Home » Archives by category » Bacadweyne

Musharaxa Madaxweynanimada Somaliya oo Lagu Soodhaweeyey London

Professor Mohammed Abdiweli Sheikh Yusuf, oo ah madaxweynaha mustaqbalka ee wadankeena  ayaa habeenkii Jimcaha, 2 Maarso 2012  waxaa xaflad balaaran oo soodhaweyn ah loogu sameeyey Hotel Ramada ee galbeedka London. Xafladaan oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee kudhaqan caasumada Ingriiska ee London, ayuu musharaxu ku faahfaahiyey arimo badan oo ay [...]

Taariikh Nololeedke Musharaxa  -Biography Magaca : Mohammed Abdiweli sh yusuf-direed Ku dhashay: Magaalada Muqdisho, xaafadda Ceel-Hindi Kabaxay dugsiga hoose dhexe ee hawl wadaag sanadkii 1977/78 Ka baxay dugsiga sare ee degmadda Dhuusa mareeb  sanadkii 1982 Shaqa qaran (national services) sanadkii 1982/83 Galay Jaamacadda ummadda soomaaliyeed 1984 Ka qalin jabiyey Kulliyadda culuumta beeraha sanadkii 1987/88 Wax [...]

Continue reading …

Waxa uu  shirku ku bilawday jawi qurux badan , waxaa ka soo qeyb galay ergooyin ka kala socday gobolada  dalalka Mareykanka iyo Canada, Kulankaas oo lagu qabtay gole weyn oo shirarka loogu talagay kaas oo lagu xardhay muuqaalo ka tarjumaya summadda qaranimada soomaaliyeed . marka laga yimaado inta golaha fadhiday waxaa khadkaTelefoonka kaga qeyb gelayey [...]

Continue reading …

)Asalaamu Caleykum Waraxmatulaahi wabarakaatuhu, Salaan Ka Bacdi Inta aanan mowduuca Topic-ga Uguda gelin Ayaan Waxaan Jeclaystay Inaan Ka Cudur Daarto Qalinkeygu Wuxuu khaldo Inaan Cidina Ka Xumaanin … Mowduuca Ayaan Ugu Talo galay Inaan Umada Somaliyeed Ku Xasuusiyo In Cid Walba Oo Somali Mawaadin ihi Xaq uleeyahay Inuu Qabto Xilkuu doono Ee Ka Banaan Wadankiisa [...]

Continue reading …

Dawladnimada Reer Somaliland sheegtaan Dhab Mise Dhalanteed Daarookdu waa laba Wajiilayaa marna Dirka markey Kala Qeybinayaan Isaaq Waa Carab ayay Dhahaan oo Dirnimeey U diidaan Markii ay Rabaaan Somaliland in Ay Rabsheeyaaana Isaaq Wuxuu yahay ayay ku Sheegaan Waa Dir bal Akhri. Qoraagan Harti wuxuu soo faagay Gabayadii hore ee Isaaq Dirnimadiisa Dibada Soo Dhigi [...]

Continue reading …

Magaalada Bacadweyne Taariikhdeeda oo faahfaahsan ayaad halkaan kala socon doontaan inshalaah

Continue reading …

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع