Waxaan hore dhowr jeer uga hadley maqaallo aan qorey sida ay isku leeyihiin oo aysan u kala geddisneyn aragtida diinta Wahaabiyadu ka qabto iyo aragtida Al Shabaab. Dad badan ayaa arrintaas igu dhibsadey dhalliilna iigu soo jeediyey oo iga dhigey inaan anigu fitno hor allaa ku baaqayo. Anigu ma qabo iney suurto gal tahey in [...]
Maqaalkaan wuxuu ku saabsanyahey mowduuc in muddaaba aan daba joogey oon baarayey oo ku saabsan xiriirka ka dhaxeeya jamaacada Wahaabiyada iyo Shabaabka iyo ururada rabshadaha ka wada caalamka. Waxaa loo baahanyahey in raad raac lagu sameeyo meesha ay kasoo jeeddo aafadaan ka dillaacdey caalamka islaamka,gaar ahaanna soomaaliya loona celiyo xididkeedi haddii la doonayo in si [...]
Continue reading …Abtirsiinyaha Shariifka ah ee Nabi Muxammad (S.C.W.) Magaciisu waa Muxammad, bin Cabdullaahi, bin Cabdul Mudhalib, bin Haashim, bin Cabdu Manaaf, bin Qusayy, bin Kilaab, bin Murrah, bin Kacb, bin Luwayy, bin Ghalib, bin Fihr, bin Maalik, bin Nadr, bin Kinaanah, bin Khuzaymah, bin Mudrikah, bin Ilyaas, bin Mudar, bin Nizaar, bin Macaddah, bin Cadnaan. Abtirsiinyahay [...]
Continue reading …Dabaraani ayaa ka wariyay C/laahi ibn Camr (Alle ha ka raalli noqdee) in Abuubakr Alsidiiq, Cumar ibn Alkhaddaab iyo dad kale oo asxaabta Rasuulka ah ay geeridii Rasuulkeenna (SCW) ka dib ka sheekaysteen dambiyada kan ugu weyn oo ay wax cilmi ah u waayeen. Markaas ayaa C/laahi ibn camr u sheegay in Rasuulku (SCW) yiri: Boqor [...]
Continue reading …aabica al-cadawiya waxay ka mid ahayd dumarkii taabiciyiinta ahaa kuwii ugu magaca dheeraa ee qisooyinkoodu ay gaadheen meelkasta oo muslim joogay. Raabica qisadeedu waa qisooyinka aadka loogu been abuurtay, qaarbadan oo kamida kuwa taariikhda soo wariyeyna waxaa hadaladooda ka cad inay gaadhsiiyeen meel aad usaraysa, heer ay gaadhsiiyeen qaarkood inay dhahaan Ilaahay swt ayey arki [...]
Continue reading …Suurada 7aad Al-Acraaf: Suuradan waxaa loo yaqaan Al-Acraaf maadaama Magaca Acraaf uu ku Xusan yahay Suurada Dhexdeeda, Acraafkuna waa Derbi ku yaala Janada iyo Naarta Inta u Dhexeysa oo kala Xera Ahlu Janaha iyo Ahlu Naarka wallow ay is arki karaan isna maqli karaan sida ku cad Suurada Dhexdeeda. Waxaana Allaah uu Suuradan ku Dhex [...]
Continue reading …Suurada 5aad Al-Maaidah: Suuradan waa Suurada 5aad marka loo eego Musxafka Quraanka, waxaa loogu magac Daray Al-Maa’idah si ay u Waarto Xusuustii Mucjizadii la siiyay Nabi Ciise Markii Israaiiliyiintii Su’aasheen in uu Allaah Cirka kasoo Dajiyo Xeero Cunto ah, taasoo laga aqbaly Nabi Ciise Markuu Allaah ka Baryay ayadoo isla markaasna loogu Goodiyay hadii ay [...]
Continue reading …Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, isla markaana Umada ku Horumari karto…. Suurada 3aad Aala Cimraan:Suurada Aala-Cimraan waxey ka mid tahay Suuradaha aadka u Dheer, waana Suurada Sadaxaad marka loo eego Musxafka, [...]
Continue reading …Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, isla markaana Umada ku Horumari karto…. Qur’aanka Kariimka ah waxaa uu ka kooban yahay 114 Suuradood waxaana loo kala qeybiyaa Juz ahaan 30 Juz, ayadoo Juz [...]
Continue reading …Sideen u,Fahamnaa Quraanka?. Q:1aad Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, waa Kitaab Xambarsan Taariikhihii Caalamka laga bilaabo Habka Koonka loo abuuray ilaa iyo sida u ku gabagaboobi doono Caalamka marka la gaaro Saacada [...]
Continue reading …