Heestaa oo eey ku luuqeeyso fanaanadii qaranka ee xaliima khaliif magool ayuu kasuu afmeeray warqadiisii intuu afka ka xiray ayuu dhaxda udhigay bashqad aad u adkeeyd waxuuna sii dhex dhiga boorsadiisii dharka ee dhaxtiil qolkiisa. Madoobe sidaa ayuu naftiisa ku maareeyn jirey bilkastana waxuu diyaariya warqad aad umac uuna udiraayo aaminaay hadana aan gareeyn iyada [...]
Continue reading …Inta aysan is guursan labada qof ee (Labka & dhediga) xilliga haasawahooda waxa ay sheegaan in ay is jecel yihiin oo ay is doonayaan, uuna ka dhexeeyo jacayl wanaagsan oo waaray. In badan ayaa la arkay labo is jecel oo isla haajiray (Masaafeystay) iyagoo ka baqaya in jacaylkooda la carqaladeeyo, kuwo baa is dilay marka [...]
Continue reading …nasiib wanaagiisa waxuu imtixaan ugalay ciidankii ameerikaan ee silig ameerikanka dagay. Waxaana loo qaatay inuu k noqdo turjumaanka saldhiga ciidamada ameerikaanka. Madoobe waloow uu helay shaqo aad umac kuna qanacday naftiisu waxuu dareemayay cidlo xaga nolosha ah garabkiisana waxaa ka maqnaa aaminaay oo aan wax xariir ah uusan la laheeyn sidii loo waayay . [...]
Continue reading …Jaceyl waa jaceyl, qaraar iyo macaan sida uu kuu helaba waa nasiibkaaga. Balsa waligaa ogaaw JACEYL macaan iyo qaraar labada waa inuu la haado. JACEYL aan labada is jecel u wada ooyin, oo u ilmeeynin inbadan, ma noqdo mid macaan iyo dhadhan lo aayo mustaqbalka yeesho hadii aan si kale u dhaho, in aad [...]
Continue reading …1- Qofka sida dhabta ah wax u jeceli waxa uu u ilaaliyaa una sharfaa lamaanaha kale ee uu jecel yahay si ka badan sida uu u daryeelo naftiisa. 2- Lamaanaha aad sida dhabta ah u jeceshahay waxa uu noqdaa ka u danbeeya ee aad ka fikirto habeenkii iyo ka u horeeya ee aad ka fikirto [...]
Continue reading …Aminaay hooyadeed markee intaa marineeyso waxaa indhaheeda kasoo hooray ilin aad ukulul weeyna awoodi weeysay ine sii wado akhriskii banaanka ayeeyna u oroday si ee u raadiso odaygeeda una tusto warqadii .. aaminaay ayana dhankeeda aye ka dhibanateet waxeeyna sida ee warqada ku sheegtay gashay xero qaxooti ku taalay wadanka Kenya iyada gabdhahee saxiibka ahaayeen. [...]
Continue reading …madoobe aad ayuu ugu farxay warka saxiibkii geelle wuuna uga mahadnaqay haduu sidaa usameeyo isagoo usheegay inuu abaalkisa gudi Karin mar haduu meeshaan ka baxsado gaarana meshii ka yimid .. .. geelle waxuu soo xansaday jidka loomaro magaalooyinkii madoobe sheegay waana la sheegay isaguna waxuu madoobbe u sheegay inuu is diyaariyo habeen kii xigay saqdhaxe ayuu [...]
Continue reading …1. hadii aad xaas xulan lahayd ma waxa aad ku xulan lahayd dhinaca quruxda,maaliyada,dabeecada,karti, mise dhoof ? 2- Diyaar ma ma u tahay xanaaneynta ubadka aad dhasho tusaale, xoog, maal, diin, iyo cilmi (waxbarasho)? 3- hadii xaaskaaga xanuun ay ku weyso in ay socodkii gabto,ma u dul qaadan lahayd mise mid kale ayaad raadsan lahayd? [...]
Continue reading …1) Subax wanaagsan. Dukaankii rootiga lagu gaday ee Berbera ugu weynaa ee Cilmi uu ka shaqeyneyey waxaa soo gashay gabadh qurux badan oo la odhan jirey Hodan Cabdille Walanwal. Sidii ay u socotey waxaa abwaan Soomaaliyeed ku sifeeyey sidan: Markay socodka damacdee Deggenida tallaabada Miisaanka lagu daray Laafyaha la daawado Dadku waxay yiraahdaan: “May daarin [...]
Continue reading …Runtii waa sual yaab leh oo aan la dhayalsan Karin, lamana mid aha sualaha kale. Jacayl iskama yimaado hadaan aragti jirin. Hadaba maxuu u kala baxaa jacaylku?. Jacaylku waxa uu u kala baxaa sidan. Mid waa midka aad jeceshahay waalidkaa,walalahaa,qaraabadaada iyo asxaabtaada. Muxuu ku yimaadaa jacaylku? Waxa hadaba jacaylka ka horeeya ka helitaan aad qofka ka [...]
Continue reading …
منتدى
الحمايه
تعليم هكر
اختراق فيس بوك
اختراق اميلات
اختراق اجهزه






