Home » Archives by category » Suugaanta

BOQORTOYADA BIMAAL DIR QEYBTII 1

TAARIKHAHA DIR EE LA AASAY WAXAA UGU WEYN TA BOQORTOYADII BIMAAL IYO KACDOONKOODI AY SOMALIA ISKU DAYEEN IN AY KA XOREEYAN GUMEYSTA NOOC WALBA GAAL, CARAB IYO DABADHILIF SOMAALIYEED 1857 BIMAALKA WAXA AY KU BILAABEEN DAGAAL BOQORTOYADII SICIID BARQASH EE CUMAANIYINTA AHAYD IYAGOO U DIIDAY IN AY DALKA KONFURTIISA BANADIR XUKUMAAN. SULDAANKA BIMAAL AYAA WAXA [...]

 Maansadii Dibindaabyo waxaan  maansadan  curiyay  Isla 4/10/11 waxaanan  aad uga qiirooday  dagaalka durugsan ee lagula jiro aqoonta iyo  horumarka  umada soomaaliyeed  waxay ahay shalay markii  Dhakhaatiirta la laayay maantana kuwii deeqda waxbarasho ilaahay u fududeeyey iyo hooyadii 20ka sano  dhibaatada  wax ku soo bartay ubadkeeda in loogu abaalguday in la ololiyo waliba lagu faano laguna [...]

Continue reading …

MAANSO (ARDOGAN) Maansadaan waxaa la yiraahdaa (ARDOGAN) waxaanan u hadiyadeynayaa Ra’iizul wazaasaraha turkiga Rajab Ordokhan kaas oo aan uga mahadnaqayo abaalka uu ku leeyahay umadda Soomaaliyeed. Umadda soomaalyeedna waxaan ka codsanayaa in ay iga ogolaadaan anoo ku hadlaya magacooda in aan u sheego Ardokhan in aan nahay dad kala yaqaan saaxiibka walaalka iyo cadowga iyo [...]

Continue reading …

Khiyaanada Faroole Iyo Hurdada Surre Oo Aan Kala War Heyn Bye Mawaadin Surre Waxaa jirta in uu Faroole rabo in uu isku sharaxo madaxweyne nimada oo uu Kenya xitaa tagay oo uu olole ku jiro. Maadaama uu ku jiro olole uu ku noqdo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Faroole waxaa uu go’aansaday in uu Suure Dir – [...]

Continue reading …

SIDA MAR DHAW INOO CADAAN DOONTA TAARIKHDII DIREED EE HORE WAA LA ,AASAY, OO BEEN IYO BUHU BAHAA FARA BADAN AYAA LAGU DAHAARAY, DABOOL ADAG AYAA LAGU DADAY, CULEYS FARA BADAN IYO MIISAAN AYUU CADOWGU SAARA. QAAR XITAA DIR AH AYAA LA SIRAY OO LOO DIDAY MAGACOODA. SOMALIDU SE WEXEY TIRAAHDAA ” SIRAA MA HOODO”. [...]

Continue reading …

DULMIGA AY RAG U DHASHAY SOMALILAND KU HAYAAN DANTA SIYAASADEED EE BEELAHA SUURE DIR LAGA SOO BILAABO MIDOWGII SOMALIA IYO SOMALILAND 2005_2006 BY:Codka Beesha Direed WARQADAAN WAXAA HOREY LOO SOO GALIYAY INTERNEDKA XILIGII CABDULAHI INA YEEY UU MADAXTINIMADA U ORDAYAY WAXAAN LOO GUDBIYAY MADAXDA PUNTLAND. AKHRI DHIBKA SUURE AY MARIYEEN CAWAANKAN PUNTLAND KA TALIYA EE [...]

Continue reading …

Gabar u dhalatay daka  Thailand ah oo lagu tilmaamo gabadha ugu timaha badan aduunka ee nool iyada oo lagu wado in dhawaan la gudoonsiin doono shahaadada gabadha ugu timaha badan caalamka. Gabadhan 11 jir ah oo u dhalatay dalka Thailand waa la yidhaa Supatra Sasuphan ayaa sheegtay in ayna waxba ka qabin in haatan uu [...]

Continue reading …

Abwaan Cumar Cali Salaad ”Gabaygii Ismoog” Gabay Ku Socda Beesha Surre ” 1_Mogow hurdaba malado baryaha maliin iyo leyle …2_Tariiqda la soo mare hadan mirir ka Faaloodo 3-Surre martabadu laha hadan mesha ka Sadeyo 4_Maalinti darood madaxa geed inu koro Daniba moodsiisey 5_Mindiyaha hawiye so gurte rabey inuu Magowshaaye … 6_Surraa magan loga dhigay wow [...]

Continue reading …

Shabell Cunay Aktarat (qalanjo) u dhalatay dalka Jarmalka oo matali jirtay Filimaanta Musalsalka ah xili ay joogtay dalka Namibia ee Qaarada Afrika Aktaradii jishay Filimka Musalsalka ugu caansan gaar ahaan dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Himmels Willen ayaa u geeriyootay Dhaawac ka soo gaadhay dhuunta oo kaga yimid Bahal Shabell ah xili eey Film ku [...]

Continue reading …

Mid kamida fanaaniinta ugu  caansan wadanka Masar Caadil Imaam ayaa ugu yaaboohay madaxweynaha jaha wareersan ee wadanka libiya Mucammar Al Qadafi in uu lajilo ruwaayad ruwaayad ladiyaariyay si uu ukasbado teegeerayaal badan.   Caadil Imaam ayaa si qosleh u yidhi “hadii xilka laga tuuro Qadafi waxa ay kadhigantahay in lawaayayqof majaajailiiste ahaa oo waliba can kahaa [...]

Continue reading …
Page 1 of 7123Next ›Last »