Home » Archives by category » Wararka Somalia

Axmed Xuseen Max’ud oo ah 27-Jir Soomaali 15-Sano oo Xarig ah gorada loo galinayo

Maxkamada kutaala Dalka Mareykanka ayaa Nin Soomaali Mareykan ah waxa ee ku heshay dacwad ku aadan in Xarakada Al-Shabaab uu lacago u diray iyadoona uu qirtay Ninkaasi Soomaaliga dacwada loo heestay. Axmed Xuseen Max’ud oo ah 27-Jir Soomaali heesatana Dhalashada Dalka Mareykanka ayaa qirtay in marar kala duwan Xarakada Al-Shabaab uu lacago u diray uuna [...]

Qarax miino oo geystay khasaare dhaawac ayaa saaka ka dhacay degmada Xamarweyne gaar ahaana xaafadda Via Rome, waxaana qaraxaasi uu dhaawac kasoo gaaray hal ruux oo dadka deegaanka kamid ahaa. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxa uu ka dhacay waddada u dhexaysa Via Rome iyo xarunta maamulka gobolka Banaadir ee degmada Xamarweyne. [...]

Continue reading …

Madxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Shekh Axmad ayaa maanta ka qeyb galay Munaasabad Balaaran oo ka dhacay Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir taa oo loogu magac daray isdhax galka Bulshada. Madaxweyne Shariif oo Munaasabadaasi lagu casuumay kana hadlay ayaa aad u amaanay una bogaadiyay Maamulka Degmada Wardhiigley iyo Bulshada ku dhaqan Degmadaasi uu [...]

Continue reading …

Bisha Febraayo 14-keeda ayaa loo aqoon-saday inay tahay Maalintii Jacaylka Aduunka (Valentine’s-Day),waxaana la isku diraa Salaamo,Ubaxyo qurux-badan,iyo Hadiyado qaali ah oo ay is-dhaafsadaan Lamaanayaasha is-jecel. Hadaba maxay tahay ujeedada ka dambeysa munaasabadan iyo xafladaha lagu maamuuso maalinta galkacalka iyo xiisaha Jacaylka? Marka ay dhagahaaga ku soo dhacaan ereygan Valentin’es waxaad markiiba dareemaysaa in magacani macno [...]

Continue reading …

Afhayeenka ciidanka militariga ee Kenya Major Emmanuel Chirchir oo u warramayay wakaaladda wararka ee Xinhua ayaa sheegay in weerarrada dhanka cirka ah oo ay la beegsadeen maleeshiyada al-Shabaab ay ku wiiqeen awoodda kooxda. Ciidamada Kenya ayaa sheegay in weerarro dhanka cirka ah oo ay qaadeen Jimcihii la soo dhaafay ay ku burburiyeen saanad military oo ay [...]

Continue reading …

Wararka aan ka heleyno Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya kuwa Dowlada KMG iyo kooxda Raaskanbooni eey u qalab qaateen qabsashada Magaalada Kismaayo oo ah Magaalo Muhiim ah ahna Xarunta Gobolka Jubada Hoose. Ciidamadan Iskaashanaya ayaana maalmo kahor la wareegay Degmooyin iyo Deegaano loo sii maro Magaalada Kismaayo iyadoona hada Qorshahooda ugu weyn [...]

Continue reading …

Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada dhexe ayaa sheegay in  uu ka qeyb qaadanayo xal u helida arimaha ka taagan dalka Soomaaliya.   Gudoomiyihii hore ee  Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada dhexe Sheekh Cumar Max’ed Faarax ayaa waxa uu sheegay in Ahlu Sunna ay diyaar u tahay in ay ka qeyb qaadato qorshe walba [...]

Continue reading …

Madoobe isaga  warkaa kuma uu jiro  waxuuna   xaafadii uu daganaa uu ka aas asay ganacsi aad usareeya   dukaan weyn dadkoo dhanina eey ka dukaameeystaan  waxuuna baadi goob ugalay qof  uu la sameeyo mustaqbal wanaagsan iloowsiisana aamino cadeey. Xili galab ah aya waxaa  albaabka dukaanka kasoo galay  qof  indhihiisa ku cusub isagoo la dhacsan  quruxda gabadha [...]

Continue reading …

Warar hoose aan heleyno ayaa sheegaya in Muran xoogan uu ka dhax aloosanyahay Saraakiisha Xarakada Al-Shabaab gaar ahaan kuwa u qaabilsan Shabaab uruurinta Zakawaadka laga qaado dadka ku dhaqan Deegaanada ee ka taliyaan. Qilaafka ayaa ka dhashay kadib markii la isku maan dhaafay sida xiligan laga yeelayo Zakawaadka la qaado iyadoona Saraakiisha qaar soo jeediyeen [...]

Continue reading …

Wasiirka amniga gudaha ee dalka Kenya Professor George Saitoti ayaa sheegay in dagaalka ciidanka Kenya ay kula jiraan maleeshiyada al-Shabaab ay fursad u tahay nabad ka dhalata guud ahaan gobolka. George Saitoti ayaa hadalkaasi ka sheegay magaalada Mombasa ee dalka Kenya, halkaasi oo lagu wado in uu ka dhaco shir looga hadlayo dalxiiska. Wasiirka ayaa [...]

Continue reading …
Page 1 of 141123Next ›Last »