Home » Archives by category » Qisooyin Jaceyl (Page 10)

Waa kee jacaylka dhabtii, yaa sheegi kara macnaha jacayl,maku halelay caashaqu mase aragtay ciduu heeryada dulsaartoo intuu halista kadegay ku hab yidhi dushiisoo la heedadaabayoo badan Hadaba in badan ma ma qashay qays iyo layla,ceebla iyo cantar,cilmi iyo hodan kuwaa soo dhamaan tood ahaa qarniyo hore tolow miyaan dabadood lays jeclaan????????????  Qaybta Koowaad Qisada buugan [...]

Continue reading …

Dhacdadaan oo ah qiso dhab ah ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Axmed iyo Falastiin, Falastiin ayaa xiriir lasoo sameesay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla Shabakadda Caalamiga ah ee Dhacdo.com, waxayna inooga warantay sidii ay wax u dhaceyn, waxayna sheekadu ku bilaabaneysaa sidatan:- Waxaan [...]

Continue reading …

Qisadaan oo ah qiso dhab ah ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Abshir iyo Xanaan, Abshir ayaa xiriir lasoo sameeyay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla Shabakadaha Caalamiga ah ee aduunka wuxayna inooga warameen sidii ay wax u dhaceyn, waxayna sheekadu ku bilaabaneysaa sidatan:- Waxaan ku [...]

Continue reading …

Dhacdadaan ayaa waxay dhex lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Daahir iyo Yusra, Daahir ayaa xiriir lasoo sameeyay wariya-yaasha baarnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, isagoo inooga waramay sidii ay wax u dhaceyn. Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, sanadka markuu ahaa 1980-kii, waxbarashadeyda ayaa waxaa kusoo qaatay wadanka Sacuudi Carabiya oo [...]

Continue reading …

Layal iyo Qays, waa sheeko jaceel ah oo ka mida sheekooyinka ugu caansan bariga dhexe. Sheekadan waxay taariikhdeedu u noqneysaa illaa qarnigii 7aad. Layla iyo Qeys waa sheeko sida oo kale ku faaftay waqooyiga Afrika iyo India. Hadaba Layla iyo Qeys maxay ahaayeen? Sheekadoodu siday se u dhacday? Nin la odhan jiray madjnun(ninkii waalnaa) oo [...]

Continue reading …

in cabbaar ah hadii aan dhacadiid uu jiifay, oo aan hurdo ku sari waayay, ayaan mar qura soo hinqaday oo aan soo fariistay, aniga oo inta labada gacmooQeybtii 1-aad d kor u taagay, tobanka faroodna is dhaafiyay oranaya “aaa..aaa”, kadibna qoorta jucsanaya. Waxaa I haya caajis baas oo aan garaneyn halka uu igaga yimid, waxaanse [...]

Continue reading …

Dunida anku noolnahay waxaanku nool noole aad u badan hadana kala duwan (Allah Subxaana Watacaala uu abuurtay) islamarkaasna wuxu u sameyey Lab- Dhidig uu isugu tala galay Si ay u tarmaan. jinka iyo insiga (asw) wuxu u abuuray in ay caabu-daan isaga. Marka an ka soo qaadana bina’aadanka waxaa laga dhigay rag iyo dumar waxaana [...]

Continue reading …

Dhacdadaan oo dhacdo xanuun badan ah ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyed oo lagu kala magacaabo C/Casiis iyo Sacdiya, C/Casiis ayaa xiriir lasoo sameeyay Wariya-yaasha Barnaamijka Xiisaha Badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, isagoo inooga waramay sidii ay wax u dhaceyn, waxayna sheekadu ku bilaabaneysaa sidatan:- Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, sanadka markuu [...]

Continue reading …

Dood dheer oo falanqayn iyo isla rogrogid ku salaysnayd ayay Ayuub iyo Ayaan ku yeesheen Xeebta Liido gellinkii hore oo maalin jimcaad ah. Baarkii ay ka quraacdeen ayay haddana ka wada-qadeeyeen. Qaddar ayay Xeebtii ku nasteen,ka-dibna waxay bilaabeen inay u soo lugeeyaan dhanka gudaha magaalada, min-Cabdulcasiis,Shingaani ilaa fagaaraha afar-irdood, si ay uga sii bogtaan wada-hadalkii, [...]

Continue reading …

Waa hambalyo aroos oo ay dirayaan dadka kala ah Cali Muuse Aw Aaden iyo Nasteexo Abdi Nuur  Cilime  oo Aroos kooda ka Dhacay kenya  Magaalada Nairobi Maanta oo ah khamis July kow Anigoo  Kala ah . 1-nadifo muse aden   Mahamed ali salah  Ahmed ali salah Ayaan ali salah Abdi ali salah  Keen ali salah Amal  [...]

Continue reading …

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع