Maalin axad ah aye aheyd majirin wax shaqo ah shaqaalaha UN ka waa maalinta kaliya ee nastaan. muuse hore ayee ugu sii sheegtay mulki in uu axada isku diyaarsho kulankii aamino. diyaar garoow sareeya aye galeen mulki iyo saxiibteet waxaana lagu qaaday gaari kuwa raaxada ah iyago loo galbiyay dhanka magaalo xebeydka mombaasa darawalkii waxu [...]
Continue reading …Aaminaay wali waxe ka fakaraysay jawaabtii eey siin laheeyd saxiibtet mulki ugu dambeeyntiina waxa ka afkeeda oo in badan laga sugaayay war ka soo burqaday erayo aad u xanuun badnaa qofkii damiir lehna uu ugaraabo waxee ku biloowday aaminay warkii.. saxiibadey mulki iyo muna waa run inaa nolol aan fiicneen aan ku noolnahay waana aduun [...]
Continue reading …1. Jacayl dhab ah:- Waa Jacaylka aayatiinkiisu noqdo guur iyo mustaqbal dhab ah oo ay lamaanayaasha isla jila wadaagaan, Rabbina ku guuleeystaan 2. Jacayl gaaban:- Waa Jacayl ku abuurma kulan saacado kooban qaata, damaciisuna yahay mid shahwadeed, balse marka uu suuragal noqon waayo damacaas uu jiitamo ilaa damacii qofku lahaa uu gaaro, kuna dhammaada [...]
Continue reading …Iga gudoon salaan tan ugu qiimaha badan gacaliso, salaan kadib waxaa dhex fadhiyaa qol kii fadhiga oo aan ku dhaxqorayo warqadan adiga kugu socota waxa qori doonane waxee ka soo maaxan doonaan qalbi aad adigu hore ula taktay hadii aan waxqaldo ka raali ahoow waayo ma ahi mid dhameeystiran. Waxaa kaaga bilaabayaa nolosheeyda inaa kaa war siiyo sidaa warqadii [...]
Continue reading …Mulki waxee warka ruugtabo waxee soo dhigtay banaanka iyadoo ku biloowday ` saxiibadeey qaaligaa hoow waa muna iyo aminaay waa ogtihiin meshaan waxaa joognaa ku dhawaad 3 sanadood walina ma heeyno wax rajo ah waa aragtaano nolol aan jirin ayaa ku noolnahay cunto la,aan hooy la,aan. iyadoo aad aragtaan waxaa nolosheena ku aminay ee ka [...]
Continue reading …Mulki ma u baahneeyn turjumaan waxee aaad utaqaanay luqada ingariiska oo uu muuse ku hadlo iskuna fahmi kareen. Is diyaarin saacado qaadatay kadib mulki waxee qaaday jidkii dheeraa ee ka baxayay xaafadooda dhamaan dadkii ee jidka ku sii dhaaftay galabtaa waa runsan waayeen quruxda ka muuqatay oo aheeyd mid u qarsooneeyd iyadoo sababtu aheeyd dadka [...]
Continue reading …1- Ha xumeyn xaaskaaga. Xumeyn aad naagtaada xumeeysaa nooc ay ahaataba, waxay ku reebtaa aano iyo murugo aan weligeed ka bixin. Waxyaabaha ay xaasku ka carooto laabteedana aanay kaaga cafineyn, xitaa hadday carrabkeeda kaaga cafiso, waxa ugu daran adigoo dila iyo adigoo caaya ama ceebeyn u geeysta iyada ama ehelkeeda, amaba adigoo sharafteeda iyo karaamadeeda [...]
Continue reading …- Guriga uga dhig janno uu ku raaxaysto inta uu joogo, una soo xiiso inta uu ka maqan yahay, hana uga dhigin cadaab uu ka doonto meel uu uga cararo. – Dhoolacaddeyn iyo weji furnaan ku salaan kolka uu guriga soo gelayo, sidaana kula joog ilaa uu ka baxayo. Dhibaato kastoo ku haysatana dhoolacaddee. – [...]
Continue reading …Tahniyad Dhalasho Waxaa halkan tahniyad iyo Hanbalyo uga diraynaa Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi(Raage) Marwo Rooda Saleebaan Iidle ayaa waxay gabar ugu dhalatay Magaalada Zug ee wadanka switzerland waxaana gabadhaas magaceeda loo bixiyey Samiira Cabdiraxmaan Maxamed waxaan leenahay anaga oo ah ehliyadeeda soo Barbaar samiira tii diinteeda dalkeeda iyo dadkeeda iyo anfacda alle hakaa dhigo waxaa [...]
Continue reading …Heestaa oo eey ku luuqeeyso fanaanadii qaranka ee xaliima khaliif magool ayuu kasuu afmeeray warqadiisii intuu afka ka xiray ayuu dhaxda udhigay bashqad aad u adkeeyd waxuuna sii dhex dhiga boorsadiisii dharka ee dhaxtiil qolkiisa. Madoobe sidaa ayuu naftiisa ku maareeyn jirey bilkastana waxuu diyaariya warqad aad umac uuna udiraayo aaminaay hadana aan gareeyn iyada [...]
Continue reading …