Home » Archives by category » Suugaanta (Page 7)

Gabagabayn Saxaafad mise Guurin Dhaqameed?!. waxaa maalmahaan la hadal hayaa amarkii sida wada jirka ahaa uga soo baxay: Ururada Alshabaab iyo Xizbul Islaan, amarkaas oo ku wajahnaa idaacahada ka hawl-gala deegaanada hoos taga labadaa qolo, ayna ku qeexnayd inay reeban tahay inay ka sii daayaan idaacadaha Heesaha iyo musigga, waxaa loo qabtay mudda dhan 10 [...]

Continue reading …

                                                    Gabaygii Xiin Finiin Sayid Maxamed Cabdulle Xasan  Nimanka Taarikhda weriya sy sheekeen Sayid Maxamed Cabdille baa doonay Faadumo Islaam Aadan oo dhalay Islaam Faarax Ialaan Aadan oo madaxda degmada Mudug ka mid ah. Sayidku xoolo badan oo geel iyo fardo leh ayuu yarad ugu bixiyay, xurmo iyo xiditinimo wanaagasana waa muujiyey. Hase yeeshee, dhugi [...]

Continue reading …

MAANSADAAN AAN UGU MAGAC DARAY (DOON-DOON) WAXAY TILMAAMEYSAA IN DHIBAATOOYINKA DUNIDA  HORAY USOO MARAY IYO KUWA HADDA KADHACAYAA  AY SALKA KU HAYAAN HALMEEL, TAASOO AH NAF IYO SHEYDAAN, OO AY CADAWNIMADOODA DIINTEENA ISLAMKA KAWARANTAY, NABIYADII LEYSU SOO DIRAYNA WAX BADAN KADIGEEN, BALSE NASIIB DARRO TAN IYO BERIGII ABUUNAA AADAM IYO XAASKIISII XAAWO JANNADII UDGOONEYD LAGA [...]

Continue reading …

SALAAN CARRABEY Haddaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye Dhaqashiyo mar bay kaa yihiin dhereggu xaaraane Dhedigaansho waa ceeb inaad dhamagsataa meele Dhadhan malaha aadmigu wuxu kugu dhalliilaaye Nin dharbaaxo quudheed dugsaday dhaqayaded maalye Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abide Shansha adhiba shirixaa danbaa shuuxa abidkiise Shahwo oday ka qaaliban abitiga shaashadii xumiye Fulaa shiil wadnaha loogu [...]

Continue reading …

GABAYGII INA DHUBE

No Comment

Gabaygii Ina Dube uu u tiriyay Cali Dhuux maalin sadexaadkii marku Cali tiriyay gabaygisii Deleb, jawaabti gabaygaa waxa loo bixiyay “Deyn Qaad”. Deyn qaadka gabay waa xun yahay dira diraaluhuye Duq gaboobay waxa u roon afkii inu daboolaaye Marse haduu duleeddada ka ciyo waa darxumo weyne Damenaanse Caliyaw rag waa laga dameeyaay Darbo waxaad Islaan [...]

Continue reading …

CALI DHUUX AADAN (Dhulmahante) Cali Dhuux waxa uu Bilaabay silsiladda Guba ka dib markii hal uu lahaa looga dhaartay ceel ka mid ah ceelasha Dannod. Doqonkii Ogaadeen ahaa Doollo laga qaadye Loo diid Dannood iyo hadduu degi lahaa Ciide Nimanbaa dalkoodiyo xukuma labadi daaroode Darraatoole iyo Faafanoo wada duraabaaya Deegaanta haraday ku tiil daaqi mahayaane [...]

Continue reading …

 

منتدى الحمايه تعليم هكر اختراق فيس بوك اختراق اميلات اختراق اجهزه

اختراق مواقع