Home » Archives by category » Suugaanta (Page 2)

Aanu Ka baranno walaalkeen xasan Xuseen Abtirka beesha qubeys iyo inta ay ukala baxaan iyo cidda ay dad isku xigaan 1)qubeysWuxuu U Dhashay  Tolweyne iyo yebadhaal (A) yibidhaal waa madkase qubeys iyo wayaagle qubeys wayaagle waa  1.reer baani 2.in badan oo kamid ah Qubeys dhaah midkase wuxuu udhashay 1. idiris, 2. cisman afey 3.iyo cufaa [...]

Continue reading …

Markii Salaan tiriyey gabayga “Haadaaqsi”la baxay ee uu Cali Dhuux ugu jawaabayey ayaa sida la sheego Cali Dhuux soo tirshey afarrey uu Salaan ku caayayo. Wuxu yiri Cali Dhuux; Salaanow Kalaamkayga gabay waw kal tiriyaaye Kursi uguma soo yuurursado kiishadoo madhanne Kun jeerbuu habeenkii ciyaa kelebka qayshaaye. Cali dhuux oo afxumada lagu yiqiin ma aanu [...]

Continue reading …

Gabaygan oo hal-ku dheggiisu yahay ‘Godane Waa Moog’ wuxuu jawaab u yahay gabay hal-ku dheggiisu ahaa ‘Godane Waydiiya’ oo uu hore u tiriyay Abwaan Xasan Garaad Warsame (Magaciisa goor dambe ayaan helay). Waxaan ka mid ahay dhibbanayaasha ku nool deegaannada Shabaabku tacaddiyada joogtada ah ku hayo. Waxan na xog-ogaal u ahay waxyaabo aan dadku badi [...]

Continue reading …

Gabaygan waxaa igu kalifaey inaan tiriyo kadib markii geyigii soomaaliyeed oo mudo 20 sano ah ku jirey dirir iyo colaad aan lahayn jaho loo raaco oo loogu hagaago,Taasoo maalinba maalinta kasii danbeysa uu noqonayey wejiyo cusub oo hor leh, isla markaana halkii wanaag la sugayey usii xuub siibanayey filan waa hor leh, Iyadoo masiibadaas iyo [...]

Continue reading …

Tixdan yar waxaan ku darsaday oo aan jecleystay in aan raaciyo tix yar oo aan goor dhoweyd ku arkay webkan hiddaha oo aan filayo in qoraagu uu dabo socday mid horey loo tiriyey sida aan ka fahmey labada ciwaan ee ii muuqday           Masoo gaadhay qabqabliyo wadaad wada qushuucaaya 1.Masoo gaadhey  diintoon la garan waa [...]

Continue reading …

Axmed Dagaal.. hellow oday xasan see xaalkaa yahay maanta? Xasan Dhiig cab.. waaw duqa haye maanta waa i soo wacdaye maxaa tarnaay ima soo wici jirine? Axmed Dagaal.. kaka, wax daran ma jiraane xaalkaaga ayaan ku wareeysanaayay sidoow yahay lee! Xasan Dhiig cab,, ima soo raadi jirine maxaad ula jeedaa xaalkaaga ka waran? Axmed dagaal.. [...]

Continue reading …

Afeef halqabsigeeni waa (Runta kama Xishoono) ee(Kororso aqoontaada )iskana dawee hadaad cudurkan isku aragto). 2- Qofka oo ay la soo darsaan dhibaatoyin xaga jidhkisa ka yimid kuwaas oo ay ka mid noqonayaan, qanjidh xanuunka (thyroid gland) xiniinta oo ku xanuunta (prostate infective diseases) iyo isbadalka ku imaada maskaxda oo qayb wayn ka ah biya baxa [...]

Continue reading …

Maxamed Jaamac Furux wixii uu Dekada Xamar ka sameeyey waa waali Xaligaan wax Soomaaliya ka dhaca wixi ugu xumaa waxaa sameeyey ninka lagu magacaabo Maxamed Jaamac Furux. Asaga oo sheeganaaya Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayuu ku duulay Dakada Muqdisho; wuxuna watay ciidamo beeleed. Waa la yaab iyo amakaag. Ninkani dambiga uu galay waa mid aad [...]

Continue reading …

Saado Cali warsame oo aheyd Fanaanad aad iyo aad u qiimo badan aadna looga jeclaa guud ahaan Deegaanada ay degan yihiin dadka ku hadla Luuqadda afka Soomaaliga ayaa beryahan dambe ku hor kufi rabta gebi ahaanba Fanka iyo Suugaanta Qiimaha leh ee Soomaaliyeed, ka dib markii ay biloowday kala sooc iyo fara fareyn ku aadan [...]

Continue reading …

Gabaygan ciwaankiisu kor ku xusan yahay waxaa igu dhaliyey maqaal anfariir iyo argagax qalbigeyga ku reebay oo lagu soo daabacay shabakadaha internetka qaarkood,oo ahaa qalinkii (Deeqo yuusuf shirre-Deeqo sonna) kaasoo ciwaankiisu ahaa( MAXAA NOO HAREY? )oo ka hadlayey in hada gabaati laga dhigto maatadii tabarta yarey ee soomaaliyeed,oo hada la bilaabo in la askareeyo caruur [...]

Continue reading …