Hoyga » Maqaallo
You are browsing entries filed in “Maqaallo”
Waxaan talo ku soo jeedin lahaa in sameeyo SURRE FOUNDATION Marka hore waxaan salaamayaa maamulka shebakada Hidaha,marka xigta dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee shebakadan ku xidhan waxaan idin leeyahay ASC. Laga soo bilaamo 1991 markii …ay burburtay dowladii Somaliya waxaa mesha ka baxay dhamaanba adeegyadii bulshada ee ay dowladu u qaban jirtay dadka,haday noqoto mid [...]
September 4 2010 | Waxaa so geliyey Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Doorashadii ka qabsoontay 26kii Juun dalka Somaliland ee Shicibka reer Somaliland ay boqolkiiba todobaatan si kalsooni ah u siiyeen codkooda Mudane Ahemed Mohamed Mohamoud Silanyo, ayaad waxaad moodaa in ay durba ay ummadda reer Somaliland walaac ka muujisay, taas oon ahayn xaga Madaxweynaha ee ah beesha uu ka soo jeedo. Waxaan maanta kalsooni ku qabaa [...]
September 1 2010 | Waxaa so geliyey Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Marwo Xaawo waa hooyo codsatay inaan magaceeda oo buuxa iyo sawirkeeda aan la qaadan arimo nabad gelyo aawgood waana hooyo leh caruur oo gabadha u weyni ay qaan gaartahay. Hooyo Xaawo waxay dhabarka u xiratay inay qoyskeeda usoo dhiciso nolol maalmeedka bacdamaa uu Aabaha reerku yahay baagamuundo balwada Qaadka isticmaala, Hooyo Xaawo waxay laheyd Miis [...]
September 1 2010 | Waxaa so geliyey Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
SIDEED U NOQON KARTAA QOF FARXAD BADAN?(qaybtii 2aad) Qormadani waxay dabo socota qormadii hore ee ciwaankeedu ahaa sidee u noqon kartaa qof farxadda badan,waxaa aynuna ka sii qaadi doonaa halkii ay inoo joogtay ,akhriste aynu ka wada faa,iideysano. 51- Ku kalsoonow naftaada 52- iska Ilaali furaha guul-darada oo ah inaad hawlaha dib u dhigato ama [...]
August 31 2010 | Waxaa so geliyey Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Mashaqada Muqdisho: Muran Mutaxan iyo Madfac. Oodqaad. Muranka Baarlamaanka. Khilaafka Madaxada Dawladda. Maalinta Badar. Duqaynta Dadweynaha. Xilka Culimada. Gunaanad. Oodqaad: Maalmahaan waxaa magaalada Muqdisho ka socda dagaaallo aad u qaraar, una dhexeeya maleeshiyadka dawladda iyo kooxaha gafuurka duubta ee Alshabaab iyo Xizbul Islaam, waxaa wehliya dagaallada duqaymo qaraxyo iyo dilal qorshayn, waxaa ugu xanuun badnaa [...]
August 31 2010 | Waxaa so geliyey Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Dadweynaha Boosaaso ayaa isla xiriirinaya dhammaadkii dagaaloogayaashii Xamar 2006-dii. Waxay dhaheen Kacdoonkii shacabka waxaa horseed u ahaa markii Xaaji Abuukar Caddaani iyo Bashiir Raage isku qabteen Galgalato iyo dekedda Ceelmacaan oo Waqooyi Bari Xamar ah! Hadda waxay dhaheen arrinta sheekh Atam iyo Faroole ayaa waa’ cusub u furaysa xaaladda Puntland. Waxaa kaloo xisaabta ku dartaa [...]
August 27 2010 | Waxaa so geliyey Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Intii aanay Baabuurtuba istaagin, ayay Ciidanku si halhaleel ah isaga fureen daaqadaha saddex Gaadhi oo ay la socdeen. Cidhiidhiga Albaabka iyo xajmiga gaadiidka oo is-khilaafsanaa, ayaa keentay in mid ka mid ah Askarta hubaysan ee gaadiidka ka soo daadatay uu si degdeg ka muuqdo u riixo oo uu u furo dhammaan fardadaha ama Albaabada Kadinka [...]
August 24 2010 | Waxaa so geliyey Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Cimrigaaga oo Raaga Carrab la Jarayana ma ku tusaa?!!! Soon wanaagsan. Maahmaah hore loo yiri ayaa ahayd: “Cimrigaaga oo Raaga Geel Dhalaana wuu ku tusaa”, malaha qofkii yiri, wuxuu la yaabanaa ama sheeko khiyaaliya ah ka haystay Geela, isaga oo is tusay in aragti geel ay tahay wax lala yaabo, taas oo ka dhalan karta [...]
August 22 2010 | Waxaa so geliyey Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Maqaalkaan inaan qoro waxaa igu qasbay markaan dareemay in dadka loo yaqaano Albinos-ka ee ku nool East Africa ay soo wajahday xaalad aad u adag kadib ,iyadoo dadkaan markii hore ay ahaayeen kuwo dhibaato qaba loogu siyaadiyey dhibaato kale oo ay abuureen qaar ka mid ah bulshada ku nool wadamada East Africa iyagoo bilaabay in [...]
August 21 2010 | Waxaa so geliyey Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »
Kulankii Labaad ee Bahweynta Beelaha Direed oo Ka Dhacay Magaalada London ee dalka Boqortooyada Ingriiska. Aug- 2010 hidaha.com , Mogadishu, Somalia . Shirweyne aad loo soo agaasimay oo ay si weyn uga soo qayb galeen qeybaha kala duwan ee Bahweynta Direed ayaa shalay oo taariikhda ahayd 07:08:2010 ka dhacay Magaalada London [...]
August 10 2010 | Waxaa so geliyey Maqaallo, Wararka Somalia | Sii Akhri »