Dowladda Soomaaliya iyo Culima’udiinka Ahlu Sunnah Wal Jameeca ayaa waxay maanta ay fulliyeen xukun qisaas ah, oo lagu riday askari gacan ku dhiigle ah oo shalay dillay askari kale. Waxaa maanta magaaladda Garbahaarey ee Gobolka Galgaduud lagu toogtay Cabdullaahi Khaliif Ibraahim oo shalay magaaladda Garbahaarey ku toogtay askari kale, kadib markii uu soo kala dhex [...]
Continue reading …Tacsi loo dirayo eheladii uu ka geeriyoodey Shiikh Xassan Shiikh Cabdi Maxamed(Sh Xasan Qoryeeleey) Anagoo ah dhamaan aqoonyahana beesha Surre Diireed waxaan tacsi tiraanyo leh u direynaa umada somaliyeed dhamaateed iyo qoyski uu ka geeriyooday Shiikh Xassan Shiikh Cabdi Maxamed(Sh Xasan Qoryeeleey) oo ku geeriyoday magalada Neirobi dalka Kenya ilahay samir iyo imaan haka siiyo [...]
Continue reading …Culumo Udiinka Ahlusunno waljamaaca ee ku dhaqan Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden ayaa Galabta waxa ay dhigeen Munaasabad ka koobneed duco iyo Tacsi, oo loogu ducaynayay Allaha unaxariistee Sheekh Xassan Macallin Cabdiraxmaan (Qoryooleey) oo 6 dii Bishaan ku xijaabtay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Munaasabadda Ducada iyo tacsida isugu jirtay ee loogu ducaynayay Sh, Xassan (Qoryooleey) [...]
Continue reading …Tan iyo sidii uu Mareykanku u sheegtay dilista Horjoogihii ugu sareeyay Al-Qaacida Usaama Bin Laadin ayaa waxaa jiray shaki yar oo ahaa in Usaama uu dhintay marhore laakiinse Mareykanku ay iska sheegteen kadib markii ay xaqiiqsadeen arrintaas islamar ahaantaana aysan Al-Qaacida horay u iclaamin dhimashadiisa, taasoo loo maleeyay in Mareykanku ka faaideysanayo. Hadaba gabi ahaanba [...]
Continue reading …Shiikh Xassan Shiikh Cabdi Maxamed (Shiikh Xassan Qoryoley) ayaa ku dhintay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya waxaana la soo warinayaa in saaka lagu aasi doono magaalo xeebeedka Mombasa. Shiikha Xasan Qoryooley ayaa waxa uu ka mid ahaa madaxda ugu sareysa ee Ururka Ahlusunnah Waljameeca waxa uuna la socday Kolonyo baabuur oo labo maalin ka hor [...]
Continue reading …Xoogaga Al Sunnah Wal Jameeca oo dagaalo xoog le kula jira Xoogaga kale ee Xarakada Al Shabaab ayaa waxay magaaladda Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud ay ku xir xirtay dad ay tumeyso. Dadka ay Ahlu Sunnah xir xirtay ayaa waxay iskugu jiraan odayaal iyo dhalinyaro ay ku tuhmeyso in Xarakada Al Shabaab ay garab ku siiyaan [...]
Continue reading …FARIIN KU SOCOTA UMAL IYO MU’TAMARKIISA 9AAD EE OSLO. Salanata islaamka kadib sheekhoow waxaan wada ogsoon nahay in dhawaan hadii ALAAH idmo aad imanaeysid magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway taas oo sida la sheegay aad ku qabanaysid mu’tamarkii 9aad. Hadaba sheekhoow maadaama umadda ku hadasha af-soomaaliga aad ka mid tahay dadka ugu horeeya ay [...]
Continue reading …Magaciisu waa Mukhtaar Cabdil caal Alqadaan una dhashay dalka masar da’diisuna xligaasi waxay ahayd 49sano jir mar uu ka hadlaayay sababta uu ku muteestay 15sano oo xabsi ah ayuu ku bilaabay sida tan sida tan. “Waxey ahayd 27ki bishi barakesneed ee Ramadaan sanadka marku ahaa 1413kii Hijriyada kuna begneed 21Maarso sanadkii 1993kii mar aan daganaa [...]
Continue reading …Al-Qaacida oo Gabi Ahaanba Lumisay Dhamaan Taageerada Shucuubta Muslimiinta! Waxaa sii dhamaanaya amaba la oran karaa wey dhamaatay taageeradii dadka qaar ay u hayeen ururka argagaxisda caalamiga ee Al-Qaacida. Shucuubta carabta oo in badan caburis xagga noolasha iyo siyaasada kala kulmi jiray Xukaamtooda ayaa inta badan markay ku kacaan shicaar ka dhigan jiray siyaasada madow [...]
Continue reading …Kadib markii ay Ahlu Sunnah soo kala dhex gashay khilaafaad baahsan ayaa wuxuu garabka fadhigiisu yahay magaaladda Caabud-waaq ee Gobolka Galgaduud uu iclaamiyay in Xarakada Al Shababa uu si deg deg ah uga saari doono Gobolka Galgaduud oo dhan. Sarkaal sare oo u hadlay garabka Caadudwaaq ee Ahlu Sunnah oo lagu magacaabo Bille Maxamed Cali [...]
Continue reading …