Hoyga » Ciyaaraha You are browsing entries filed in “Ciyaaraha”

Dawson oo dhaawac kaga maqnaanaya Ingiriiska iyo wararkii wargeysyada

Dawson oo dhaawac kaga maqnaanaya Ingiriiska iyo wararkii wargeysyada

Daafaca xulka Ingiriska Michael Dawson oo ka maqnaanaya kulanka  Switzerland v England. Daafaca xulka wadanka ingiriska iyo naadiga Tottenham Michael Dawson ayaa ka maqnaan doona kulanka isreeb reebka koobka qaramada yurub 2012 oo ay la ciyaarayan todobaadkan dalka Switzerland kadib markii xidigaan uu dhaawac uu soo gaaray kulankii Bulgaria ay la ciyaareen jimcihii. Daafaca dhexe [...]

September 5 2010 | Waxaa so geliyey Ciyaaraha, Wararka Somalia | Sii Akhri »

Xulalka Faransiiska iyo Bortugal oo natiijo lama filaan ah kala kulmay kulamadii qaramada Yurub iyo dhamaan natiijada kulamadii dhacay

Xulalka Faransiiska iyo Bortugal oo natiijo lama filaan ah kala kulmay kulamadii qaramada Yurub iyo dhamaan natiijada kulamadii dhacay

Xulka qaranka Faransiiska oo ceeb iyo jac ka raacday koobkii aduunka ayaa caawa garoonka ka baxay dhibco la`aan markii ay usoo martisay xulka dalka Belarus kulan ka tirsan iskala reebka qaramada Yurub. Faransiiska oo fashilkii koobka aduunka ka dib rajeynayey bilow wanaagsan ayey weji gabax ku noqotay macalinka cusub Laurent Blanc ka dib gool uu [...]

September 4 2010 | Waxaa so geliyey Ciyaaraha, Wararka Somalia | Sii Akhri »

Man.United lacagta ay kasoo bixisay Bebe ma qalad mise wuu u qalmaa

Man.United lacagta ay kasoo bixisay Bebe ma qalad mise wuu u qalmaa

Naadiga Manchester utd ayaa waxay soo iibsatay xidig werarka ka ciyaara oo u dhashay dalka Portugal kaasi oo lagu magacaabo Bebe waxayna kusoo iibsatay lacago dhan 7.4 milyan oo gini iyadoo xidigaan bishii Janaayo ee sanadkan lagu doonayay oo waliba lagu waayay wax ka yar 150 Euro ama 125 kun oo gini halka ay 7 [...]

September 3 2010 | Waxaa so geliyey Ciyaaraha, Wararka Somalia | Sii Akhri »

Kooxaha Inter, Milan iyo Juventus oo soo saaray liiska xidigaha ugu qeyb gelaayo tartamada Yurub

Kooxaha Inter, Milan iyo Juventus oo soo saaray liiska xidigaha ugu qeyb gelaayo tartamada Yurub

Kooxda Inter oo soo saartay liiska ciyaaryahada ugu qeyb galaya koobka horyalada Yurub. Kooxda inter ayaa magacaawday xulka 31 xidig ee matalaya koobka horyaaliinta yurub waxaana kamid ah lix xidig oo da’yar kuwaas oo ku jira heerka B ama qeybta 2-aad. Naadiga difaacanaya koobka horyaalada Yurub Inter Milan ayaa waxay kusoo dartay ilaa afar ciyaaryahan [...]

September 3 2010 | Waxaa so geliyey Ciyaaraha, Wararka Somalia | Sii Akhri »

20 ka Ciyaartoy Ee Ugu Muhimsan Ee U Kala Wareegay Kooxaha Waa Weyn Ee Qaarada Yurub.

20 ka Ciyaartoy Ee Ugu Muhimsan Ee U Kala Wareegay Kooxaha Waa Weyn Ee Qaarada Yurub.

Suuuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaarada yurub ayaa soo xirmay habeenkii xalay ahaa waxaana saacadihii ugu danbeeyay kala wareegay kumanaan ciyaaryahano oo isku dhaafay qaaradaha aduunka kuwasoo qaarna horyaaldooda ay bilaaban doonaan qaarka ayba socdaan. Waxaase xiiso lahaa kooxaha yurub iyo sida ay ugu baayactameen ciyaartoyda sameynta weyn leh. Hadaba Shabakada Goal.com ee ka faaloota ciyaarayaha [...]

September 2 2010 | Waxaa so geliyey Ciyaaraha, Wararka Somalia | Sii Akhri »

Robinho oo usoo wareegay Milan heshiis 4 sano ahna u saxiixay

Robinho oo usoo wareegay Milan heshiis 4 sano ahna u saxiixay

Robinho oo usoo wareegay Milan heshiis 4 sano ahna u saxiixay Robinho oo Milano kula hadlaya saxaafada Xidiga weyn ee dalka Brazil Robinho ayaa qalinka ku duugay heshiis uu 4ta sano ee soo socota kula joogayo kooxda weyn ee dalka Talyaaniga AC Milan. Robinho oo labo sano ka hor ugu kacay kooxda Manchesdter City 32 [...]

September 1 2010 | Waxaa so geliyey Ciyaaraha, Wararka Somalia | Sii Akhri »

Galliani: Milan cid iska celin kartaa majirto mar hadii aan midigta ku dhignay Ibrahimovic (Warbixin dheer)

Galliani: Milan cid iska celin kartaa majirto mar hadii aan midigta ku dhignay Ibrahimovic (Warbixin dheer)

Kooxda Rossoneri ayaa xalay gacanta ku dhigtay saxeexa laacibka reer Sweden ee “The big Swede“ Zlatan Ibrahimovic oo ay kasoo qaateen kooxda Barcelona oo uu sanad uun ka mid ahaa safkooda 1-aad, fiidnimadii Sabtida ayaa barta Internet-ka ee kooxda Milan lagu shaaciyay in ay si rasmi ah gacanta ugu dhigeen saxeexa 28 jirkan oo ay [...]

August 29 2010 | Waxaa so geliyey Ciyaaraha, Wararka Somalia | Sii Akhri »

Horyaalka Talyaaniga oo bilaabanaya, Yaa celin kara Inter??

Horyaalka Talyaaniga oo bilaabanaya, Yaa celin kara Inter??

Naadiga inter ayaa waxay noqotay horyaalka Talyaniga sanadihii ugu dambeeyayna ay iska mamulanaysay horyaalka talyaaniga iyadoo  Kapo ah ah kubadda cagta Talyaaniga waxayna xiligii lasoo dhaafay ku darsatay kaabo nimada  Yurub iyadoo ah horyaalka Yurub haatan. Waxaa jira su’aal lays weydiinayo oo ah yaa celin kara Inter oo kula dagaalami kara horyaalka Talyaaniga iyadoo kooxaha [...]

August 27 2010 | Waxaa so geliyey Ciyaaraha | Sii Akhri »

Isku aadka Champions League oo la sameeyey Milan iyo Real Madrid oo mar kale kulmaya

Isku aadka Champions League oo la sameeyey Milan iyo Real Madrid oo mar kale kulmaya

Waxaa caawa la sameeyey isku aadka tartanka ugu xiisaha badan aduunka ee ay kooxo ku tartamaan Champions League oo lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland oo xarun u ah xiriirka kubada cagta ee yurub UEFA. Guruubka G ayaa u muuqda kan ugu culus tartanka sanadkaan iyadoo ay isku arki doonaan kooxaha Real Madrid iyo [...]

August 27 2010 | Waxaa so geliyey Ciyaaraha, Wararka Somalia | Sii Akhri »

Xusuuso xidigihii ugu wanaagsanaa kooxda ugu guulaha badan dalka Talyaaniga ee Juventus

Xusuuso xidigihii ugu wanaagsanaa kooxda ugu guulaha badan dalka Talyaaniga ee Juventus

Xusuusta xidigihii ugu wanaagsanaa kooxda ugu guulaha badan dalka Talyaaniga ee Juventus 20.08.2010, Hidaha.com. Kooxda Juventus waa naadiga ugu guulaha badan wadanka Talyaaniga waana kooxda loogu jeceyl badan yahay marka ay timaado kubadda cagta Talyaaniga waxaana ay Juventus leedahay Taageerayasha ugu badan gudaha wadanka Talyaaniga.  Hadaba waxaa qormadaan ku eegaynaa xulkii ugu wanaagsanaa ee soo [...]

August 20 2010 | Waxaa so geliyey Ciyaaraha, Wararka Somalia | Sii Akhri »