Sh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah Culumada Waaweyn ee Ururka Al-Ictisaam Ex Al-Itixaad ayaa si foolxuma badan u weeraray Culumada Ictisaamka ee dhowaan shirku ugu soo dhamaaday Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.HALKAN KA DHAGEYSO Kalmadii: Sh Jaamac Cabdisalaam oo ka soo jeeda Gobolada Puntland ayaa baryahan dambe fadhigiisu ahaa Muqdisho halkaas oo uu hiil iyo [...]
Continue reading …Sheekh Max’ed Cabdi Umal oo kamid Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa been lasoo dhoodhoobay ku tilmaamay Warbixin dhawaan ka soobaxday kooxda la socodka Soomaaliya ee Q.M hoostagta kaas oo shaqsiyaad Soomaali ah oo kunool Dalka Kenya oo uu kamid yahay Sh Umal ku eedeeysay inay Xiriir adag laleeyihiin Xarakada Shabaab Sheekh Umal oo wareysi gaara siinayey Mowqica [...]
Continue reading …Kuwa diida Xuska Mawlidka Rasuulka SCW waxay ku eedeeyaan in kitaabka mawlidka ay ku qoranyihiin abyaat Istigaatha ah. Culammada caqiiddada wanaagsan waa ogyihiin in bidcadu Istigaathada u yaqaaniin Shirki, Waxaa kale oo ay ogyihiin in Imaamyaalka Salafku isku raacsanyihiin bannaanshaha Istigaathada ama u yeerashada Rasuulka SCW. Markuu adduunka ku noolaa iyo hadda oo uu nolol [...]
Continue reading …Ma sahlana in raadraac loo helo xiliga dhabta ah ee ay bilaabantay khilaafaadka ku qotoma diinta ee ka hanaqaaday gayiga Soomaaliya, tanoo loo aaneynayo qorid la’aanta taariikhda. Waxase suurtagal ah in la helo cadeymo muujin kara tixraac la oran karo qiyaas ahaan xiliyadaas ayay soo bilaabantay. Marka laga yimaado arinta khilaafka, Soomaaliya waxa ay aheyd [...]
Continue reading …Soomaalidu waxay muslim ahayd muddo dheer.Inkastoo aan si dhab ah loo aqoon waqtiga diinta Islaamku soo gashay geyiga soomaalida,haddana waxaa dad badani qabaan in Hijradii 1aad ee qaar ka mid ah Saxaabadii Nebiga(Caleyhi salaatu wa salaam) ay xabashida u soo qaxeeni inay raad ku leedahay faafidda diinta ee Geeska Afrika.Markii dhulmareenkii caanka ahaa ee Ibn [...]
Continue reading …Somalia Waxay eheed Caalamul Islaam Wadankii Ugu Horeeyay Ee ay diintu soo gaarto haddana waxaa hareeyay khilaaf xoogan oo udhexeeya culimada ilaa heer waxaa la,isla gaaray la,is gowraco
Continue reading …Xaflad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Oo Loo Dhigay Ixtifaalka Xabiibka Oo Ka Dhacday Wadanka Kenya Gaar,ahaan Xaafadda Eastliegh Ee Magaalada Nairobi Xafladdaan Oo ay Ka Soo Qayb Galeen Culimaa,udiin Aad Looga Yaqaano Dhamaan Geyiga Somalia Iyo Dunida Inteeda kale Ayaa soo Camiray Xafladdaan Aadka Uqiimaha Badneed Rumahaantii Kamay Harin Muslimiinta Dalka Kenya [...]
Continue reading …Sh. C/Raxmaan Abyad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee sida aadka ah looga yaqaan dalka Denmark iyo guud ahaan dalalka Yurub, kuna dhaqan dalka Denmark gaar ahaanna sheekh ka ah markazka Attawxiid ee magaalada kobenheegan iyo rag kale oo Soomaaliyeed ayaa la xirxiray aroornimadii shalay kadib markii ay ciidamada Booliiska dalka Denmark oo ay [...]
Continue reading …Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato. Bishii December 24-keedi ilaa 4-tii January 2010 waxaan Booqasho dacwadeed kusoo maray Dalka Zambia labada magaalo ee ugu caansan Lusaka iyo Ndola, Soomaaliduna ku badan tahay. 5-tii January ilaa 28-kii January 2010, waxaan iyana Booqasho dacwadeed ku tegey Dalka South Africa oo [...]
Continue reading …Maradaa Meel iga Jeexantoo Waan Tolanayaaye Daayeerka Geedaha Fagtoow Waad ka soo Degiye!!! Dhamaan ammaan oo dhan waxay u sugnaatay allaah (swt) ee nagu manaystay nimcooyin badan oo aan xisaab lahayn iyo rasuulkiisii suubaanaa Muxamed (csw). Intaa kadib waxaan salaamayaa guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed. Dowladdii Soomaaliyeed ee uu madaxweynaha ka ahaa Generaal [...]
Continue reading …
منتدى
الحمايه
تعليم هكر
اختراق فيس بوك
اختراق اميلات
اختراق اجهزه






