waysay mudo daqiiqada ah ayaay ilintu ka qubanaysay Osmaan xiligaas wuxuu ahaa qof hawada kama qan ,cabaar ayaay ag fadhiday waxaanay ku dhaday Osmaan aboowe macaanoow aniga ayaa wax kasta oo qaladan kula saxaya ee isug wuu iska aamusa ilanta ayaa gudaha ugu qubtay Osmaan cabaar kadib Manaal waxaay u keentay cabitaan waxaanay ku dhahday aboowe macaanow ma arki karo indhahagan qurxoon oo ilin ka qubanayso aniga qalbiga ha iga gubin

Osmaan wuu is dajiyaay shaydanka ayuu iska naaray , waxaanu ku dhahay abaayo macaaney anigu nasiib uma lahi jaceelka Raaqiyo ilaa maalinkaan bartay waxaan dhex dabalanaya murug jaceel oo aniga dhan iga dhigtay qof maqane jooga ah ee abaayo cawa waxaan ku caafimaadi lahaa iyadoo horteeda iyo hareertayda joogta , Manaal waxay ku dhahaday aboowe aniga ayaay isoo wacaday markay baxaday kadib waxaan hayaa telka gurigooda cawa ayaan kula hadal sinaya waxba niyada ha iska jabin ,

Osmaan waxaa ka soo fuqday neefta waxaanu ku dhahay Manaaleey waxaad tahay qof bini aadanimada wax ka taqaana, abaayo macaaneye waxaan kuugu abaal gudo ma aqaan , abaayo aduunka kuma arkaayo qof sedan qofkale u caawisa walashay qaali ayaad tahay , hada maxaad haysaa maad ina marisid aad telifoonka ila dirttide , waxaanay ku dhahaday aboowe aniga hoowl ayaa ii tala ee waxaan ku siinaya nabarkeey ii qortay ee wac adigu waxaad kala soo kulanta ila soo socod ,

Ok ayuu Osmaan ku dhahay Manaal, oday Osmaan wuu is badalay waxaana ka muuqtay farxad iyo reey reen intay telka siinaysay ayuu usheegay inuu soo maray gurigii ay dagaan jirtay Raaqiyo , way ku qososhay waxaanay dhahaday aboowe macaane maxaad ka doontay maad aniga ii timaadid, wuu aamusay waxaanu ku dhahay abaayo qaali ILEEN TALO ISMA KAA SHEGTO, abaayo hadaan kuu sheego waxaan kala soo kulmey gurigaas waad yabi laheed , waxaa jooga laba Gabdhood oo midna bini aadam qaaliya tahay ,midna ay tahay Qof aad ay uga muuqato xumaanta iyo isla weeynida ,

Manaal aad ayaa u qososhay maxay kugu sameeyan ayaay dhahaday, wuxuu usheegay dhibka uu kala soo kulmay , waxaay dhahaday aboowe osmaan dadku isku mid maahan labadda gabdhood waa walaalo markaa UUR HOOYO AYAA EEXO LAGU BARTAA ,iska iloow dadkaas nabarkan qoro waxaanay u xariiqaday nabarkii ay Raaqiyo laheed ,waanu soo kacay hoos ayaay keentay waxaanay ku dhahaday waan ku sugaa waxaad kala soo kulanto

Oday Osmaan wuu isa sii daayay waxaan tagay meel tilifoonada bugta ah laga dirsado saf ayuu galay cabaar kadib wuxuu galiyaay telkii raaqiyo

Hadab maxuu kala kulmay Osmaan Raaqiyo markuu telfoonka u diray

W.D: C/NAASIR AXMED QEYRE.{ABTIGA}

Qiso Jaceyl Oo Dhab Ah Cudur Daar La,aan
Qiso Jaceyl oo dhab ah “CUDUR-DAAR JACEYL” Qisadani waxay dhab ugu dhacday qoraaga sheekada

Sheekadani waa qiso jaceyl oo dhab ah. Somaliland.no waxay idiinku soo gudbin doontaa si taxane ah. Qoraaga sheekadu waa C/laahi Axmed Caarshe (daauus70@hotmail.com) .

Qormadii Koowaad:

HORDHAC

Maxaa dayr cad geel hallaaboo

Dib jiray uu cunay dugaagooa

Ninkii lahaa daydayaa

Maxay dantu ciishay wiiloo

Dulqaad iyo deeq lahaayoo

Dadkuna doqon moodayaan

Adigoo degganaa abaar

Mar baa dirir kuu da’ayoo

Daruuruhu kuu curtaan oo

Xareed ku dabbaalataa

Ha dilin hana iga dagaalin

Diirkaa iigu yaallee ax!

Wadnaha damqashada ka daa.

Horaa loo yidhi soomalidu been way sheegtaa beense ma maah-maahdo waxan uga socdaa maah-maahda dhabta ah ee tidhaahda “ragna ba’iisuu ka sheekeeyaa dumarna badhaadhohooda”, way yartahay in la arko nin ka sheekaynaya badhaadhihiisa waxase inta badan la arkaa nin ka sheekaynaya jabkiisa. Halka ay dumar ka sheekeeyaan badhaadhahooda sida cadaadada u ah iyaga oo qarinaya guul-darrooda. Marnaba inan ragg uma fiicna in uu is faansho waayo? Horaa loo yidhi “Nin is faanshey waa ri isnuugtey”. Hadaba akhristayaal waxan halkan idiinku soo gudbinayaa Qiso Dhab Iigu Dhacday Taasoo ah Qiso Jacayl ah iguna reebtay xusuus murugo badan, akhristayaal nuxurka qisadan jacaylka ahi xambaarsantahay waxad ka fahmi-kartaan ciwaanka sheekada oo ah “cudurdaar jacayl” qofkastaana wuu fahmikaraa meesha ay sheekadini u biyo dhacayso, waxan hubaa in aad sheekadan aad uga heli-doontaan, sidoo kalena sheekadini waxay wax weyn u tari-doontaa ama ay cashar u noqon-doontaa dhalinyarada maanta joogta oo iyaga oo aan waxba haysan is jeclaanaya. Akhristayaal sheekadini maaha mid aan malo-awaaley ama aan meel ka soo dheegtey ama inta aan mirqaamay aan qalin iyo buug qaatay ka dibna aan sameeyey sheeko mirqaan. Intaa in aanay midna ahayn waxa idiin caddaynaysa nuxurka sheekadu xambaarsantahay. oo ah cudurdaar jacayl, waxa laga yaabaa akhristeyaal in aad su’aalo iska weydiisaan Qisadan inta aynaan gaadhin gundhiga sheekada. Gabdhaha Soomaaliyeed waxay sas ka qabaan ninka aan maalintaa gacanta waxba ku hayn, wana lala yaabaa haddii la arko inan inan caashaqday nin aan wax adduun ah haysan, mase aha wax lala yaabo waayo? Dadku wada taajir maaha. Gabdhaah maanta joogaa waxay eegtaan ama ay tixgeliyaan oo keliya ninka maalintaa jeebkiisu buuxo, marka laga reebo in yar oo haweenka ka mid ah oo fahamsan in cidda keliya ee wax bixisaa ay tahay ILLAAHAY [SWT] hablaha manta joogaa waxay moogan yihiin in la arko nin maanta buuxa berina faro madhan, iyo nin maanta faro madhnaa berina jeebkiisu buuxo. Waxase gabdhaha manta joogaa eegtaan ninka maalintaa midida daabkeedahaya ee seeftiisu wax goynayso rikoodhkiisuna hadlayo, kamase fekeraan waxa mustaqbalkooda danbe iyo waxa beri ka maalin imandoona, waxa hubaal ah haddii inanta reerkoodu ogaadaan in ay nin la sheekaysato markii inanta waxa la weydiiyaa su’aalo aan munaasib ahayn, kuwaasoo ay ka mid hiyiin. Naa ninku lagac ma leeyahay? Muxuuse ka shaqeeyaa? Su’aalaha iyo qaar kaleba waxay ka mid yihiin caadooyinka xun-xun ee weli ka suulila dadka soomaliyada, waxa ka haboon in ninta la weydiiyo ninka ay caltay dhaqankiisa, diintiisa, iyo dabeecaddiisa wixii kale ee intaa dheeri ma haboona.

Muddo dheer ayaan ku noolaa caasimadda Somalialnd ee Hargeysa, waxan wax ka baran jirey mid ka mida iskuullada gaarka loo leeyahay [ PRIVATE SCHOOL] waxan wax walba dhaafsaday in aan wax barto oo aan labada gelinba qalin iyo buug sito, labadaasaan saaxiibla ahaa, waxa igu kelifey in aan sida u dedaallo waxan ogaa noloshii ay ku noolaayeen reerkayagu oo ahayd nolosha baadiha, reerkayagi xoolo miyi mooyaane xoolo magaallo ma lahayn, ma jirin cid aan aniga ahayn oo wax barasho ka gashay. Waxan ka dheeraaday sheekooyinkii dhexmari-jirey wiilasha iyo gabdhaha aannu isku waxbarashada nahay, waa mid aan dhalinyarada laga waayin sheekooyinka jacaylka ah weliba xilliga ay kuwada jiraan wax barashada, balse anigu waan laabay boggii sheekooyinka waxanna sida u samaynayey yaan sheekada dumarka wakhtikaaga lumin. Weligay qof ma jeclaan anna layma jeclaan, marka aan arko labo qof oo is jecel waxan moodi-jirey in ay been isugu sheekaynayaan, waxan aaminsanaa in aan jacaylba jirin, ma aan akhirisan jirin buugaagta lagu qoro sheekooyinka jacaylka ah [NOVAL] sidoo kalena jaraa’idda oo inta badan lagu qoro sheekooyin jacayl ah waxan ka qaadan jirey oo keliya bogaga wararka iyo ciraaraha, balse ma aan eegi jirin bogga sheekooyinka wax feker ah kama aan haysan waxa uu yahay jacaylku, ma aan ogayn in jajacaylku yahay aafo haddii uu ka haleelo mararka qarna uu geysko jariimadda [dil] jacaylku wuxu ugu daran yahay marka qofkii aad jeclaatay uu kuu joojin-waayo, ma aan ogayn in jacaylku uu iilka dhigay CILMI BOODHERI oo taariikh naxdin iyo murugo badan kagaga tegey dhulka ay degaan dadka soomaalidu, buugaag badan oo mucjisooyin ahna laga qoray. Sidoo kale jacaylka waxa la god-galay LAYLA IYO QEYS oo ahaa labo qof oo carbeed xusuus murugo badana kagag tegey wadamada carabta gaar ahaanna wadamada Bariga Dhexe. Balse anigu ma aan ogayn in jacaylku dhibta intaa leeg uu leeyahay dad badana uu galaaftay. Waxan deganaa xaafadda BADDA CAS waxan dulsaar ku ahaa guri uu leeyahay nin aannu ilmaadeernahay, wuxu ahaa nin lacag leh kana mid ah hoggaanka dalka, waxan dhamaystay Dugsigii sare ee bareefaddka ahaa. Anigu waxba gacanta kuma haysan waxana fiiga iga bixin jirey ninka aannu ilmaadeerka nahay, markii aan dhamaystey Dugsigii sare waxan galay qayb sanad ah oo jaamacadda ah taasoo aan ku baran jirey culuumta saxaafadda. waxa caaddo ii hayd in aanan habeenkii suuqa ku habsaamin waxana guriga iman jirey 7:00 fiidnimo.

MARKII LAY HALEELAY

Goor fiid ah ayay ahayd waxan fadhiyey qolka fadhiga waxan daawanayey TIIFIGA qolka keligay ayaa fadhiyey waxa I raali-gelin waayey barmaamujkii ka socdey TIIFIIGA, waxan tiigsadey telefoon yaaley meel aan sidaa iiga sii fogayn, markii aan soo qaaday telefoonkii ayaan isweydiiyey tollow ayaad la hadashaa oo cabaar wakhitga isku dhaafisaa? Ma jirin wax dumar ah oo aan tilifoonka kala sheekaysan jirey, telefoonkii ayaan soo qaaday waxan go’aansaday in aan labar iskaga nasiibiyo. Waan garaacay markii uu cabaar dhacay ayaa waxa iga iga qabatay inan cod dahabiya leh, waaba tii aad doonaysey ayaan is idhi markii ay qabatay ayaan ku idhi markiiba waxan ka fekeray halkii aan inanta hadalka uga bilaabi-lahaa, waxan markiiba go’aansaday in aan igu sii mar-marsiinyooda qof magicii waxanna inantii ku idhi ” HELLO Xasan ma joogaa walaal? Malaha inantan ta tilifoonka iga qabatay Xasan waa walaalkeed oo 10 jir ah. Intii aanay inantii jewaab iga siin in Xasan joogo iyo in kale ayay igu tidhi ” horta salaama calaykum? “Caleykum wasalaam ayaan igu jewaabay” waxayna hadalkii iigu sii dartay oo ay inantii igu tidhi walaal salaan qof muslim ah lagu salaamo oo ka wanaagsan salaama caleykum ma jirto waxana haboonayd adiga oo u jeedadaada ka horaysiiya salaanta, ka dibna sheegta waxa aad u socotey, walaal adiga oo raaliya waxad iska ilaalisaa in aad dadka muslimiinta ah ad ku salaantid kelmadaha ay isku salaamaan gaaladu, sida HELLO, HOW DO YOU DO IWM. Igana raali ahaw haddii aad hadalkaa talada ah dhibsatay, aniga walaal waa iga tallo, cidda aad doonayseyna I weydii ” waxa haboonayd aniga oo marka hore inanta salaama balse taa waan mooganaa, waxana ku salaamay inanta Xasan ma joogaa? Runtiina inantii gool qurux badab ayay iga dhalisay, waxanna u qushuucay sida wanaagsan ee ay inantu iigu caqli celisey waxanna markiiba u aqoonsaday inantii qof ehel u ah diinta, hadalkeedii markiiba meelbuu I taabtay. Aniga oo qajilaad afka kala qaadi-karila ayaan su’aashii inantii igu celiyey oo ku idhi walaal Xasan ma joogaa? Marka aan hadalkaa leeyahay waxan anigu jecelahay in ay ugu tidhaahdo Xasan ma degana guriga si aan u jeedadayda u caddeeyo marnaba isma aan odhan niyadda ma aan gashan Xasan inanta ayay walaalo yihiin, wuxuse hadafkaygu ahaa Xasan ka sii dhigo salaankii aad sheekada inanta u sii mari-lahayd, waxayse jewabtii inanta noqotay walaal Xasan wuu joogaa? Markaasaa talo igu caddaatay mana odhan karro inanta Xasan ii dhiib oo wuxuu yahay ma garanayo. Intii aanan wax jewaaba bixin ayay inantii su’aal labaad I weydiisey waxayna igu idhi” walaal haddii aad Xasan garanayso anna waxan filayaa in aad igaranayswid ee isu kay sheeg? KA DAR OO TIBI DHAL! Su’aashaa labaad ee inantu I weydiisey ayaa inayana igu noqotay afkala qaad, ileyn awalba ma aan hayn nin qorshe cad u soconaya’e, balse waxan ahaa nin tilifoon aanu garanayn soo garaacay sheeko doona ah, aniga oo guntida dhiisha iskaga dhigaya kelyahana dhagax gashanaya ayaan inantii ugu jewaabey jewaab indho adkaana, waxanna ku idhi ” HAA………… HAA waan idin garanayaa. Markii aan sida ugu jewaabey ayay iyana igu tidhi ” HAYE oo kumaad tahay haddii aad nagaranaysid? Markii ay su’aashaa I weydiisey ayaan maskaxda ka shaqaysiiyey , runtii waxay ahayd inan aad u maskaxbadan oo hadal degen taacadna ah, mana ay jirin wax ragg ah oo ay xidhiidh lalahayd, runtiina u qaadan waa ayay ku noqotay wayna fahantey in aan qar-jafayo waxase ka daadegi-weydey inantii ninkan wiilkiina yar garanaya oo ahaa kii aan markii hore magcaabay, ma oga inantu in aan afka uun ka idhi magaca wiilka oo aanan xataa oqoon halka ay magaalada Hargeysa ka deganyihiin iyo joho ay iga xigaan toona. Intii aanan inantii uga jewaabin su’aashii ay I weydiisey ayay su’aal kale ii raacisay waxayna igu tidhi” walaal ma maalinbaad na soo siyaaratey? Si fiican uma aan aqoon luuqada afka carabiga halka ay iyadu ku wadh-wadhatay ku hadalka luuqadda afka carabiga, waxan u qaatay kelmadda siyaara oo ah booqasho in ay iila jeedey miyaadna soo dewersatey, balse iyadu waxay ula jeeddey miyaadna soo booqatay. Jewaabta saxda ahina waxay ahayd ta inanta. Aniga oo cadho awgeed dhitid yar yari fax iga soo yidhi ayaan inantii si kulul ugu idhi” naa maaniga ayaad ileedahay ma maalinbaad na soo dewersatey? Inta ay inantii qososhay ayay igu tidhi ” walaal gacaliye waad I khlad fahantey, waxana hadalkayga uga jeedey ma maalinbaad na soo booqatay, walaal shaydaanka iska naar isna deji” markii ay hadalkaa igu tidhi ayaan dib u fadhiistay waxann a ogaadey in aan anigu khaldanahay, waxayna inantii hadalkii iigu sii dartay “walaal kelmadda siyaara waa kelmadda carabiya waana booqasho malaha adigu waxad taqaanaa [VISIT] markaa walaal marlabaad raali ahaw waad I khalad fahanteye” Hadalkaa naxariista iyo raali-gelintu ku dheehantay ay igu tidhi, su’aalihiina ay I weydiiseyna ay I hortaagan yihiin dhawr jeerna aan sibi-riirixdey ayaan isku deyey in aan inanta dareen farxadle u muujiyo, ma ihi nin dhinaca haweenka af miishaarku ah sheekooyinka dumarkuna way igu cusbaayeen, mana aqoon luuqadda dumarka lagula hadlo iyo hadalada lagu soo jiito toona. Balse waxan isku dedeyey in aan inanta debecsanaan u muujiyo waxanna ku idhi ” walaal aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sida fiican ee aad ii raaligelisey weliba aniga oo khaladka leh oo ay ahayd in aan hadalkii aad I tidhi ka fiirsado, walaal gabadh dabeecad fiican ayaad tahay walaal marnaba ilaawi-maayo …….. la soco qormada dambe

webmaster@hidaha.com

Iska Key Illow!
Qeybtii 1-aad

in cabbaar ah hadii aan dhacadiid uu jiifay, oo aan hurdo ku sari waayay, ayaan mar qura soo hinqaday oo aan soo fariistay, aniga oo inta labada gacmoo

d kor u taagay, tobanka faroodna is dhaafiyay oranaya “aaa..aaa”, kadibna qoorta jucsanaya. Waxaa I haya caajis baas oo aan garaneyn halka uu igaga yimid, waxaanse u qaatay in dhafarkii habeenkaas aan ka qaaday cayaar ka mid ahayd horyaalka England oo aan daawaday, ay hurdo la’aanta iyo caajiskaba iigu wacneyd.

Goor sheegtada ayaan eegay mise..waaba 3:15 daqiiqo. “waqtigu socod gaabanaaa” baan inta anoo ciishoonaya iri dib sariirtii isugu tuuray. Intaa kadib waxaa ii xigay cod I dhahaya “Xamza…ka kac Maama, saaka hordada waad ku daahdayee”, markaas baa anoo sacabka isaga celinaya falaaraha arooryaad, soo kacay mise waa Hooyadey Maryan.

Hooyo baa igu tiri “beri waxaa baxaya Asad ee aroor hore iga kici soomaadan I oran hooyo..oradhee kac”, “waayahay Maama” baan inta iri haf kasoo dhahay sariirtii, hadaan saacadda eegay waaba 6:15 daqiiqo, 15 daqiiqo unbaaba ka hartay xiligii 6:30 oo an ku balan sanaa inaan Asad u raaco garoonka diyaaradaha caalimiga ah ee Muqdisho, oo uu maalinkaasi ka dhoofayay.

Aniga oo aad u deg degaya baan gaarigeygii Mercedes-ka ahaa dalaq kusoo dhahay, oo aan guriga kasoo baxay, waxaana aniga oo Xawaare ku socda isku soo dhigay wadada dheer ee Wadnaha, kadibna dhinac bidix ula leexday Isgoyska Howl Wadaag, waxaan fooda sii saaray dhinac Sayidka, dabadeedna midig isula dhigay wada Maka Al-Muakarama, aniga oo kusii wajahan xaafadda Taree Biyaano oo Asad uu ku noolaa.

Markii aan la leexday jid cadaha laga galo xaafadii baa mar qure indhaheyuga qabteen qof wadada bartankeeda taagan, mise waaba gabar, waxa ay ahayd qof aan dareemayo inay duruuf daashatay, balse qurux dabiici ah ilaaah ku maneestay, hadii ay hesho qof dayac tir ku sameeya, micnaha (dhaqaaleeya), waxa ay lahayd midab biyaha dahabka sidooda ah, joog bay lahayd, jirkeedu dhexda buu u yaraa dhinacyada kore iyo hoosena u yara weynaa si qiyaasan, waxaan ka samri waayay bushimo aad u qurxoon oo aan dareemay….waxaa aad cajiib u ahaa indhaheeda buur buuran iyo suniyaasheeda bil dhalatay oo kale u qurnaaa…

Markii aan in cabaar ah saa u daawanayay baan bilaabay inaan hoonka ku yeeriyo, mise maba dhaqaaqdo, hadana dhowr mar yeeray “ha sheegin nuuxsi ma laha’..markaas baan inta gaarigii ka degay qeylo dhegaha kaga shubay, anoo ornayaa… “adiga ma wadada baad iibsatay maxaad la dhex taagan tahay”, jawaab baan filayee aamusnaan bay iigu kaalmeysay…mar labaad baan qeyliyay, anoo wejiga gacanta faraheeda uga riixaya, misna dhahaya.. ‘oo maxaad noo quursaneysaaa…maad nala hadashid oo wadad ka leexatid”..balse jawaabteii aan ka helay waxay noqotay ilmo indhaheeda mar qura kasoo dareeray..naxdin anigii….